This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either... Go to Current Forums ...with millions of posts Saddex Saqraansan SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Saddex Saqraansan Salah (Public user) Unrecorded Date Saddex nin oo saqraan ah ayaa maalin duhur ah waxey maqleen eedaanka salaada duhur. Markaas ayuu mid yiri edaanka waa salaada maqrib, mid kale ayaa yiri mayee waa salaada subax. Kii sadexaad oo cabaar aamusnaa ayaa yiri maya ee labadiinuba waa khaldan tihiin ee waa masaajid cusub oo mikaroofankiisa la tijaabinayo. Anonymous Unrecorded Date by sessdogg please bro.. how could you involve alcoholics with religion and then expect people to laugh??/ Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.