site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Badownimo

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Badownimo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdirizak abdinur

Unrecorded Date
ninbaa beri kasoo baxay soomaaliya wuxuuna yimid magaalasda toronto ee wadanka canada. markii uu dhowr billood joogay ayaa wuxuu damcay inuu soo qasho neef hiliba laakiin way u suurtoobi weyday. sidaa aawadeed ayaa wuxuu soo gatay lax, laakiin isagu muu haysan wax gaadiid ah. markaa wuxuu is yidhi la lugee laxda waxaana kudheeraaday jidkii. isagoo fekiraya ayaa wuxuu arkay nin indho la oo ay hogaaminayo.ninku wuxuu sii korayey baska. markaa ninkii soomaaliga ahaa wuxuu damcay inuu isaguna la koro baska. nasiib daradiisa waxaa u diiday dareewalkii baska inuu laxda soo korsiiyo. ninkii soomaalga ahaa intuu dareewalkii eegay ayaa wuxuu waydiiyay isagoo layaaban waxa loogu diiday inuu laxda baska la koro laakiin ayga loogu yeelay,
" saaxiib, wah wah no problem why macaac macaac problem?!?"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madar

Unrecorded Date
Oh man, this is very funny, especially markuu laxda lasoo lugeeyey.thanx man.

Tanaa taad u ege firri bal:

Beriyaa xariifkoo soomaali ah iyadoo Europe la joogo laboo Gaala ku yiraahdeen" macalinka video cusub aan heynaa ee raqiisaan kugu siineynaaye ma iibsanee".

Saaxiibkaa video buu aad ugu kululaaye waa kan yiri how much. Waxey yiraahdeen waa mid heer sare ah kani caadi ahaanna suuqa waxuu ka joogaa F3000 = around $1500, lakiin F500 aa adiga lagaa siinaa.

Saaxiibkaa damacaa galey markaasuu gorgortan bilaabey oo ilaa laba boqol gaarsiiyey. Labadii xaawaa ninkaan laga dhufsadey oo video culeys badan oo bacdiisii ku jira la siiyey.

Ninkaan si uu uqaaduu garan waayey, waxuu culeyskiisa soo xamaalaba, maruu xaafaddii uu usoo dhowaa oo uu daaley buu Taxi soo qaatey. Guriguu inoogu yimid asoo faanaya. Haddii bahalkii baakaddii laga soo bixiyeyba waaba video duq ah oo aan is heysan laguna soo dhacey. Halkiiyuu habaar cay,iyo dhaar la fariistey illaa waa nin dhacane.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdirizak abdinur

Unrecorded Date
hey madar, i dont really have time to complement yours very well but it was great,,,,,
i had a really good laugh.....thanx man

abdirizak abdinur...
abdi90@go.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Magalada Ottawa Canada Ayaa GABADH Soomaliyeed BUS SOO FUUSHAY.ingriisiga ma taqaan waxa lagu yidhi dariqa laxma xalaalku ku yaal waxa la yidhaa
walkley ee ninka buska wada waxaad ku tidhaa walkley igu daji. Buski markay soo fushay bay ninki ku tidhi Ugli markaasu ky yidhi what
markaasey ku celisey ugly iyado u jeeda walkley
you are ugly you fucking black immigrant go back to your country. markasaan ninki dhirbaaxay.
waxaan ku idhina halkan ka shhegi mayo. jaw

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.