site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

labo sarqaantay iyo wixii qabsaday....

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): labo sarqaantay iyo wixii qabsaday....
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geedi_shaambow (Public user)

Unrecorded Date
Labo soomaaliya ayaa waxay galeen baar qamiriga lagu iibiyo oo uu qaabka dhismahiisu kor uga eg yahay xarka( L) labada geesna mid walba ku leh albaab.

markii midwalba ka tuuray dhawr galaas qeyladoodiina badatay ayey damceen inay mar kale dalbadaan wareeg cusub(one more round) gabadhii meesha iibineysay oo aragtay inay alaalax yihiin baa ku tiri orada kurigiini aad waad iska badiseene ( time to go home, you had enough for tonight)

mid meesha ka shaqeeya oo feera-weyn ayagoo eegaya
bay yiraahdeen: " war inaga keen mid kale aanu tagnee"

Labadii irdood midood bay ka baxeen. markaasey hadana ka soo galeen tii kale ayagoo u qaba inay inay baar cusub tageen.

sidii bay hadan u dalabadeen wareeg cusub. Gabadhii ayaa hadana siidii ugu jawaabtay.
mar-kale ayey baxeen. Markii ay dhowr goor baxeen hadane iridii kale ka soo galeen ayagoo u qaba inay mar-walba baar cusub tagayaan gabadhiina ay mar walba sidii ugu jawaabeyso ayaa midkood kii kale ku yiri: "waaryaa hebal midatan yari ma magaalada baararkeedoo dhan bay ka shaqeysaa"

kii kale ayaa ku jawaabay "waar miyaan garan dee, waa un na hor taagan tahaye"

yax yax yax yax ya qosol xume .................. afka day

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
GEEDI
SAXIIB SALAAN, BALSE KUMA NIYAD JABINAYEE ADIGA MAKU QOSLI LAHAY WAXAAD SOO QORTAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anon (Public user)

Unrecorded Date
To: Geedi_Shaambow

Saxiib salaan, Waxaan kaa codsanayaa in aad dib ugu noqotid waxaad soo qortay aadna fiirisid in ay micno sameenayso iyo in kale. Mida kale intaad ka xishoon laheyd in aad tiraahdo labo nin oo Soomaali ah ayaa ku qanacsan tahay sidaad sharafta ugu qaaday magaca Soomaaliga. Macalinka dib iskuugu noqo oo isa soo sax.

Sidaas iyo nabad gelyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geedi-shaambow (Public user)

Unrecorded Date
To anon & qofka kaleba

Waa ka xumahay in-aadan fahmin micnaha xikaayadan .loogama jeedo cabaareyn soomaaliyeed ee waa sheeko khiyaali ah.

hadaadan adigu ku qoslina ama pointigeed garana raali ahaada anigu inaan umadda oo dhan inaan ka qosliyo uma qorine........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caafi

Unrecorded Date
waraa meeshaan dabaal maxaa iska jooga.....sheeko qosol lahaa loo sheegay weli waxay sheegaayiin...
geedi shaambow ......... anigu aad baan ugu qoslay sheekadaada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geedi shambo fun

Unrecorded Date
to geedi shamboo
aad ayaad iigu qoslisay
balse ragu waxay ka xanaaqeen laba qaldaan
oo aad ka sheekeyneyso marka ha u bixin
keep doing the good job

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali

Unrecorded Date
war ninyahow adigaaba alkoleyste ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QALDAAN

Unrecorded Date
TO CAAFI REERXAMAR.

Sheeekadu qosol ma'ahayn ambo wax micna ah, laakin anigu adiga aayaba ku qoslay oon la yaabay oo fajacy sheekhunaa. HA HA HA HA HA,

"Waraa" uu ku leeyahay ba, ha ha ha,
xagee waxaa laga ga hadlaa?

waaar waxaan kugula talinayaa!
Heedhe dheh hana soo eegine,
""""""""Siigada yarayso sxb""""""""
lol, I learn that from one yo xamari ppl.
am not discremenating anything but I did not like yo Somali way of speaking or writting....Waraa, lol.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr:curi

Unrecorded Date
dr.curi anigoo ah waxaan layaabaa in doqontu xataa iskudayday ineey dadka ka qosliso!!!!!!
iskudayidaas baa hadaba qosol leh kolkaasi geedi shaanboow iskudayay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
May may waxaan u maleenayaa inuu la cabey khamriga.
ssssssssssssooooooooooooooooorrrrrrrrrrrrrrrryyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamaraawi

