site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

"ASALAAMU CALEYKUM YAA EHLU DUNYAA"

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): "ASALAAMU CALEYKUM YAA EHLU DUNYAA"
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madar

Unrecorded Date
Beriyaa xariifkoo Biibii(macalin)ahaa uu suufiyoobey. Macalinkaan tusbax weynaan badan oo afar boqol xabbo oo cagaaran luu wataa oos ku werdihaa. habeenkiiyoo dhanna xabaalaas joogaa oo werdi aas u bixihaa.

Habeenkii dambe dhallinyaraa u tashatey oo dhar cad cad inta loo xirteyaa qabriyada loo galey. Markuu werdigii bilaabey baa inta qabriga agtiisa loogasoo baxey lagu yiri asalaamu caleyku yaa ehlu dunyaa. Intuu naxey buu yiri wacaleykuma salaan yaa ehlu aakhira. Markaasaa lagu yiri maxaan kaaga seexan weyney ood joog iyo jiifba noogu diidey, ood habeen walba noo duljoogtaa...

Saaxiibkaa intii reer aakhiraadka hadalkii dhammeenba derykuu ka boodey, dib dambena xabaalaha looguma arag.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr curi

Unrecorded Date
dr curi madar sheekadaada waa mid lagu qoslikaro dadkoo dhan dhamaan mahadsanid laakiin wali wax baad kabooday waayo aniga waxaan ka mid ahaa kuwii maryaha cadaa hhhhhhhhhhh@@@@@@@@@@@l

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
AHAhAh Laakiin waxbaad kabooday.
well done,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madar

Unrecorded Date
Dr Curi,

Oo hadda waxaadba i leedahay kuwii maryaha cad caddaa ayaanba ka mid ahaa, macallinka adaanba kaftameynee dey. Laakiin Curi koo oo digaagga naga dhammeyn jirey amaa aheed. Just kidding, thanx bro. See ya later.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Asalaamu Calaykum

Sheeka daada way fii can tahay oo waxay i tusi naysaa in ay "BIDCO DIIN AHAYN"

WAADNA MAHAD SAN TAHAY WALAAL KII EE SHEE KOOYIN KAAS OO BADAN KEEN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

astur

Unrecorded Date
Drs Cunaabi,

BERI BAA GABDHO SOO HEERMEEN.
GABDHHAAS WAXAY RAADINAAYEEN RAG GUURSADA.
WADANKII AY KU NOOLAAYEEN WAA KA TAGEEN.
MEEL KALE AYEY TAGEEN,GABDHUHU ILAAH BAA QURUX U DHAMEEYEY.SADDEX NIN BAA GUURSADEY OO SAAXIIB AH.
CAJIIB CARUUR QURUXOON BEY DHALEEN.
SU'AAL GABHIHII SOO HEERMEY HADDII AY RAG HELEEN
MAXEY KU DAMBEEYEEN GABDHIHII?
II DHAMEYSTIR JALALYAAL.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

g-gode

Unrecorded Date
to astur saaxib adigoo iga raali ah dulucda sheekadaada waamaxay mise garam garam baad tahayoo af soomaaligaa dhib kugu ah its just kidding noo faah faahi storiga waad mahad santahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Waa baan waxaan kujiray iskuul laguxaroodo oo afkaa deenishka lagu dhaho højskol,macnaha waa iskul lagu xaroonayo oo laga baranayo waxyaabo kala duwan sida luqadaha iwm,marka anigu waxaan baranayey luqata farasiiska waxaa kaloo kuraysnaa arday kale oo ay kamidyihiin gabdho soomaaliyeed marka midkamida gabdhaha soomaaliyeed luqata wax kama fahmayn markaas ayey soomaaliya katimid oo iskuul luqata lagu barto masoomarin oo maba ubilowna luqataani, markaa iskuulkana waxaa kaloo kujira arday ayagu udhashay wadankaan.Arinta qosolka leh waxaa weeye gabadha hadii layiraahdo magacaa waxay leedahay (ja) oo macnaheedu yahay yes su aal walba oo lawaydiiyo waxay ku jawaabaysaa ja --yes, marka maalin ayaa waxaa dhacay in wiil deenisha uu yiri waan kaa helaye caawa mada tumanaa maxkaas bay sidii caadada u ahayd tiri ja----yes ,suu yiri caawa saacataas seey tiri ja---------yes, suu hadana yiri gurigaagaan kuugu imaan saytiri ja---yes markaasuu gurigii ugu yimid oo sida caadada u aha dadkaan ilayn way balansanyihiin oo waxay kuhiishiiyeen inay caawa wada tuntaane uu markii ay albaabka furtay uu afka lasoo aaday iskoo dhahaya skat ----- gacaliso markaasbay dharbaaxo indhaha kala goosay oo qaylo afka shubatay hadee maxaa dhacay balaayaa dhacday
'
haaa haa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhalo

Unrecorded Date
lama Yaqaan.....


