site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Gabadhii reer magaalka isku haysatay

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Gabadhii reer magaalka isku haysatay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciiryaamo

Unrecorded Date
Wiil dhalinyaro ahaa ayaa wuxuu jeclaaday gabar xaafad kale degenayd. Gabadhii & wiilkii waxay ku balameen in ay habeenkii ka soo casheeyaan Baar Shungal. Goor fiidkii ah ayuu gurigeeda kasoo maray waxayna aadeen Baarkii.

Meeshii ayaa habeenkii oodhan cuntooyin kala duwan lagu cunayey,laguna caweeynayey. Markii ay bixi rabeen ayaa ninkii wuxuu uyeeray kabalyeerigii.

Kabalyeerigi meeshii ayuu soo istaagay , wiilkii ayaa kabalyeerigii ku yiri " saaxiib waxaad iikeentaa istakiin" isagoo hadana gabadhii weey diinaya in ay wax kale rabto & inkale ayuu gabadhii weeydiiyay " Abaayo wax kale ma isku dayeeysaa?".

Gabadhii iyadoo umalaysay waxa uu wiilka dalbaday in eey yihiin wax lacuno ayeey tiri "...walaahi wax badan maba cuni karee, saxan istakiin ah lee ii keen" Kabalyeerigii & wiilkii ayaa halmar is fiirshay ! Damn !. wiilkii meeshii ayuu gabadhii uga tagay, waayo umuusan maleeyneen in ay xoogaa danbayso. Gix, Gix, gix, fiq, fiq, fiq....

Moral.

Bal inkaar qabto meey shib iska tiraahdo caawo oo dhan ayeey wax cunaysee...reer-magaalnimo iska doonkii meel ayeey kala dhacday, marka dadoow iska ilaasha waligiin wixii aad aqoon ma aqaan ayaa laiska dhahaa....

Ciiryaamo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geedi_shaambow

Unrecorded Date
Ciiryaamo you come up with some original one..... bro....thanks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi yus

Unrecorded Date
War sheekada waa haynaa, wiilku lacag ma haynin,
inanatii ayaa loo qabsaday. GAH GAH GAH GAH
KA warran

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

1323

Unrecorded Date
xamariintu meesha ku badanaa.waar sheekooyinka beenta meesha kala taga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To 1323


Waryaa xamariin meesha laguma hayee, hadii aad wayday wax kula qaada waxaan kuoran lahayn,bye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madar

Unrecorded Date
Waryaa Ciiryaamo, this is good one. Keep up the good jokes.Thanx.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

godegode

Unrecorded Date
saaxiib hawsha meesha kawad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AMRAN

Unrecorded Date
To ceeryamo
ceer yaamo that is so funny bro well done .
This is the kind of things to post in "ILLA QOSOL" page not about relationships or the none sence stuff. bro great work n u r funny guy u got the Accadamy award lol . byeee.

TO Abdi Yusuf

waxaa ka hadloosaa riwaayada magaalo joog xumo aboow waa na kaseenaa ee hanaga qasin qosolka. lolHHHAAAAAAAAAA
satay sweet aight.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciiryaamo

Unrecorded Date
To. Geedi_shanbow, Abdi yus,Anonymous, Madar, Godegode & Amranba waad mahadsan tihiin walaalayaal. Thanx alot.

Plz read other funny histori's by Ciiryaamo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wagax

Unrecorded Date
Ciiryaamo.

Still reading your posts. Original ones..Keep the place rocking....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hani

Unrecorded Date
hey ciryaamo

raabidiyo ceeb ma aha doqon yahoy. soomalida dhan waa raabidiyaal xitaa xamarta lasheegaayo baadiyo wax madhaanta. all of you are dam that is not funny guy.

peace
all of you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tahaye

Unrecorded Date
aaaaaaaaaaahaahhhhhhhhaaaaaaaaaaahhhhhhhhhh
saaxiib aad iyo aad ayaad iiga qoslisay
thankz any way
keep it up
@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@by"tahaye@@@@@@@@@@@@@@@@

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guled

Unrecorded Date
walaal ha ila yaabine bal istakiinnow maxaad tahay?

istakiin waa maxay micneheedu?

iga jaahil tir bal bro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciiryaamo

Unrecorded Date
To. Guled.

Maxuma su'aashaado !. Istakiin waxaa loo yaqaan qoriga yarka ah ee lagu findhicisho, marka hilib ama wixii ilkaha gala lacuno.

Mahadsanidiin.

Ciiryaamo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

g-gode

Unrecorded Date
akhyaarta waa salaamantihiin after-that sheekadaan was happened but habka uu saaxiibkeen ufasirtay gabadhu ugama danlahayn,soomaalidu waxay ku maahmaahdaa HADAL NINA SI UYIRI NINA SI UQAADAY or HADALKU WAA MARGIYOO KALE imean gabadha markii uu ku yiri adna ma ubaahan tahay istakiin gabadhu waxay umalay naysay nooc kamid ah hilibka la dubo oo loo yaqaan istakiin bal akhyaarta sheekadan ila akhriya .......nin sooman oo cadaysanaya ayaa waxaa uyimid ,dhawr niman nin kamid ahaa ragii baa yiri adeeroow cadayga dabada iiga JABI ninkii wuxuu yiri adeer anigu waa soomanahayee hoo adiga dabada isaga JABI gax .....gax .....gax afka --day

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciiryaamo

Unrecorded Date
To: g-gode

Gix, gix, gix...fiq, fiq, fiq.

Saaxiib taasna waxay ahayd sheeko qosol badan.

Waxyar aan ka iraahdo arintaad kor ku sheegtay oo ah " gabadhu istakiin waxay kawaday, nooc hilibka kamid ah "....saaxiib waa ku sidee hee! caadi aad waxaad ugu jirtaa off-side.

Hilibkaas saaxiib waxaa la dhahaa " buskeeti" saas aa kawaday aan umalaynaa, laakiin gacantaa kaa xaday ereyga " istakiin". Gix, gix, gix.

Saaxiib iga raali ahoow waan iska kaa yara ku-lulaystay.

Ciiryaamo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

g-gode

Unrecorded Date
saaxiib CIIRYAAMO waad mahad santahay marka hore,,marka xiga hilibku waa noocyo badan yahay balse waxaan umalaynayaa still inaadan fahmin the meaning of my story waan aqaan busteeki bal fiiri faraqa udhaxeeyo istakiin and busteeki anyway my freind you are so well come

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dangarad

Unrecorded Date
SHEEKADAAN WAXAY KA DHACDAY MARAYKANKA

gabar wax kasta inay taqaano isku malaysa ayaa waxay aaday dhaqtarka in laraacana waydiiday, daqtarkii aa wuxuu waydiiyay "do you have any period" oo ah caado maqabtaa qoftaan waxay u malaysay in ladhahaayo malagu wasay markaasay waxay tiri"three times two with somalian guy and one with kenyan guy" war maayaalahee dhaqtarkii qosoluu meesha uga cararay!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zulfa

Wednesday, June 14, 2000 - 05:57 pm
dangarad bro that was so funny keep up bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faisalfresh

Friday, July 07, 2000 - 12:26 am
Faisal


TO all of yah.


Waxaan idin leeyahay kuligiin FIN HA IDIN KASOO FEERAWEYYAALYAHOH E

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.