Unrecorded Date
to geedi

yaakhey adiga qaldaamiinta sida u dhaam. Khamrigooda waa ilbaxnimo ee maxaa ka rabtaa.
by the way your story was funny.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
qaldaanka maseerka kaahaayo badanaa in aad dilaacdo baabakaasoodhawe waxay kaa qabaan badanaa qurunlow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Miharbi

Unrecorded Date
War geediyow sheekadu ma aday kugu dhacday?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kaiser-13

Unrecorded Date
Waar somali waligeed ilbixi mayso oo waxay ahaanuun suntii hargaha markasta.....bal nin baa joke u soo qoray si waxooga uga qosliyo...waxna ka yara taabto Somaalidu markay khamrigu ku cusub yahiin siday u sikhraamaan(Allaalaxaan)....ka dibna laga dhagaysan maayo wax ku qosla iyo wax kaleba e daacaayad ayaa loo saarayaaaa...ninkaasi waxaaa uu mudan yahay mahadnaq baladhan....

Saaxib ku qoslay Joke.......Keep it up

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To
Geedi,
you should be shame on your self,because waxad tidhi qamrigu waa ilbaxnimo,which is not.
Magaladana waxad kafahan tay khalad,because waxad tahay reer badiye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
TO ANONYMOUS
YOU SHAME YOU SELF
MAXAA YEELAY WAXAAD CADAYSAY INAAD KU SHAQAYSO QABYAALAD YOU'RE SO BAD GIRL/BOY.

THANK YOU FOR YOU JOKE GEEDI SHAMBOOW GOOD JOP.
BY:TAHAYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FEYNUUS HAAJI

Unrecorded Date
TO ALL DA SOMALIANS WHO MISUNDERSTOOD DA JOKE!!!!!

LISTEN Y'ALL THIS WAS NOT ABOUT REER XAMAR PERSON INSULTING REER WAQOOYI AIGHT. IT WAS SIMPLE JOKE U EITHER GET OR NOT, AND I TAKE IT U DIDN'T GET IT FOR THOSE OF U WHO THOUGH THE WRITER OF THIS JOKE WAS INSULTIN REER WAQOOYI. Y'ALL NEED TO EDUCATE YOUR BLACK ASSES AND STOP PICKING EACH OTHER COZ THE BOTTOM LINE IS WE ALL ARE SOMAALI AND WE BETTER LOVE EACH OTHER CAUSE NODODY ELSE WILL LOVE US.

DATS MY WORD, YA HEARD
TAKE CARE Y'ALLLLLLLLL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeq

Unrecorded Date
Qax Qax Geedi saaxiib aad bay u qosol badnayd
inoo wad howshaada wixii ka xanaaqa howl u taalo waaye ee ha u bixin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qurrac, Qansax, Qalbidhagax

Unrecorded Date
Aslaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu.
Ammaabacdu waxaan la'yaabanahay dadka waxlaguqoslo
aan sooqoraynin dadkaqoraya iyo ku'wa doonayaa in ay qoraana ka'baxsanla war waxaan ku'qosalno soo
qora hadii kalese dadka xigmada leh udaayaa
hadaadan ku'raacsanen tu'ka'macaan noosooqor oon
ilkaha isla'dhacno sida Geedi eeysan ahayn
aqristayaasha ka'midnoqo intaas diiday addileewaye
raalina halayga ahaado dhamaantiin. Nabadgalyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muna

Unrecorded Date
hadaan soomaali nahay mafiicna inaan waxwalba xumaan uqaadano ama in aanu iskudacaayadeyno.
qofkii hormar raba inuugaaroow siiwado hamaqlin ninka walaal kaa ah aanan kufahmin. madaamaynu nahay ubaxa wadanka ee hada sookoraya kafaa idaysta waxyaabaha cusub ee calanka madaamoysan hooyooyinkeen iyo abayaasheen aysan helin yaraantoodii.

