site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Qosol ma rabtaay?...Haa maahoo...Nakeen

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Qosol ma rabtaay?...Haa maahoo...Nakeen
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Canbuulo

Unrecorded Date
Oday oo reer waqooyi eh aa kasoo tegay reer kiisa si uu xamar intuu cusbitaalka aado isu baaro. Odayga runtii cudur ma qabin ee saxarada aa qaban jirtay. Wuxuu kusoo degay gabartiisa. Gabartiisa aa dhowr jeer ku dhahday aabo aan canbuulo kuu kariyo aad caafimaadidee. Odayga canbuulada cunto caadi ah uu moodaay, gabarta waxay uga jeedaa yacnii si ay caloosha u baxdo. Odayga runtii oday cad ah uus ahaay laakiin weli 2 lugood uu kusoconaayey. Xarfaanka canbuulo aa dhegahiisa ka badbadatay. Maalintii danbo oo dhahay "waar hudheelka iigu dhow in ley geeyo ayaan doonayaa" Odaygii waa la geeyey. Kabal yeerigii hayimaado, markaasuu yeri adeer maxaa dalbanee? Odaygii, waar canbuulo noo dhiib. Kabalyeerigii, adeer canbuulada da'daada camal uma fiicna. Odaygii waar waa bilaa da'a. Markii loo keenay uu ka dhergay. Maxaa dhacay hee? 5 daqiiqo ka dib shuban haka wareego. Kabalyeerigii, adeer fiiri makuu sheeginoo? Odaygii, waar caafimaadkaan ilaa iyo hawd usoo socday bahashii isiin lahayd ayaad ilaa iyo caawa iga hay haysay, ala reer xamaroow xaasisanidaan!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Danbas

Unrecorded Date
Thanks Mr Canbuulo, waa sheekadii iigu qosolka badneyd een akhriyo todobaadatan.

Qax,qax, qax ayaa rag iyo dumar badan ka soo yeereysa.

Thanks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qax

Unrecorded Date
qax qax qax qax qaxaq<a aq

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.