site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

waar kaa warkiisa naga daa habeenkii buu isku..............

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): waar kaa warkiisa naga daa habeenkii buu isku..............
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geedi_shaambow (Public user)

Unrecorded Date
sheekadan xoogaabay dheertay.................


Nin ayaa wuxuu qabay naag uu aad u jecel yahay.
ninku wuu iska ladnaa wuxuuna ku noolaa guri sadex dabaq ah, oo barax kubadda lugu cayaaro ku dhinac yaal.

waxaa caado u aheyd asaga iyo xaaskiisa inay guriga balkoomigiisa baraxadda xiga soo fariistaan
oo banooniga halkaa ka daawadaan galab walba.

Naagtii ayaa waagii danbe waxay ka caashaqday mid yar oo banooniga meesha ku ciyaara. Mar walba oo kaasi banooni taabto ayey islaantiina waxay bilaawday inay miis yar oo shaax iyo cabitaan loo saaro darbeyso ayadda oo raaceysa kaa yar ficilkiisa.

Markii naagtii dhowr tarmuus iyo bakeeri jabisay ayuu maanlintii danbe ninkii wuxuu u sheegay inuu safar dibadda u aadayo.

ninkii safar ma aadine hoteel ayuu seexday wuxuuna cabay daawo caloosha socdsiisa. Naagtii galabtii markii cayaartii dhamaatay ayey waxay u yeeratay kii ay caashaqsaneyd.

Ninkii goor danbe habeenkii ayuu gurigiisii dhuumasho ku soo galay asago gasac ku wata wixii uu ilaa maanta musqusha u sii waday.

naagtii iyo kii oo wada hurda ka dib markii la kala noolaaday ayuu qolkii jiifka ugu yimid.

wixii uu gasaca ku watay ayuu kii yaraa dhinaciisii ku bilbilay asagoo u ekeysiinaya inay asaga ka yimaadeen waana iska baxay.

kii yaraa ayaa goor danbe toosay asagoo markaasuu baladii arkay, asagoo yaaban buu cararay una qaba inuu isku xaaray.

gabagabadii ninkii safarkii ayuu ka soo labaatay sidiibaana galabtii meeshii loogu calaqay asaga iyo islaantii.

waxa yar dabadeed ayaa odaygii darmuuskii iyo miiskii laad ku qaaday asagoo raacay kii islaantu caashaqsaneyd.

naagtii baa tiri: " waar alaabta ha'naga jajabin balaayo ku dhacdaygu waa isku xaara baa la sheegahayeye"


Yax yax yax.......ma waraa yaal hee..... qosol xume.........


D H A M M A A D

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Adna

Unrecorded Date
Salaamu calaykum.
Waad salaamantay geedi shaamboo walaal.
Salaan kadib walaahi sheeko qosol leh ayaad keentay.Wlai anigoo qoslaaya dhah dhah dha.
Walaal odaygii naagtii muu furin miyaa iyadoo waxaa samaysay alla ninku iga dulqaad badanaa
oo yaa taasoo kale dib usoo dhawaysta dabadaa
laad lagala dhacaa oo bax baa layidhaahaaye.
Laakiin inan soomaaliyeed ama gabadh soomaaliyeed ilama aha in ay falfal xumadaa ku kacaysee malaa waa gadhadh aan soomaali ka dhalan.
Intaasaan kagabaxayaa.
Sidaa iyo jawab wacan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madar

Unrecorded Date
Geeddi_shaamboow, inaad shaaciroole tahay macallinka muran kama jirine, waxa iga qosolsiiyey waa shaactiradaan ureysa eed meesha ku carfisey. Shekada xaarey mareysaa miyaa hadda.Anyway, i like your jokes keep up the funny work.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madar

Unrecorded Date
Mcallinka waa anigii oo raba inaan meesha si fiican kuula carfiyee akhri tanna.

Beriyaa nin dhallinyaro ah oo reer miyi ah uu yimid meel aroos laga tumayo. Ninkaan saarrow buu ahaa, labo go'nna waa xirnaa. Xariifkaan saarkii buu galey, wuxuu bururo gaabdhahan ka tumaan buu markii dambe burur awgii kadaloobsadey.

Ninkaan waa nin caano kasoo dhargee, markaasaa bahal shuban ah soo dhaafey; oo go'ii garbaha u saarnaa oo hoostiisa yaalley buuxshey walow uusan isagu taasi ka warheyn.

Ninkaan intuu istaagey ayuu go'ii kor usoo dafey si uu garbaha u saarto, markaasaa gabdhii caawa oo dhan u tumaayey uu wajiga shubankii shab ooga siiyey, war maa yaallo hee, uf uf wuu isku xaarey inta la isla dhex marey ayaa meeshii loo baneeyey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gaaaax

Unrecorded Date
Geedi anaka maa isku keen-keenay !

Aalaaba waxaad qortaa sheekooyin fiican oo qosol leh, laakiin tan waxay ahayd Copy loo jeedo, ereyo yar-yar ayaad ka badashay.

Saaxiib aqri sheekada " Odaygii naagtu ay ka jeclaatay mu'adinka".

Hada waxaan ka baqayaa in uu ninkii sheekadaa qoray, max kamad kula fuulo.

Sida kale ? caadi maahinoo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FEYNUUS HAAJI

Unrecorded Date
TO GAAAAAAAAAAAAX

GAAAAAAAAAX XAASID WAAXID, XAASISANIDAA XAARKA KUGA DHEG NINKA MAXAA SAAS UGU CEYBEESAY WALAAL. ANI WAXAAS U MALEE HAAYE NEW VERSION OF IT (LOOOOOL)
GAAAAAAAAX MARAX AA TAHAY, MUGOOOW ANI KA ISOO AG MARIN YAAH, ANI BACAAD AYAAN KUGU REEBI LAHAAAAAAAA

KAX KAX KAX KAX

NO HEART FEELING BRO

SALAAAAAAAAAAN DHAMAAN DADDOOOOOOOOO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tuug laqabtay

Unrecorded Date
hi this is funy thoo,,,,sheekey sheeko shimbiraa dhuustay,,,,,, waa dhaamatay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KEEPGOING

Unrecorded Date
TO : DHALINYARO


IT'S VERY FUNNY I LIKE IT KEEP GOING GUYS

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.