qore.wadaniyad wali rajaynaysa inay kunoqoto wadankii. age 21. live. Denmark. Qof.Dumar.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
sheekada labada nin ee allaalaxey waxay i xasuusisey islaan waalan oo la yidhaa XALIIMO QAALI oo jirtey 72 sano waqtigaas waxay ku nooleyd magaalada Hargisa xaafa berigaas la odhan jirey IFTIN ama loo yaqaan DUNBULQ .
Islaantaasi habeen bey is tidh kaadi tag( waxay ag seexan jirtey TOTAL GAS STATION ).
Total Station dushiisa waxa saaran suuradii afweyne(SIYAAD BARRE )oo 4ta jiho u jeeda markey is tidhi kaadi teg sarrey u wax u eegtey markaasey aragty afweyne, waxay tidh acuudu, dhanka kale ayay u wareegtey, haddana way aragtey, tidhi acuudu, ka wareegtey, jihadda kale aragtey afweyne,ka wareegtey tidhi, acuudu, ashtaka ayayey u tagtey Saldhigga Nabad sugidda, waxay tidh nin baan ka kaaji kari waayey 4 jeer, waxaa lagu darey Poliise soo eega, farta ayey ku fiiqdey afweyne.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

idil

Unrecorded Date
ku;anon
hooy life samayso uraye dadka xabalah kujirana makaa jifi la yihiin uraye bax soo qubayso wax dhankalso kala dalaa istaahishaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NADIRA

Unrecorded Date
marka hore waan idiin salaamay dhamaantiin,
teedakale yaadhahay ninka sheekada qoray waa reer xamar?yaana u maleynaayo in reer waqooyi lagu caynaayo?
everyone has somethink to say the others so we don't have to judge the people with out knowing the his good reasons,remeber the subject was <ILA QOSOL>?please cuqdada naga dhaafa.
ANIGA WAAN KA HELAY
NADIRA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warmahaye

Unrecorded Date
sheekadaa islantaa waalani aad ayeey u xiisabadan tahay ,,waxaa rabaa inaan wax yar u sheego yartani qiira japanka haysaayi,ee ninkani odeyga ah ku haysata sheekada,,aduu waxba kama aad arag oo islaan asasaqday iyo xeerkeed weeye inay sawirka sayiid bare,ama afweyne askari u soo kaxaysato,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Puppy Dogg

Unrecorded Date
Yo, I ain't down wit none of ya'll. I think this joke was f***** hillarious. Hey Shaambow, don't listen to what those haters say, I know that we are all somalies, but this is a JOKE people, a JOKE. It wasn't meant to be taken seriously.
Word up;
P.D.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
wardere
Waa qiso dhab ah oo kadhacday gaalkacyo sadex nin oo reer gaalkacyo ah ayaa salaad isku xirtay markaasay ku balameen in aysan salada ku hadlin mid kamid ah ayaa Ri soo har maratay markaas uu yiri Ish ama kir kii kuxigay ayaa is hayn waayay markaasuu yiri salaada laguma hadlee ha kuhadlin markaasoo kii sadexaadna yir carwakaas ee hadal halaiga maqlo halkaas ayay salaadii ku wada gaftay
Haaaa Haaaa haaaaa
dad wax hakasheeginee wax laimoow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
GIDIGIIN SALAAN MARKA HORE,MARKA XIGTA HA ISLA YAABINA HANA ISKU XANAQINA SOMALIYEY SIDA ADUN WAYNAHA KALE WAX KAL QATA ,WIXI KHALDAMANA SAXA.
QURBAHA WUU HAWLA BADANYAHAY OO WEYNU WADA OGNAHAY KHAMIRIGANA SOMALIDU INTA CABTA CEEB LOOMA DIIDI KARO,INTA AN CABINA DEE MABA CABAAN.
KACABA KA WANIYA KA AN CABINA WAA ALXAMDULILAH.
INTAS AYAN ANIGU IDIN KULA TALIYEY.

