site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

sheeko gaaban by Dhuusaaye 4

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Ila Qosol - Jokes (Current): sheeko gaaban by Dhuusaaye 4
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhuusaaye

Tuesday, March 27, 2001 - 05:16 pm
Nin reer waqooyi ah baa Xamar imaaday. habeen buu wuxuu aaday masaajidka si uu u soo tukado. Markaasuu la kulmay iyadoo la tukanaayo taraawiix, isagoo AAD U daalay buu salaadii la dhameystay. Habeen kale buu hadana aaday mise waa sidii oo kale. Ninkii wuxuu ku noqday Hargeysa, markaas baa la yiri war nooga waran nolosha Xamar. markaas buu dhahay " Dee salaada cishaha xamar waa ka Qaali, waxay sii maraysaa labaatan iyo goo'go."

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaaska

Wednesday, March 28, 2001 - 03:01 am
loooooooool dhusaaye waa iga qoslisiisay

laakinn ma ogtahay sheekadaan
hada kahor ninreewaqooyi ah ayaa salaad tukanaayay ninkii kadanbeyay safka aagacantiisa xaniinyaha kataabatay asagana imaamkii oow xaniinyaha ku dhagay
waxoow dhahay salaada imaam wad waxba hacabaadine ilaa gadal aa la isku dhaganyahaye

bye yaaska

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salma

Wednesday, March 28, 2001 - 11:34 am
YO Yaaska and Dhuusaaye you make me laugth so hard and i was about to throw up so keep it homie.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 29, 2001 - 11:28 am
runyii labada sheeko ee la soo sheegayba aad bay
iiga qosliyeen marka halkaa ka sii wada saaxiiba-
yaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDIFATAH

Thursday, March 29, 2001 - 02:06 pm
LABADA SHEEKABA WAA QOSOL. MIDAANA MA MAQASHEEN.

NIN REER WAQOOYI AH BAAD XAMAR YIMID, MARKAASUU MASAAJIDKA DUHURKII AADAY SI UU USOO TUKADO, LAAKIIN KABAHII BAA MASAAJIDKA LOOGA XADAY. CASARKII MARKII LA GAARAY BUU MAQLAY AADANKII SALAADA CASIR. MARKAASUU DHAHAY "DEE ARKAAY WAKAAS HADANA TUUGADII ISKU YEERANEYSO"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 30, 2001 - 04:35 am
Beriba baa waxa layidhi Nin reer bariya culimo wacdiday markaasaa layidhi waar ninyow aakhiro u shaqayso oo cibaadada badso (salaada) kolkaasu yidhi oo imisa salaadood ayaa jira maalintii markaasay culimadi tidhi 5 salaadod. maalintii dambu masaajidka yimi nasiib daro salaadi oo lagu jiru soo gaadhay markaasu iska noqday. culimadiiba ka soo hor baday isagoo masaajidka kasoo baxaya kolkaasaa layidhi waar xageed ku socotaa markaasu yidhi dee way iga hor mirqaameeno waxay ku hadalyaanba garan maayo (quraan faatixadoo kaliyu ka yaqaan). kolkaasay soo celiyeen waar inakeen inagaa mirqaanka wada bilaabiya bal hada aad nala aragtide. markaasu yidhi ma tidhaahdeen dee bal waaye inawadsha.. masaajidkiiba lasoo galay markaasaa salaadi la xidhay ilayn ninkan reer bari arbac ragactaani ayuunbuu maqli jiray salaada la joogaana waaa maqrib lol. kolkaasuu yidhi wasali fardal arbac(4) ragcataani, markaasaa ninkii ku xigay jiqil u dhiibay, kolkaasu isyidhi waar malaa midbaad ka dhintay ilayn cibaadada waa la badsadaabay ku yidhaadeene kolkaasuu hadana yidhi wasali fardal khamsa(5) ragcataani, kolkaasaa hadan jiqil lagu jiiday, wuxuu sidii u wadaba ilaa Tisca(9) ragactaani ayuu gaadhay ninkii. markii dambuu cadhoodu iska baxay isagoo hoosta ka gurxamayoo le waar kuwan ba ugu daran wax badsay na yidhaadeen hadan ooftay na madoobeeyeen talow ma hanaga badinbay ka wadaan waxani wax ka weyne. isagoo sii baxayuu maqlay nin kalo salaadi ku xidhanaya oo le talaata(3) ragacataani markaasu yidhi waar waxba ha talaata talaata lahayne iskaga soo bax meesha anigaba tisca(9) la ii diidaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kabiiroos

Friday, March 30, 2001 - 01:08 pm
Meeshaan sheekooying qosol badan, oo hadana isku topic ah baa iskugu yimid. I like them all and keep doing it

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 30, 2001 - 02:57 pm
Dhalinyaro Walaahi walaaahi

Maalmahan saaaan maan u qoslay
waa wax ad iyo aaaad Funny u ah walaahi
Ilin baa iga dareeray sa ( dhuusaaye iyo Anonymous )

QATAR Walaahi

Oskar idin ka aaleh saas ku wada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xujo

Wednesday, April 04, 2001 - 06:03 pm
aad iyo aad baad ugu mahadsantihiin sheekooyinkan qosol badan. meeshiina ka sii wada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ilaqosol

Tuesday, April 10, 2001 - 03:09 am
Waxaa layiri nin reer wuqooyi ah oo aan waligiis tukan ayaa layiri ninyahow salaada bilow oo ilaahay ka baq maalinti danbe ayuu goaansaday inu tukado nsiib daro wuxuu ku soo aaday iyada oo la tukanay salaad ciid markuusuu ku wareeray allahu akbarti badnayd ee imaamka markaasuu inta uu kabaxay salaadi yiri gaw war halkee bay iska qabsan la`dahay salaadu
gah gah gah

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.