site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ilaqosol oo ha................................

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Ilaqosol oo ha................................
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdiasis

Unrecorded Date
nin marti ah ayaa la kulmay gabar guriga hortiisa haruur ku tumaysa wuxuu usheegay inuu marti yahay ee aabahaa majoogaa gabartii waxay ugu jawaabtay aabahay martida tib ayuu dabada hee ka gashaa ninkii martida ahaa wuxuu ku dhawaaday inuu cararo
markaa duqa aabeheed oo hadalka guuxiisu soo gaaray ayaa soo baxay isaga oo caanku ah inuu martida xanaaneeyo wuxuu weydiiyey muxuu rabay waxay ugu jawaabta tib ayuu rabay wuxuu ku jidhi xaad usiin weydey tibtii uu ka qaadey kadib uu ladaba cararay isaga oo leh hoo tibta ninkii martida ahaa arintii uu run u maleeyey orodkiis labo jibaarkiis uu cararay isagoo ku dhawaaqaya tib marabo ee idhaaf..............

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madar

Unrecorded Date
Oh,man, what a story. It's good ones, Thanks man.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
BY SHIINA
HEY ABDIASIS THE JOKE WAS FUNNY I WISH YOU CAN WRITE SOME MORE MAN ANYWAYS STAY IN TOUCH

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.