site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Labo xiirane

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Labo xiirane
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OSMAN YARE

Unrecorded Date
waayaa waxaa jiri jiray oday reer mudug ah odaygaasoo qabay naag.Odayga wuxuu ka shaqeeyaa beertiisa naagtiisana waxay joogtaa guriga iyo waxay la joogtaa ariga.Odayga waxuu baxaa subixii alasayda oo wuxuu aadaa beerta naagtana waxay joogtaa guriga.Naagta waxay la baashaaltaa macalin xaafada ka qaraabto oo la dhaho xiirane oo marwalba xiiran.Odaygii ayaa maalintii danbe ku dhahay subixii intoo aadin beerta ayuu naagta ku dhahay caawo waxaa kaa rabaa inaan isla jabno marka bahalka iga xiir markaas naagta wayxiirtay bahalka.galabka markii aytahay maqribka ku dhawdahay ayaa xiiranihii xaafada ka qaraabanjiray ayaa naagtii u imaaday ayuu la jabay.Odaygii ayaa beerta ka soo baxay ayuu waxuu ku heesaayay warxiiranoo yaa iga kaa celinaa odaygana waxuu ka wadaa naagta bahalkeeda isla markiiba naagta ayaa maqashay markaasee ku tiri warxiirane sariirta hooskal kabacdii odaygii ayaa guriga soo galay oo ku dhahay naagtii xiirane ii soo bixi caawo hadaa budkeyga la dhicin markaasuu xiiranihii sariirta ku hoosjiray naxay oo ay taladii ku cataatay markaasuu ku yiri war ha idilin ninkii yaab markaa suu naagtiisii dilay ninkiina ku yiri war habeenwalbo yaa ku rafto ayaa isdhaa ilee xiirane kale ayaa helay.Odaygii iyo xiiranihii ayaa meeshii isku barteen.Odaygii ayaa wuxuu ku yiri xiirane aniga xataa markaa adigoo kale ahaa nagaha la qabo waa ka tuuranjiray odaygii oo isku caloool qaboojinaa.GAX GAX GAX GAX GAX

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
GAX GAX GAX GAX Laakiin reer Mudug beer fasha waligeey ma arag GIX GIX GUX GUX

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cadeey

Friday, July 21, 2000 - 10:24 am
saan u qoslaayay calooshaaba i xanuuntay.
lakiin adi edab tar nidaa, maxay reer mudug kaa haystaan bal??????
edab yeelaan ku dhihi lahaa.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.