site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Da fanniest story in whole world from (Dr-feel_good)

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Ila Qosol - Jokes (Current): Da fanniest story in whole world from (Dr-feel_good)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MASTER-P

Friday, April 06, 2001 - 07:40 pm
Maalin ayaa waxaa is laqayilaayey 3 nin oo somaali ah, markeey cabaar qayilaayeen oo eey marqaameen ayaa midkamid ah wuxuu yir "saaxiibayaaloow aniga musqushaan aadaayaa.

Duqa musqushuu aaday, kabacdii wuu qubeystay markuu qubeyskii dhameeyay ayuu macamuustiisa kala soo baxay khubeeyska asaagoo qaawan, wuxuuna yiri war yaa macamuustaan musqusha ku soo ilooway.

walaahi that was funny to me i don't know what u guyz think about this story.

peace any way

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Miraame

Friday, April 06, 2001 - 08:07 pm
TO:MASTER-P
Saaxiib ku darsoo maalin kale waxaa dhacay meel rag badani ku qaad ku cunayeen ayaa ninka odayga ah waa mirqaan dhaafay markaasbuu waxuu noqday hot kadib wuxuu u baahday inuu shaawar qaato waxaa horyaalay baaquli ama madeebad ama fijaan aad u wayn oo biyo ku jiraan oo ahaa kii qaadka layskaga dejinaayay waa uu iska saaray dharkii kadib wuxuu doonay inuu shaawar fijaankii ama baaquligii ku qaato waayo wuxuu u haysaa inay tahay swiming pool ama meel lagu dabaasho kadib waxaa ogaaday goorta uu dharkii oodhan iska bixiyay saxiibadii oo ku qayliyay kadibna dharkii u xidhay isaga oo miraamay awgeed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, April 07, 2001 - 09:30 pm
dhuqa (miraame)

add this one 2

maalin ayaa waxaa isla qayilaayey niman ilaa 3dex gaaraayo, kabacdii odayaasha sixun eey u marqaameen nooh, marka midka mid ah ayaa wuxuu yiri musqushaan aadaayaa.

dhuqa musqushuu aaday markuu xaajadiisii so dhameystay oo uu soobaxay ayuu wuxuu lafariistay sac/dibi musqusha geeskeeda bal ku cunaayo, and he said noo wad sheekada sxb, wuxuu u maleeyaa ragii in uu lajoogo,

peace yall

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.