site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

JACEYLKII GAARAY IN LA KALA CARARO[LOL]

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): JACEYLKII GAARAY IN LA KALA CARARO[LOL]
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OSMAN YARE

Unrecorded Date
SHEEKO KU DHACDAY MACLINKAAN GABAR AYUU JECLAA GABADHANA AAD IYO AAD AYEEY U QURXANEED LAKIIN GABADHA IYO WIILKA ISKU MAYL MA JOOGIN WIILKA WUXUU JOOGAY USA GABADHANE WAXAY JOOGTAY KENYA MARKA WAXAY KU XARIIRI JIRAYN TELEFOON.GABADHA IYO WIILKA WAXAY ISKU BARTEEN TELEEFOON OO U SOO DIRI JIRAY HOOYADIIS MARKA GABADHAAN AYAA UGU SOODHICI JIRAY TELEFOONKA.WIILKII WAXAA LOOSOO DIRAY SAWIRO HAAF AH MARKAASUU WIILKA ARKAY GABADHA OO QURUXKALIIH AH.MACALKAN ISPONSOR AYUU U DIRAY GABADHII GABADHII WAA LA AQBALAY WIILKIINA WUXUU DIYAARIYAY GURI KALA XIRAN GABADHII FALAAT AYAA LA SOO SAARAY WIILKII AYAA GAROONKA DIYAARADAHA KU SUGAA.WIILKII WUXUU LA KULMAY GABAR GAARIGA JEESIINTA SAARAN WIILKII QARACAN ASAGII GABADHII WAY U IMAATAY AYEE KU TIRI MAXAA KUGU DHACAY MARKAA SUU KU YIRI IIMA SHEEGIN INAAD JIISTAHAY MARKAASEE KU TIRI WAR WAACAADI HADAA JARANJARADA DIYAARADA KA SOO DHACAY MARKA WAXAY ISIIYEEY GARIGAN MARKAASUU WIILKII INTUU DHINACYADA FIIRIYAY AYUU GABADHII SOO QAADAY AYUU WUXUU KU YARI QAADO GURIGAAN NA KALA WAD LAKIIN CABEENKAY DHAXAN KU QABATO ISOO WAC IYO MARKAA RAAD U BAAHATO.LOL LOL LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Madax yare

And you think you told a joke

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hibaq

Unrecorded Date
o/yare.... what an idiot you are...

you just told the whole somali net of the size of your brain..
berhabs that is what your name yare takes after...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
good comments fellas,,,you've said enough...
i'm sorry he got my name

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baasto miskiin waaye!

Unrecorded Date
lee dadkaan iyaga maxaa waaye? miskiinka waa aragtaan waxa u yahay, beesaanimo ku dila! oo niyada u dhisa noo!!!!!!!!!!!!!!si dadban wax-ugu sheegaa! hada weligiis wax dambe ma soo qoraayo!
ha iska neefsado miskiinka, waxaa laga yaabaa inay sheekada usuga ku dhacday, ilayn qof caqli lahi waxaan ma saeenaayo!!!!!thanx fellas

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.