site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

LABADII GABDHOOD OO KARIYAY XALWADII BIYO BIYO AHEEED LOL AQRITAN IT IS FUNNY

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): LABADII GABDHOOD OO KARIYAY XALWADII BIYO BIYO AHEEED LOL AQRITAN IT IS FUNNY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NADIIRA (Public user)

Unrecorded Date
WAXAA JIRAY WADABKA DENMARK BAA LABO GABDHOOD OO SAXIIBO AH BAAA WAXAY DAGANAAYEN GURI ANDREEJ MISE MEESHA LAGU HAAYO CIYAALKA HOOYADOOD IYO ABAHOOD JOOGIN BAS MARKA GABDHAHAN XALWO WAXAY ARKI JIREEN SUUQA LAGASOO GALO MARKAY XAMARDAGANAAN JIREEN EE MAY ARKIN MEEL LAGU KARIYO
MARKA WAXAY AHEED BARIYOOKALEETE (IID) MARKA MAALINTEE KA HORAYSAYEE WAXAY ARKEEN NAAAG SOMALI AH OO TAQAANO MARKASEE DHAHEEN MANOO SHEEGI KARTAA SIDA LOO SAMEEEYO XALWAD MARKA NAAGTA WAY DAG DAGSANEED WAXAY TIRI OK LAKIIN ANAA INASOO WACI TLF MISE ISOO WACA EE BAS KAA KAGARAYAAYEE JAAW
BAS GABDHIHII GALABTIYEE BAY SOO WACDAY IYAGOO WAQTI HAYNIN MARKA NAAG KASHAQAYNAYSAY GURIGEEY DAGANAYEEN OO (HADAAN AH)BAA QABATAY MARKAY IYEERTAY BEE DHAHEEN NOO GU QOR WAQTI MAHAYNEE NAAGTII CADAAN KA AHEED BAA KA QORTAY SIDA XALWADA LOO KARIYO IYO WAXII LAGU DARI LAHAA BAS
BAS GABDHAHII BAAA MARKAY WAQTII HELEEN HABAYNKII BEE WAXAY WAYDIYEEN NAAGTII DAYNISH KA AHEED XAANSHI DEE XALWADA KU QOR NEED. bas naagtii baatiri anigaa aqaano sida lookariyo xalwada oo naagtii soomalidaa ii sharaxday markaasee dhaheen naagta soomalida af dynish sifiican umataqanee see isku af fahanteen markaseeytiri wakanaa anaa idinla samaynayo ok bay dhaheen gabdhahii bas aminkiyaee bilaabeen alaabtiyoo dhan saxee igu shubeen ee halqalad baa dhacay wxaa larabay biyaha iyo saliidooo karkarayaan in lugu shubo iygana naagta daynish ka ah waxay ku tiri waa gubanaysaan inteeey dabka ugaabisay bay katageeen waqtigiii uu karsmay bay u imadeen ileen nnagta soomalida ah umasheegi oo may ee y dhahin saliido karkaraysaa xoog loowalaqaa bas waykadajiyeen markaseey wxay arkeen xalwadiyoo biyo ah markaasay tiri fiiri ee waa biyo biyee mid kamid ah bas waxay dhaheen ileen bariyoo kaleeto camal cabaaar markuu yaaluuu caadi noqonaaa ok way xareeyeen way seexdeeen malintii danbe oo ahaa IIIDEE aheed oo daynishkii guriga ladaganaaa baasugi la xalwda soomalida inay dhadhamiyaan bas gabdhhii markay fiiriyeen xalwdiii ileen waa biyo biyo way yaabeen way qadeeen waxay dhaheen ileen FIRITINJEERKA LA galiyaa markay galiyeenaa nusi saac kabacdii baa wxay arkeen XALWADIYOO BARAF AH wayaabeen markasee dhaheen xalwadan caadi maha bas
sidii iydoo biyo biyo ah baysii yeen daynashkii markasee furuuuruq sadeen iyagana hoostee kaqosleen markii ladhhayna cuna maya anaka horaa u cunay deenashkii ladaganaaa wxay kadhargayn ZUBAG IYO SONKOR kabacdina qaaarbaa jiradayn asxAABTOO DII MARKAY U SHAYGEEN QOSOLEE LADHINTEEN IYO NAAGTII SOOMALIDA AHEED bas naagtii soomalida aa ukarisay BAHAl xalwo oo ah MIDII SOOMALIYA OO KALE BAS MEESHIYEENA GABDHIHIISOOMAALIDA YAYYARAA KU BARTEEN XALWO OO AY NOQDEEN KUWA UGU YAQAAANA XALWADA SOOMALIYEEED 2 GABDHOOOD MID WAAA ANIGA LOL I HOPE INAAD KA HESHAAAN MARKA WAAA LA BARTAA QALAD KAGA MARKAASNA WAAN YAREEN EEE HAA NOO MOODINA INAAN STUPED NAHAY EE QAC BAAN AHEENEE LOL BYE
THANX FOR READING IT LISINING IT BYE
AQYAAARTA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Malik (Public user)

