site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

GABADH SOMALIYEED OO GUUR DOON AH

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Ila Qosol - Jokes (Current): GABADH SOMALIYEED OO GUUR DOON AH
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CASHA

Thursday, April 05, 2001 - 05:05 am
walaala yaal waxaan ahay gabadh 21 jir ah WAXAAN DOONAYAA INAN SOOMALI YAAD OO AAN AHAYN QAAD YE CUN OMA DIBJIR AAN MICNAHA GABDHAHA GARANEY : EE DIIN HAYSTA OO MUXTARAM AH KUNA HADLAYA AFKEENII HOOYO OO AAN IGULA HADLIN AFKALE

WAXAAN BARTAY DIIN TA ISLAMKA WAXAANA U OO MANAHAY QOF SOOMALI RUN AH OO AN KATAGIN AFKEENII IYI DIIN TEENII MIDNAH MAXAA YEELAY MEESHA AAN KU NOOLAHAY MAJOOGAAN KU WAASI
WAXAAN DOONAYA IN AAN KA BARTO SOMALIDA JOOGTA ADUUN WAYNAHA INAN CAYANKAAS AH:


INTAAS IYO KULAN DANBOO WANAAGSAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farxaan

Thursday, April 05, 2001 - 04:32 pm
To: Caasho Asalaama caleeykum
Walaal caasha waad ku fiican tahay arintaa soo jeedisay Qofkii guur raadshana aad u fiican yahay waa qof mustaqbalkiisa dhisaaya hadii ay dhab kaa tahay aniguba waxaan raadinayaa gabar diin iyo dabeecad leh hadii aad run sheegayso sheeg meesha aad joogto E-mailkaagana reeb anaa kula soo xiriiraayee waad mahadsan tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

axmed

Thursday, April 05, 2001 - 09:18 pm
abaayo macaan gawar adoo kale waa idin net ,musthaqbal hadaa ku fikirtay adoo 21yrs jirto waa ducaysantahay,,,,,ee intee lakaala soo xiriira..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yonis-sydney

Thursday, April 05, 2001 - 10:31 pm
asalaama/caleeyku!!!!!!!!!!!!!1
marka hore waxaan salaan aad iyo aad u qiimo badan
u diraayaa gabata somaliyeed ee aad ka u sharafta badan(CAASHO).ilaah qeyr ha ku siiyo(AAMIIN),mid kale farxaan iyo axmed hadii aad run sheegsaan
walaala yaal waa ceeb inay iyada idiin reebto-
e-mail ee idinka u reeba e-mail kiina.
waxaan jeclahay in arintaan ilaah qeyr idinka siiyo (AAMIIN).
by yonis!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

casha

Sunday, April 08, 2001 - 01:29 am
casha: walalayaal waad mahad santihiin in aad si wanaagsan ila wada hada sheen dhamaan tiin ba gaar ahaan yonis: waayo ma waxaad garan waydeen in dhabdhu mar walba xishood mudan yihiin raguna ay ku fiican yihiin in ay iyagu barashsada gaar ahaaneed bilaabaan :


asalamu calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

casha

Sunday, April 08, 2001 - 01:31 am
casha: walalayaal waad mahad santihiin in aad si wanaagsan ila wada hada sheen dhamaan tiin ba gaar ahaan yonis: waayo ma waxaad garan waydeen in gabdhu mar walba xishood mudan yihiin raguna ay ku fiican yihiin in ay iyagu barashsada gaar ahaaneed bilaabaan :


asalamu calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NAJMA

Tuesday, April 10, 2001 - 05:19 am
Caasho walalo Inshallah, I will pray 4 u inshallah you will get a decent guy (hopefully).

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farxaan

Wednesday, April 11, 2001 - 04:27 am
To caasho Asalaama caleeykum
walaal hadii aynu is fahano anaa kuu diyaaree reeb Emailkaaga hadii kalese beenta naga daa yaan ilkuhu kaa daadane waxaa la yiri qofkii been badan ilkaha ka daata danbina waa u yaalaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

allan arvine

Thursday, April 12, 2001 - 06:31 pm
Is this some thing that somalian people talk about.you guys are so sad I thought you grown up if some one wants to get decent guy or girl they will find it one day. Unless ofcourse you you don't know how to deal with people. By the way sister caasha or who ever you are you must have humilated some one, or trying to scape from your x husband. How the hell could you right down some thing like this on the god damn internet,do you have sex problems or you ugly, get a life. I have been braud of somalian for a long time but know I am disappionted,I feel sorry for you.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RUNover

Thursday, April 12, 2001 - 10:48 pm
Allan Arvine, i don't what your nationality is, but if you're Somali you know the damn rules, and if you ain't Somali, than you don't ••••, and NEVER talk like that you dirty livign, trash eating, bottle feeding son of a bitch. Don't make me to blow your head, and the pistol to smoke.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahad

Friday, April 13, 2001 - 12:49 am
Wallaal waxaan iswaydiinayaa ma gabdhihiiba indhaha beelay oo aan wiilashii arkayn misse wiilashii baa isbadelay.
Wiilasha aan wada saaxibaha nahay iyo kuwaan isnaqaano in yar mooyee inta kale waa kuwaad raadinayso.
Teedakale wiilashana waxaa heysata same problem.
gabdhihii ku wii dhaqanka heystay baa kuyaraaday.
jaaw mahad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiilka-net

Saturday, April 14, 2001 - 12:30 pm
casha anaa ku guursanaya laakiin guurkeena wuxuu ku ekaanayaa "on the net" uma baahnid in aan magacaaga oo sadexan sheegtid, inaad email reebtid, in aad yarad qaadatid, ama aad mashxaradid anagoo isla joogna.

Netku wuxuu bilaabey in gabdhuhu ay ninku furikaraan oo aysan furikarin kan guriga u joogo.
Raguna aysan ka badsankarin afer guri joogta iyo lix netka ah marka soo orad boosas badan ayaa ig banaan......


Marka waxaad ii soo sheeg marka aanu dadabgaleyno

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fahmi

Saturday, April 14, 2001 - 02:20 pm
Caasha ma sheegi karo nin nooca aad doonayso
marka la fiiryo xagga diinta, dabeecadda, dhererka
midabka, dhanka kartida iyo weliba aqoonta, balse
adaa noo soo sheegi doontid insha'allaah.
Middeeda kale weli booskii ma banaan yahay
mise arjigaygu wuu soo daahay baad i leedahay?
..lol if i am too late then ii soo raadi qof
aad taqaano oo wanaagsan sidaadoo kale oo aan
ka weyneyn 24yrs, kidtoo dheer, cas, diin,
dabeecad iyo dulqaad waa lagama maar maan; Sidoo
waxaan eclaan lahaa inay ahaato someone oo la'
aamini karo,oo leh qalbii wanaagsan iyo qawl jilicsan, i wish inay ahaato someone who is got
good heart, loving, caring, and romantic.
wixii intaa ka siyaado ah waxaad ku soo qori\
kartaa this e-mail:Ismad@aol.com.
Bye.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.