site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ilaqosol bij Warcadde

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Ila Qosol - Jokes (Current): Ilaqosol bij Warcadde
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warcadde

Tuesday, April 03, 2001 - 08:14 pm
Wiil yar oo reer miyi ah ayaa aabihiis iyo niman kale oo ardaaga oodkac ku cunaya soo agfariistay,
odayaashii yarkii uma bixine oodacoodii bay iska cuneen, wax yar kadib ayaa yarkii dhuuso ka fakatay aabihiis ayaa ku qayliyay oo yiri bala ku aragtay dhuusada qurmuun ka ag kac ragga. Yarkii inta aabihii kor u fiiriyay buu yiri wacade anba haddaan sida adiga oodkac iyo caana garoora isku helo inaan dhuusadaydu urteen ee gubnood(cunada inta digsiga ku har-harta oo badanaa gub-gub ah) iyo xabag aan meelahaa kasoo cunay ayaa dhuusadayda uriyay.

Dhalinyaro halasoo heliyo ilaqososhii asalka ahayd afar haloo ingriisa iyo ila tali baa nugu wareeriseene waa iga kaftan.
Warcadde..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cunaye

Friday, April 06, 2001 - 11:56 am
Nin ayaa waxa uu guursaday naag markasuu asago guriga ku qayilaya wuxu arkay shaatiyo meel suran markaasu, markasu yiri shaatiga yaalahaa, markaasay tiri Odaygaygii siimanka ahaa,suu yeen kaa kalena, sayten kii askariga ahaa, suuyeen kaa kalena seyteen kii ganacsadaa ahaa, suu yeen kay gana ku daroo waxad tiraahdaa kaana waxa leh ninkii naftiisa la cararay, marka haatan sxb waxa dadku kaaga carareen ayaad qabtaaye, nabaday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faarax

Sunday, April 08, 2001 - 01:24 pm
Thanks Warcadde That was really funny.
Mid kale ma haysaa saaxiib.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.