site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ma'ogtahay aqristow......

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Ma'ogtahay aqristow......
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Maalin maal maha kamid ah baa Hassan damiin
soo gaaray Midtermigii asigoon waxba aanan aqoonin
Waxaa uu aad ugu walwalay maal mihii oo kahoreeyay
oo dhan. Waxa uuna kufikiraayay siduu igu baasi lahaa imtixaankaas. Maalintii danbe ayaa lagaaray imtixaan kii asigoo natiijo kagaarin fikirkiisii.
Balse nasiib wanaag waxa uu helay qash oo safiican
ayuu ugu guulaystay imtixaankii. Macalimadiisa oo ku ogayd damiinimo ayaa layaabtay markiga imtixaankiisa. Maalin maalmaha kamid ayaa macalimadii waydiisay sida uu wax ubarta maalintaa. Waxase uu ugu jawaabay in uu cunay buugii oo dhan. Macalimadii ayaa su'aal kucelisoo tiri miyay shaqaynaysaa markaasuu yiri isku day adigaa arki doono fa'iida deedee.


hotmail: ugaaska@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

g-gode

Unrecorded Date
saaxiib can you tell me dulacda sheekada waayo i dont know waxa aad ka wado he ate buugii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hibo

Unrecorded Date
maan fahmin waxaad uga jeedo waxa la qaatay inaad ku qorto somaali jilicsan oo uu G. GODE. uu isna fahmi karo. try again.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.