site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

naagtii miisaanka moodey cali-fanaxa

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): naagtii miisaanka moodey cali-fanaxa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
qisadani waxay kadhacday dalka sacuudiga magaalo lagu magacaabo damaam sida lawada ogyahay gabdhaha ku nool sacuudiga lama guursado hadaan laga bixin yarad ciidaas kabadan hadaba waxaa kunoolaa magaaladaas gabar dhawrjeer yarad laga bixiyay balse markastaba gurigeeda lagu soo celiyo sababta ugu wacana ay tahay gabadha oo aan aqoon habka raga loo wada xaajoodo maaliinti dambeayaa aabaheed wuxuu go-aansaday inuu kanaadiyo masaajid asagoo oranaya ninkii gabadhaan iga guursado oo tusa sida ay raga oola xaajoonlaheyd waxaan oogu darayaa lacag hadaba nasiib wanaag waxaa maaliintaas masaajidka joogay nin dhalinyaro ah oo maalintaas bug ku soo galay sacuudiga kumi iyo taano aan isku furan farta intuu taagay buuyiri aniga halaiidaayo gabadha dadkii masaajidka joogay maa halmar kuwada qoslay balse oday waayeel ah baa yiri waa caqli gal inuu gabadha baro habka raga lowada xaajoodo war iyo dhamaantiis gabadhii baa lagu xilwareejiyay sida cadi ahaan jirtay gabadha guriga way kusoo noqon jirtay saacado kadib iyoo reertkooda habeen barkii albaabka kusoo garaaci jirtay balse waxaa layaab ku noqotay reerkoodii iyo intii taqaaneyba isbadalka ku dhacay gabadha oo ay la maqantahay mudo 2maalmood ah hadaba maxaa dhacay wiilkii reer magaalka ahaa markii guriga uu soo galay buu dharka inta iska bixiyay ku yiri imisa kiilo ayaad tahay gabadhii baa tiri ma aqaan markaas buu yiri dhib malaha hadaan ku tusaayaa habka laysku miisaamo sidii buu ku diray 5 iyo o maalintii dambe gabadhii waxay soo booqatay gurigoodii aabaheed baa albaabka kafuray asagoo faraxsan gabadhii intay aabaheed ku soo booday bay tiri aabo imiisaan odaygii intuu qoslay buu wiilkii teleefoon udiray ooyiri soo doono abaalgudkii aan kuu balanqaaday asagoo qoslaayo gabadhiina waxay la taagan aabo imiisaan ilaa uu ka imaanayay gaaygii reer magaalka ahaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cadar

Unrecorded Date
waxaasu sheeko maahee sheeko fiican la imow ama iska aamus
no qax-qax, no faq-faq okey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABUUU

Unrecorded Date
HAHAHAHAHA LOL CADAR SAAS A LAGAA RABAA CADAR RUNTA U SHEEEG NOOCAAAN MEESHA SHEEKADA KUSOO QORAY SIDA ISAGOO SHEEKA SHEEGAAYO JEEGA DHEERAHA MEEL EEY U SOCOTO WAANBA GARAN WAAYAY WALAAHI
ABUUUUU

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.