site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MADOW WAGADLOOW WALLEE LAGU SHEEG

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): MADOW WAGADLOOW WALLEE LAGU SHEEG
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madar (Public user)

Unrecorded Date
Beri baa waxaa jirey nin taajir ahaa oo ku noolaa bariga dalkeenna. Ninku wuxuu ahaa nin aad u dheer, xooggan oo aad u qaab weyn,saddex lugoodna ahaa.
Waxaa ninkaasi dhib ka heystey sidii uu u heli lahaa naag uu guursado oon ka dhimman. Ninkaan markastoo uu naag doono oo xoolo ka bixiyo oo loosoo xereeyaba wey ka geeriyootaa.

Maalintii dambe waxey sheekeysteen nin waayeela oo indho la'. Ninkii buu arrintiisii u sheegey, odeygii baa yiri maxaad u maleyneysaa inay naaguhu kaaga dhintaan, markaasuu yiri ineysan alaabteyda iyo jirkeygan weyn aaney xamili karin bey ila tahay. Odeygii waxuu yiri naag gaaban oo madow oo foolxun, wegdana leh aa ku anfeceysa ee raadso.

Ninkii rag buu direy waxii la raadiyana la hel naag astaamahaas leh oo reerkoodii ku guumeysoowdey oo ey wax ka guursada waayeen. Xoolo badan buu qoftii ka bixiyey ka dibna waa loo soo xereeyey. Sidey caadadu aheyd dadkii xabaashii bey sii diyaariyeen, balse qoftaan subax walba deyrkeedey iska xaaqaneysaa oo faraxsantahay. Maalintii dambaa nin raggii arrinta wax ka ogaa ahaa gabyey,wuxuuna gabeygii kusoo gooyey MADOW WAGEDLOOW WALLEE LAGU SHEEG. The End.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ituur tuur (Public user)

Unrecorded Date
Macallinka adiga waswaas aaba igu riddee sey wax u jiraan. Qoftoo oo wegdo leh ma aragtey laakiin quruxsan aanba raajicinaayee mugaan. In laga fiirsado waayee dey.Wax kale ma ahin ee inaan wax deeqsiin waayo aanba ka baqaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kuku man

Unrecorded Date
saaxaabayaalow waxaad shegaysiin waxba kama fahmin ee sheekada jilciya aniga WAGAD waxaan u aqaanaa koox soccer dheesha middeda kale ninka naagaha badan ka dhinteen oo ay naagta madow ay oga dhiman wayday sabata waa maxay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madar

Unrecorded Date
Saaxiib WAGAD ama WAGDO waa lugaha qalqalloocan oo iska soo horjeedo, inta kalena adba dhammeys tiro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AMSTERDAM

Unrecorded Date
MADAR, SHEEKO-XUME, HALKEE BAAD KA TIMID, WAABA YAABEE..... ADIGA WAA FIICAN TAHAY, LAAKIIN WAXAA TAQAAN SHEEKO BAADIYEED!!!!!!!!!! JILCI SAAXIIBOW HADDA WAXII KA DAMBEEYA!!!!!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.