site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MA WAALIN

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): MA WAALIN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
labo nin oo walan ayaa waxey damceen iney isbitaalka ka baxaan, labadaan nin waxey sheegteen iney waxba qabin.
dhakhtarkii isbitaalka ayaa maqlay sheekadii nimanka , wuxuu na go aansaday inuu itixaamo, hadey itixaanka ku baasaana la sii daayo.
kii u horeeyay ayaa waxaa la weydiiyay sida loo cuno babaayga, wuxuu yiri mindi ayaa lagu jeexaa mirahana waa laga daadiyaa ka dibna qaado ayaa lagu cunaa. waana la sii daayay ninkaas.
kii kale ayaa waxaa la weydiiyay sida loo cuno maroodi, wuxuu na yiri mindi ayaa lagu qalaa kadibna miraha ayaa laga daadiyaa ka bacdina qaado ayaa lagu cunaa. dhamaad.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madar

Unrecorded Date
Oh, man, that's good one. It sounds very true. Thankx bro.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.