site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxaa kala raacay Gabar reer Galkacyood ah in nin lagu daray.

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Maxaa kala raacay Gabar reer Galkacyood ah in nin lagu daray.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdullahi

Unrecorded Date
Nin asagana originkiisa yahay reer Galkacyood oo lakiin ku koray xamar iyo waxaa la is ku daray gabar ku kortay Galkacyo. Sitimaan kii arooska ay ku jireen ayaa maalin duhur ah ninku damcay in uu u tago xaaskiisa markaasay gabadhii banaank u carartay ayadoo qaylo ku dufanayso markaasaa reerihii dariska ahaa soo baxeen. Naagtii ayaa la waydiiyay waxa ku dhacay markaa say tiri " Warwaxaan qurunka ah aniguu i mooday dhilo harka cad loo tago" ............. Ninkii naxdin ayuu gurigii oga soo bixiwaayey......"LOL".

ps. sorry reer galkacyood foorjadaa idin ku baxdo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geedi_shaambow

Unrecorded Date
ehehehehehehehehehehehehehehehehehehe............

Boy! made made me laugh............ keep the good work.........eheheheheheh heehehehehehehehe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gaaaax

Unrecorded Date
Gax, gax, gax...fiq, fiq,fiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

g-gode

Unrecorded Date
saaxiib malmahan anigoon qoslin baad iga qoslisay runtii waan xiiseeyaa reer gaalkacyoodka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Macalinka ku bacdhow reer gaalkacyoodka !!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.