Muuse Samantar Faarax (Public user) | Unrecorded Date Labo gabdhood ayaa bas isla soo raacay. Mid waxaa la yiraahdaa Caasho(waa gabar cad) mida kale waxaa la yiraahdaa Shuun (waa gabar dheer). Shuun ayaa waxaa la soo gaaray meesha ay ku dagi lahayd. Markii ay rabtay shuun in ay baska ka degto ayaa Caasha oo rabtay in ay Shuun macasalaamayso ayaa waxay tiri " SHUUN DHEEREEY MACASALAAMA " Markaa dadkii oo baska ku jiray ayaa hal mar waxeey isla dhaheen " AHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHHAHAHAHAHAHAH |