site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan doonayaa gabar somaliyeed so..

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Ila Qosol - Jokes (Current): Waxaan doonayaa gabar somaliyeed so..
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdalla

Wednesday, April 04, 2001 - 10:44 am
walaalayaal waxaan ahay wiil dhalinyaro ah oo ku nool somalia bosaso laakiin ka tag taga some times
haddaan sii fiican isugu kin sharaxo ..
dada :22
dhererk:190m
qabilka : daarood (onli litacaarafuu)
shaqada : engineer from some companies over there
so waxaan raadinayaa gabar somaliyeed meeshay rabto ha ku noolaato specially mid somaliya ku nool haddii la helo waa inay lahaataa wax yaala sooo socda
A to F
A = age waa inaysan ka waynayn 21
b = beuty waa inay qurux in ku filan leedahay
c = characteristics waa inay dabeecad fiicantahay
d = Dignent waa inay sharaf leedahay
e : education waa inay wax taqaan ilaa dugsi sare
f : family waa inay family fiican ka dhalatay oo kuwa la resbect gareeyo ilaa xad ah


a_mohomed@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

siyaaddd barre

Thursday, April 05, 2001 - 10:30 pm
areey cabdalla ar somaliya xaa ku dhigay saacaddaas inaa lilahi wa inaa ilayhi raajicun areey gabadh intaas leh umalayn maayo inaad helaysid sababta ma takhaannaa hee anaas kula soo socodsinayo

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.