site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ma anaa dhintay markaad i duugaysid(sheeko qosol leh)

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Ma anaa dhintay markaad i duugaysid(sheeko qosol leh)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dheere

Unrecorded Date
beribaa waxaa is qabay laba qofood,(nin iyo naag) ninku waxuu ka yimid koofurta soomalaaiya, gabadhuna waxay ka timid waqooyiga soomaaliya, sidii la isku af gartayba waa la is guursaday oo muddo la is qabay waxaa dhacday maalintii danbe in ninkii oo safar ku maqnaa uu soo xanuunsaday oo markaas yimid gurugiisii, uu ku ogaa xaaskiisii naxariista badnayd. Markii ay xaasku ogaatay inuu yimid ninkeedii oo xanuunsan ayey isku dayday bal inay u qabato wax walba oo uu ku ladnaan karo, ugu danabayntii ayey ku tiri ninkeedii, Walaalo gacaliyow miyaan ku duugaa,,, ninkii oo iskaba xanuunsanaa markuu intaas maqlay ayuu yiri, Maanaa dhindhay mugaad i duugee....
AHhaaaa ahaaaaa,aaaaaaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madar

Unrecorded Date
Waryaaa, that's funny because he used to hear DALIIG I think. Nice try bro. Thankx.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geedi_shaambow

Unrecorded Date
Heey Dheere.................... that is really funny...........................

listen to this .......................

Labadoo reer kunfura oo lakala yiraahdo ARIMMA IYO DHAASI ayaa maxkamad la soo saaray degmadda Kabsuuma..... kii xeer ilaaliye ku sheega ahaa oo QOWDHAN la yiraahdo ayaa istaaga marka yiri:

"Jaalle labadaan danbiile waxaa lagu soo eedeeyey sharciga C qodobkiisa X, labarkiisa 3aad.. oo ah dib u socodnimo iyo majaxaabin kacaan"

intaa markuu marayo ayaa ARIMMA hoos DHAASI u weydiiyey :" Dhaasi dib u so'od kasee, Majahaabin may la eree"

nimanku waxa lagu eedeeyeyba macnahiisaba ma fahansana........................... yax yax yax..........................................


ma waraa yaal hee............

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.