This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Unrecorded Date gax gax gax gax gax waa baraawo yaah
| |
Unrecorded Date waxaan ku weydiiyey jeega dheermaxaad noo soo lug goysay hadaadan waxba meesha ku haynin dameerkaad sheegatay baad tahay.
| |
Unrecorded Date gentelman. waad nasoo lugoysee waraabe ku cun
| |
Unrecorded Date Waad na soo lugoysee libaax lix berri qatanaa ha ku cuno. Dameer yahow dameer dameeeer Cali dameeer !!!!!
| |
Unrecorded Date Aryaa waad nasoo lug goysey lax hakugu ciydo adigee.
| |
Unrecorded Date dear somalian Waan idin salaamay somaliyeey, my lovely people ceeb waaye in la caayo qofka laakiin ha la caayo fikradiisa..waxaan la yaabay in qofka la habaaro mise la caaye..personally ceeb waaye..dheh saaxiib ma jecli fikradaada somalian boy UR www.move.to/dayib dayib@hotmail.com
| |
Unrecorded Date Xaad ii dhibtey qandho doorshaan haku kuus kuus tee
| |
Unrecorded Date hahahhahahah ala maqosli karo inakaaa isuu xiseen lakiin walaakiis maxaa noo soo lugooyse jeego qandho ilbuufis haaa kuqdaeeeeeee
| |
Thursday, June 22, 2000 - 02:01 pm Waan qoslay oo waxaan ku qoslay dadkaan aad soo lugoysay oo calaacalaya. Anigana waa i soo luggooysay barakada baar dheere ha kaa aado. Injir abaartayna indhaha ha kaa gasho. Heekallaydii ku dhashay haddii aa unexaysidna hanna soo luggeyn hingo ha ku dishee
|