Unrecorded Date
To Nadiira.
Fix, fix, fix

Hold kæft mand! hvor et det dog morsomt. Den var virkeligt sjovt....

Tak skal du ha'.....

I øvrigt vil jeg spørge om du har e-mail, så kan vi nemlige sladre lidt.

Ha' det godt, du. !

Hilsen

Den galade Malik

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous (Public user)

Unrecorded Date
To Nadiira,

Ugu horeyntii ugu gudoon salaan, salaan kadib, waad ku mahadsan tahay sida aad iskuugu dayday in aad nooga qosolsiiso lakiin waxaa xoogaa kaa dhiman xaga qoraalka afka Soomaaliga waxaana aamin sanahay haddii uu qoraalkaada wanaagsanaan lahay ay sheekadaan funny ahaan lahayd. Waxaan kula talin lahaa sida aad iskuugu dayday in aad barato sida loo kariyo xalwada, aadna isku daydo in aad hormariso xaga qoraalkaada, waxaad u qortay sida adoo hadlaayo oo kale.

Intaas waa iga talo hana u arkin xumaan, wixii qalad ahna ka raali noqo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abduljabaar (Public user)

Unrecorded Date
Duqa sheekada aad iyo aad beey u dheertahay bro sidaa daraadeed waan aqri kari waayey
Marka fadlan waxaad isku daydaa next time in aad gaabisid sheekada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YASMIIN IYO NACIIMA

Unrecorded Date
TO NADIIRO
SIS THANX WAA QOSOLBADANTAHAY RUNITIII LOL""""""""2@@@@@@@@@@@@EE HAAA U BIXIN DHOORAYAAASHAAAN FIIRIYA WIILASHIINA GABADHA CAYNAYA OO LEH WAX MOQORIKARTO MA OGTAHAY INEEY AF SOOmaaliga taqaane eee markaa boobsiinaysid bay erayo qalada dadka qoraan ee meesha muheenkeedu waa inaad sheekada fhantaan waana lafahmayaa marka ogsoonoo sidaas ok
SIS NADIIRO WE LOVE YA ........COm BACK TO US SIS
VI ELSKER DIG KISS KISS BYEEE AQYAARTA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GINEUNE

Unrecorded Date
TO NADIIRA
sister waa sheeko qosolbadan ee thnax ee ani xalwad ma ii karisidooo heee lol
ee sistah i like i can i have ur email
pls ok isoo sheeg waan ku arkay waana ku aqanaa inaad dgantahay dk XALfad baan kugu arkay U ARE HOT girl I

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NADIIRA

Unrecorded Date
THANX TO MALIK AND YASMIIN& NACIIMA AND OTHERS THANX WAAN KU FARXAY INAAD ISOO QORTEEN BUT IT IS free zoone so feel free to it thnax •••
TO abdijabaar am female have u ever maqal nam nadiira bri what a shm if u don't lol take care AQyaarta bYEEEEEEE

PS malik tak skal du have jeg skal nok skriver dig hvis du skriver din email tak once engang til hej hej

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUNIIRA

Unrecorded Date
TO NADIIRA CADEEY
sister ha ubixin dhoorayaashaan ee kucaynaaya.
i don´t thing they understod the story, so give the sister a break.
sister skeeko aad u qosol badan waaye lo@@@@@@@@@@@@@@, sheeko kaley manoo haysaa??
sister i love ya and miss ya!!
see ya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CIILTIRE

Unrecorded Date
waa sheeko aad u qosal badan ..laakiin nasiib daro waxaa kaa maqan sidaa sheekada aad hayso ugu turjumi lahayd qoraal taa hada waxoogaa soo yara barato waad keeni kartaa
thanx it is realy funny story

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Manaxdo

Unrecorded Date
nideera

ha ha ha

waaa ka helay saxiibay siiba markii aad ku qaarijiseen Denmarkayska.........

saas aan kugu ogahay

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.