site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

NINKII SALBATIBADA LIQAY

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): NINKII SALBATIBADA LIQAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kaaraan (Public user)

Unrecorded Date
gaaygo oo taajir ahaa waqtigii dawlada jirtay
ayaa waxow rabay in uu ilmaha iska yareyo
malin ayuu saxibkii la tashtay, waxuuna kuyiri
saxibkii waxad aadaa farmashiyaha waxaana ka soo
gadataa salbatibo gayga waxow soogadayay bahashi
marka waxow rabay in uu u tago xaskisa markas
ayuu bahashi kanini ahan u canay mudo marku waday
sidas ayaa ninki caloosha xanuun tay waxuuna
utagay dhaqtar markas ayaa labaray ileen ninkan
waxaa ka buxdo bahashan marki laga soo wada bixiyay ayaa dhaqtarki waxow ku yiri saxibkaa
waxaa ku dhahda hada ka bacdi ha iga dhax tagin
i am just joking

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H-Wadaag (Public user)

Unrecorded Date
Kaaraan -

Waxaa isoo xasuusisey xaafadayada ayaa anagoo iskuul ka imaanay waxaan aragnay gabdho waaweyn oo bahashaas ku cayaaraya una maleeya inay buufin tahay! Farsama xumo waa iska dhacdaa laakiin tii ugu qosolka badneed waxay eheed ani iyo saaxiibkay ayaa magaalada Nairobi damacnay inaan soo gadano luqada ingiriiska iyo tan sawaaxlina ma aqoon. Yarkii kale oo xoogaa magaalada iiga soo horeeyey ayaa sawaaxiliga kistoo yaqaanay. meeshii markaan tagnay ayaan magac khaldan ugu yeernay markii nala fahmi waayeyna wuxuu isku dayey inuu ka dhaadhiciyo. Si khalad ah ayuu u yiri waxaan rabnaa inaan kaa qabsano, meeshii uu ka oran lahaa bahasha la isticmaalo marka la isu tagayo. Tii ka dhacday alaa ogaa. Nin weyn oo dukaankiisa loogu imaaday laguna dhahay waan kaa qabsaneynaa!

H-Wadaag

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baar Ubax (Public user)

Unrecorded Date
Baar Ubax.

To. Kaaraan

Waraa adiga "Woxow....woxow...woxow" aad ka dhaman weeydee.....waaba yaabee xoor dubur maad tahay.

Qurnaha ayaad joogtaaye garaamarka yaree...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khalid (Public user)

Unrecorded Date
TAN IGA HOO...

Nin ilbax ah oo dhowr meelood booqdey iyo saaxiibkii baa maalin baar raashin ka doontey. Kabaryeeriggii cuntadda u keenayey, wuxuu kaloo u keenay isbarmuuto baraf ku jira. Markaasbaa midkii ilbaxa ahaa qayla dhaanshey oo ku yiri kabaryeeriggii..maxaad noo moodey markaad saabuun isbarmuutadda inoogu soo dareysid???

MID KALENA WAA KANAA...

Maalinbaa nin meel laga casumey oo sida caadaddu tahay cuno fara badan la siiyey. Ninkii aad buu uga dhergay cunaddii. Intaa kaddib waxaa lagu yiri shukumaan (Aftirtir baa loola jeedaa)halaguu keeno, markaasuu ku jawaabey may aad baan u dhergey oo wax kale caloosha iima qaado.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Casa Popolare (Public user)

Unrecorded Date
Waryaa, meesha walaxaa ka dhecee day. Salbatiibo la laqaay!!!!!! shactiro waahee day. kanaaba iiga sii daran shukumaanka moodey bariiska.Thanx guys.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wardhigley (Public user)

Unrecorded Date
waraa kaaraan waan ku ognahay in aad ka timid
xafada fow dada iyo qosolka ee soo badi
kaftanka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kaaraan (Public user)

Unrecorded Date
to:baar u bax
saxibo lahjada maaku dhibtay mise gayga wax is ku
tihin, qurbahase luqadee ugu fiican ee lagu hadlaa
sxb wano:af adan lahayn laguma hadlo wax adan
lahayna laguma fano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kaaraan (Public user)

Unrecorded Date
to:wardhigley
idinkaa naga daran oo sidaa u socoto cid qadeyneyso is ka dhaxmareysid ama gay oo qubaysanayo oo xabadkisa loojedo ku waydisanayo
biyaha iga go en duqiyo biyo xaga iga soo shub

ARREY-XAA

Unrecorded Date
Arrey miney fatuuro fig tiraa ninkii fadhaayo ma fayooba.

TO Kaaraan,
Saaxiib hal mar ku dhufo shiribka. PLEASE!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waaberi

Unrecorded Date
waaberi wadooyinkeeda wardhiigley xey ku weyday?cajiib shiikhow nimaaba iskaga faanaayo wardhiigley markaan dhexmaraayo faataxada iyo yaasiimankaan aqrisa jiray.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shibis

Unrecorded Date
Arey bari aa waxaa is aroosay islaantoo reer mudug ah iyo odogoo reer koonfur ah, kolkii mudo badan la is qabay oo la isku duqoobay aa duqdii reer muduga aheyd odogii faan ka deyn weyday. Malin kasta waxay dhahaysaa markaan yaraa hadaad i arki laheyd quruxdeyda waa leysku kay dili jirey..... duqii malintii dambe intuu xanaaq dhirif la yiri uu muxuu yiri....yahow qurux hadaad laheyd dhalaalkeedaa kaa muuqan lahaaye ee dhinac ma ii dhaaftidoo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaaraan

Unrecorded Date
xaaku keenay keysaney korkadu hays ku soo kudee
shanba hayga soo hartee shangani leyla shegamaa
anon cidan cadaado gayn inan casheyo weygu ceb
hadadka gurtay cel warshiq macabtay cel biyo macan
kobtadu kaawo ma aqon maxa ku kenay keysanay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shaahdoon

Unrecorded Date
to karaan:
sxb kumaan qoslin waxaad meesha soo gelisay waayo waxaad ku hadshay waxaan maquul ahayn, markaa sxb waxaan jeclaan lahaa inaad soo geliso meesha wax maquula laguna qosli karo>>>>>>>>iam not dis-couraging u haahuh!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaaraan

Unrecorded Date
to; shaahdoon abaayo waan ka xumahay in aadan ku
qoslin sheekadan waxaa ka ficnalahayd anigo
agtada joogo kuu shego markas wad qosli lahayd

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 05, 2001 - 04:10 pm
hade saxib kaaraan meesha adaa ugu reer magaalsan uguna qatar san lakiin shukaansiga hoos hooseeyda waa maxay shaah doon waa oday adna quudbaad kasoo raadinaysaa !!! iam joking guys this is wanagsane who is from wardhiigley specialy Gedjacayl district iam realy young man i don't think that most of you will now me i was the generation 89 to 91 if you wanna check my picture incase you forgot me or to make sure if you know me or not visit my website or homepage ( http://sakaria.homepage.com/main.html ) this is wardhiigley yo who is from wardhiigley if you are interestin to contact me incase you know me visit wepage DIRECTION ====> GO TO THE About me then look the bottom of the page you will see click and talk click at that button then hold on second you will find telephone that my number is in it so click go then you will dial at my house i will talk to you at that time or if iam not their leave me a massege thanks for contacting i appreciate it have fun guys and keep going the good joking i realy like it and it is interesting allthough iam not good at joking but i like reading so thanks for taking the good time guys have fun guys i will check next time bye

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.