Aad iyo aad ayaad ugu GAFTAY gabdhaha soomaaliyeed. Waxaadna istaahishaa in lagu uleeyo.
Jaale Horta højskol LAMA dhahee waa Højskole

Lad mig spøge dig hvem er du endelig?

Waxaad tiri gabadhu soomaaliyey toos uga timid. Waa beentaa, sababtoo ah waxaa jira iskoolo afka. Qof høskoleka iska galana ma jirto ilaa afka denishka la soo barto.

Lad mig spøge dig hvem er du endelig ? Jeg ved du er en af De drenge der ikke har noget at lave ,so Kan du ikke lad pigerne være ?m tygger Qaad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saxan laboodo

Unrecorded Date
war, heedhe maxaa ku qaaday.Miyadan FAR lagu
GALIN? Hablaha maxaad u ceebeynaysaa? Dhagax lagu
taxyee, sab uriyoow.!!!!

SAXAN LABOODO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
ninka layiraahdo madar oo soo qorey..sheekada asalaamu calykum waxaan usheegi lahaa in uu nabi mohamed uu yiri dadka qaarkiis waxbey sheegaan oo aysan u arkin in waxbana..laakinse ay naarta hoos ugu dhacaayaan meel loo socdo 70 sanno mise 70,000 oo sano allah knows best..so be very carefull..and try inaad ka fiirsato intaadan falan..intaas waxay iga tahay ..waano wanaagsan..wa salaamu alaykum....walaalayaalow haleysku dayo in diinta labarto oona lagu camal falo..thats the only way out..beleived or not...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muniira

Unrecorded Date
muniira
walaal marka hore waxaan ku xasuusinaayaa ama kuu sheegayaa in aad caynin gabdhaha soomaaliyeed ee walaalahaada ah marna ku dhalay marna kula dhashay marna aad guursaneysid hadaaddoontit,ma'aha in aad caysid oo aad kadhigtit wax laguqoslo oo aad meel u soo fariisatait adoo wali islafiican waxaan ku dhihilahaa afkasuubso waxaad istaa hishaa in shaabuuglaguugugaraaco markista maxaad un gabdha wax ogasheegtaan sida aad utihii nimansoomaaliyeed ee kasheekeysta wax kale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed Afgooye

Unrecorded Date
nin baa yiri soomalidii waa suntii hargaha. waxaan u malaynayaa dhamaantiin in aad u gafteen ninka sheekada soo qoray sababahan soo socda:-
1. Boggani waa ila qosol markaa ma arko wax aad dhab ugu qaadataan.
2. inanta waxba kama uusan sheegin waxuu yidhi way dhirbaaxday markay fahamtay waxa uu inanku doonayay.
3. Inanta wuxuu yidhi soomaaliya ayay toos uga timi oo afka may aqoon. Taasina cay maaha qofku hadii uusan afka weli barran.
Uga danbeys this is a joke page you either get it or not. And if you wanna offer a better one my friends let us hear it. And stop dissing the brother at least he tried to make us laugh unlike you guys.
Afgooye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
That joke looked kinda interesting. Do you mind translating that in English please?
It's hard for those of us who try to understand but can't so please be understanding for us.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RAACDO REEBE

Unrecorded Date
Ku:calooshiibukta.

walaal keen waxa uu inoo hadiyeeyay sheeko
wanaagsan uu galiyey waqti qaali ah
ee meel cidla ah haka xagxagan

ama talakeen ahaw ama talaraac ahaw

ee riinka hala dhaafo

calooshii buktay cowra daada dado

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gacaliye

Thursday, July 13, 2000 - 12:46 am
Walaal Muniira waxaan kugula talinayaa inaad
afsoomaaliga qoritaankiisa aad waqti badan ku bixiso si aad u qorto wax si dhibyar loo fahmi karo mahadsanid baayo.
Bye Gacaliye

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.