site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

KAFTANKA BURCO IYO HARGEYSA

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Ila Qosol - Jokes (Current): KAFTANKA BURCO IYO HARGEYSA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dumbuluq

Monday, April 09, 2001 - 03:43 pm
Nin reer Hargeisa ah baa wuxuu, dalxiis u tagay burco. habeenimadii wuxuu seexday huteel,markuu toosay ayuu huteelkii ka quraacday, dabadeed wuxuu is yidhi bal magaalada soo tamashlee, in badan buu socday. markuu daalay, ee cadceediina kululaatay, ayuu is yidhi sharaab iibso.
wuxuu galay dukaan, marfishkiisa rag badani ku qayilayaan oo ay wada hadlayaan.
Ninkii reer hargeysa, ayaa yidhi xabad faanta ah iga iibi. Markaasay, dhamaan ragii marfishka dukaanka fadhiyey wada qosleen...ahahahahah
Markaasaa, midkamidi yidhi: waar bal naftan eega meesha ma farmasi baad mooday
PS!! Burco faantada waxa lagu iibiyaa farmasiiyada
ahahahahah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hargesawi

Monday, April 09, 2001 - 05:10 pm
ahahahahahahahahahahahahahahahahahahahah
bisinka ahahahahahahahahahah
habar jeclu wey washen show ilahay u riyo noga dhiig u a naa geyn burco

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.