SALAAMU CALAYKUM.

cantar

Unrecorded Date
Salaamu Caleeykum.
salaan kabacdi Waa mahadsantahay geedi, tan kale waxaam rabaa inaan u sheego dadka ufahmay in Geedi cambaareynaayo reer waqooyi,ama dad qaas eh,saaxiib you are sick. Xasuuso bogaan waxaa loogu tala galay madadaalo iyo qosol.
Mida kale ninkaan reer waqooyi ma ceeynin, ee waxaa caayay ninka u qaatay in reer waqooyiga bas eey qamriga cabaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Tusbax

Unrecorded Date
Waa salaamantihiin dhamaantiin.
Waxaa jirigabar la dhaho Maceey maceey,waxeey caan ku aheeyd mar walba oo eey meel aadeeyso waxeey gacanta qabsanjirtay wiil yar oo walaalkeed ah.Laakiin maceey hal dhibaato oo kaliya ayeey qabtay taas oo eh ineeysan dhuusada ceshan karin=, ha i weeydiinin sababta,
Maceey markasta oo dhuuso ka soo fakato waxeey dharbaaxi jirtay wiilka yar.Laakiin habeen habeenada ka mid ah ayaa waxeey maceey la kulanta
wiil dhalinyaro ah,meeshii ayeey ku sheekeesteen waxaana lagu balamay in habeen dasnbe la is arko
Laakiin habeenkii balaqnta qoftii Maceey wiilkiiyaraa oo walaalkeed ahaa ayay soo wadata.
ninkii dhalinyarada ahaa oola yaaban qoftaan wexeey cunuga yarka ah meesha kala soo doontay. ayaa su'aalay maxaailmahaan la soo doontay.
Maceey inteeysan jawaabin ayaa dhuussadii ka fakatay,Bapiii''''inteey booday ayeey wiilkii yaraa dhagaha ku dhufatay naga dhaaf dhuusada wasaqyahow,miskiinkii yaraa waa iska ooyay.
Macalinkii kalana markiisa intuu dhuusay ayuu cunugii dhagta ku dhuftay qoftii ayaa qeeylisay maxaa cunuga udshay, markaasuu dhahay see waaye adi ani qofkii dhuuso inuu cunuga dilaayo ayaan umaleeyay.HAA HAAS'''

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
ka warama haddii aad ila qosol ku joogtaan oo aad idinku kala badbaadaan ?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDI WAHID

Unrecorded Date
marka hore waan idin salaamay dhaMAANTIIN WAXAAN WAXAAANA IDIIN RAJAYNAYAA IN AAD NOQOTAAN DAD KU FAANA SOMALINIMO EE LAGA TANAASULO ISDUQAYNTA IYO ISCAYDA HABAB BADAN BAANU ISAGA QOSOLSIIN KARNAA HADABA AAN ADEEGSANO SARBEEBTA AMA WAXA LA YIRAAHDO DOQONI MAGARATO SIDAA IYO NABADGALYO

I'm very dissapointed with your week joke, and pl'se next time don't laugh at your joke!!! let the p'ple be the judge!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Hey qaldaan

walaalo ma waxaad neceysaa in lagu hadlo reerxamarka hadalkooda oo aad moodaa in ay ceebtahay isticmaalka hadalka (waraa) personally i don't see anythink wrong with that and you shouldn't have it too

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiilsoomaaliyeed

Unrecorded Date
Waa salaamantihiin dhamaantiin.
Waxaa jirigabar la dhaho Maceey maceey,waxeey caan ku aheeyd mar walba oo eey meel aadeeyso waxeey gacanta qabsanjirtay wiil yar oo walaalkeed ah.Laakiin maceey hal dhibaato oo kaliya ayeey qabtay taas oo eh ineeysan dhuusada ceshan karin=, ha i weeydiinin sababta,
Maceey markasta oo dhuuso ka soo fakato waxeey dharbaaxi jirtay wiilka yar.Laakiin habeen habeenada ka mid ah ayaa waxeey maceey la kulanta
wiil dhalinyaro ah,meeshii ayeey ku sheekeesteen waxaana lagu balamay in habeen dasnbe la is arko
Laakiin habeenkii balaqnta qoftii Maceey wiilkiiyaraa oo walaalkeed ahaa ayay soo wadata.
ninkii dhalinyarada ahaa oola yaaban qoftaan wexeey cunuga yarka ah meesha kala soo doontay. ayaa su'aalay maxaailmahaan la soo doontay.
Maceey inteeysan jawaabin ayaa dhuussadii ka fakatay,Bapiii''''inteey booday ayeey wiilkii yaraa dhagaha ku dhufatay naga dhaaf dhuusada wasaqyahow,miskiinkii yaraa waa iska ooyay.
Macalinkii kalana markiisa intuu dhuusay ayuu cunugii dhagta ku dhuftay qoftii ayaa qeeylisay maxaa cunuga udshay, markaasuu dhahay see waaye adi ani qofkii dhuuso inuu cunuga dilaayo ayaan umaleeyay.HAA HAAS'''

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed 18yrs old

Unrecorded Date
Yo geedi!
waan ku salamay marka hore, marka ku xigta daldaanka meel baad ka tabatay waxaas buu u masersan yahaye ha u bixin ninyahow,,,
Daldaan yaasha waxa kaliya ey u nolyihiinba waa intey hawdaka tagaan eey so daqaan sida xolaha eey bahashana( qamriga) isaga shubaan, anyway don't giv'a f** about it yo,,, keep goin' man
Peace Am out yo!!!!.............:)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed 18yrs old

Unrecorded Date
To: Afweyne hater!!
Yo u don't have to go there, coz the subject wasn't about this aight!! U know wha' y'all are SICK, I mean all the peeps , who hate Siyaad bare, anyway waxaa ku shegi karaa kuligiin waxaa qabtan jiro ilaahay ayaan idinka tugayaa in aad ka cafimadaan jiradaas,coz Ilahay ma ogiye kofkaloo kasarikaro malaha..lol.
On the other hand I guess the old lady was ur mama
sidii maleha loogu jidaayay ayey wax kalagaran weyday, majirihi ka soo horbaxaba waxey ku tilmantaa Siyaad Bare,,,,anyway yaanan hadal adiga kugu qasarinine...waxaad ogataa in uu Siyaad bare ahaa ninka kaleya oo somalia kala hagi jiray, marka hada wakase somalia wuu katagay ee wax kaqabo oo sida u dham...lol...by the way ninkaas wuu dhintay ee waxaa kugu la talinayaa in aa iska dayso, coz danbigiisi oo dhan baad ka guraneysaa...lol...remember that u sisi boy!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ww-x

Unrecorded Date
•••• YOU qof walba oo ENGLISH ku soo qorta.
qof walba ayaa kusoo qori kara luuqada ow ku
tuugsado.haddii aad ingiriiska qaxooti ka tahay,
anigana dalkalaan qaxooti ka'ahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
TO ALL OF YOU.

WALAALAYAALOO CIDII LUQADEENA HOOYO QORIKARTABA
BIFADLAN WAX HAKUSOOQORTO.
WAADMAHADSANTIHIIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Reer Muddug

Unrecorded Date
war dee kaa gaan magaca waayey
dee meeqa
hooooy jirta kaa gaan jiran
midee dakale anaga iyo reer Waqooyi
waan is ku shidnaaa yaaan ilig kaa jabine is kaga leexo
Waqooyi No xanaaq forso xamer iam from Galkacyo
WAQOOYI&XAMER&GALKACYO NO xanaaq @all

ahahahaha,,,,,,byeway NO all this

NADIIRA abaayo ag eeexeed hagalin lol
we all one hoooooooooyyo
somalia onelove one home.. let's get joke!!!!!!!

>>>>>>>>>>TUSBAX<<<<<<<<LOOOOOOOOOOOOLLL
>>>>>>>>>>AFWEYNE<<<<<<<LOOOOOOOOOOOOLLL

BY REER MUDDUG

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed afgooye

Unrecorded Date
Hargeisa ayay diyaaradii xabashidu rusheeyeen '77
reer burco ayaa xanaaqey oo yidhi 'maxay anaga diyaaradaha xabashidu noo rusheyn waayeen. Miyeynaan Burco in ay magaalo tahay xabashidu u haysan'
That is the fanniest joke that I ever heard.
Cheers Hargeisa Boys

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
sheekadaan wax lagu qoslo maa aha ee iska ilowa oo
unoqda dinta.waxayna inaa ledahay ceebtina qarsada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saciid o cabdow

Unrecorded Date
marka hore waxaan ladhacey sheekada ladad nina
ee sarqaantey?
waxaan jeclahey in aan arinta wax ka irahdo maxaa
yeeley waxaa jira dad aad ubadan oo somali ah
ahaan sheeganayo in aay muslim yahian hadan
qamrigan ucabayo sidi biyah oo kale ayena garaneni xadkod?
so i like the jokes?
sidas iyo nabad galyo is maqla wanagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maano

Tuesday, June 20, 2000 - 11:41 am
To tusbax... Ninyahow sheekadaada aad iyo aad ayaan ugu qosley.. Laakiin waxaan ka naxay cunuga maskiinka dilkiisa...

TO Ahmed 18

I got one question for you Do u know the meaning of LOL???

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, July 21, 2000 - 06:49 am
waar nin yahow salaan. Afsoomaliqa reer waqooyiga ay ku hadlaan hadilin. Labadda aad ka sheekeyneysey qudhaada iyo saaxiib kaa bay ku dhacday. EE soomalidu iskuma jirtee.

Mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sheekh tigani

Unrecorded Date
Ha bakhleeyo talyaani,sxb waan idin salaamey ka dib,waa ayaa nin waxa uu imaadey banaadir waxa uu ahaa nin warwareeg badan,ka dib markii uu dhalinyaro meel ay wada deganaayeen warsadey meeshuu bajaq ka heli lahaa waxa ay geeyeen xaruntey ayagu aadi jireen,markii uu ninkii gabadhii gurigeedii galey oo faanuustu naaqusantahay waa heshiiyeen waana iska dhacay habeenkii ,markii subixii beryey ee uu arkey qoftuu la jiifey naxdin awgeed dharka ayuu hilmaami gaarey,markey dhalintii is arkeen ee ay dhaheen sxbow noo waran wuxuu dhahay ma taqaanaaan
Walaweyn midii u weyneyd iyo xalaan wasey waalidiintii.
Wiilashii ciyaal banaadir waxay ku dhaheen sxbow jir aanu kuu geyney xaley ayada awgeed geedi shaanbow iyo koo kalaa isku diley ee bal ka waran heeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geedi-shaamboow

Unrecorded Date
sheekh tigaani

yax yax yax............. that was cool one listen to this.........

xariifkoo aa waqooyi ka soo tagay, sidii u soo socday uu wuxu imaaday Nairobi.
xariifkii markii u nastay oo ayaamo Nairobe joogay oo xoog iska dareemay. Duqa subaxii mabba jiifi karo, kacsi madhdaa waa isugu imaaday nooh. Habeenkii uu kalaab ku dhaqaajiyey isagoo ku haya waaxay sidatani.

ilaahay uma darnaane bajaqdoo timo dheer leh uu kalaabkii ka soo kaxeeystay. habeenkii idil aa ninkii odayga ahaa neeftii ka dhamaatay. si kale ku ma garatid ninkii dhowr tiiro markii uu tuuray uu asagoo wadanii afka yimid qoftii dhinaceeda biliq ku dhahay nooh.

qoftiina markuu gama'ay bay baruukaddii iyo wixii u xinaa inta iska furtay ag seexatay.

subaxii markuu indhaha kala qaaday uu wuxuu arkay qof madax xiiran oo ag jiifa. Orod ii meeshii uga bax. xitaa gadaal ma soo firin ilaa uu DaariSalaam isa sii taagay.

Markii isateeshinkii tareenda ka dagay uu wuxuu bilaabay in didkii tareenk la saarnaa waxii somaaliya weeydiiyo

waar ina-adeer heedhe ma halkaa iyo Nairobi baad ka timid?
markii qofku haa ugu jawaabana wuxuu dhahayey
waar ina-adeer heedhe ninbaa nin fuulay malalaahaa?

waxuuba u qatay inuu nin ahaa wixii uu la seexday.. ninkaa magaciisa waxaa la odhan jidaay SHEEKH TIGAANI........

yax yax yac ayaxahayaaca./..................ha kuu macaato macalinka.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, August 09, 2000 - 01:26 am
war Geedi-shambow weli ma nooleyd.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

walaashiin

Sunday, September 17, 2000 - 10:18 am
hey geedi shaamboow

aad iyo aad ayaad u mahadsantahay.
walaahi aad ayaa iiga qosliday.
walaalkiis dadkaan qaldaanka ah wax mayaqaanaan ee iska daa warkooda ee noo wad shactiradaada

midakale sidee ku dhihi kartaan nin dhan oo shactiro idin qoray ISKU XISHOO.
Waryaada DHIMAN SOMALI ah buu yiri ee ma uu san oran DHIMAN REER WAQOOYI ah. ididnka waa in aad isku xishootaan.

brother keeb the good work

groetjes walaashiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Friday, November 24, 2000 - 12:27 am
ninka sheekada bilaabay isagaaba bahasha u dhuunta

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.