site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

QISADII BUS STOP KA.

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): QISADII BUS STOP KA.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anwar

Unrecorded Date
Salaam

Maalin maalmaha kamid ah yaa waxaa isa sooraacay sadex dhalinyaro oo kucusub magaalada London iyagoo kayimid Africa, waxay soo is taageen Bus stop kuyaala Totenham High Road, cabaar markay taagnaayeen ayaa waxaa gudbay baskii aysugayeen. Markaasaa mid iyagii kamid ah ayaa wuxuu yiri war naga daba ordisiiya stop ka kale aan ku gaarnee, sadexdii nin ayaa isdaba cararay sidii iyagoo ay balaayo eryanayso markaasaa waxaa arkay Police car oo meesha marayay waxaa lashida emergancy horn oo Police kii waxay is yiraahdeen tuugadu maxaa lacarartay, iyagii iyo police kii ayay noqoytay wax lays eryadaba nimankii waa laqabtay, markaa la baaray waxaa lawaydiiyay maxaa la ordayseen waxay kujawaabeen baskaan bursanaynay markaasaa layiri basasku way badan yihiin maad sugtaa kan kale markaasay yiraahdeen sorry ma bus kale ayaa imaanayay,
manaan ogay kan kaliyaan uhaysanay mar danbana baabuur mabursanayno.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YOURNOTFUNNY

Unrecorded Date
huhu......U R not that funny, accually, its kind
stupid joke.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anwar fun

Unrecorded Date
you make me lough qax qax qax fix fix
wax kale ma heysaa aad ayaad u mahadsantahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madar

Unrecorded Date
Saaxiib nimanka jaahilsanaa, haddeyba luqadda garanayeen sidey u akhrin waayeen the time table-ka. Teeda kale even Africa basaku wey is daba socdaan. Thanx anyway.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hibaq

Unrecorded Date
hahahahahaha
bro you tell this story so nicely and detailed
are you sure you wern't one of the men??????!!!!!!!lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qalanjo

Unrecorded Date
go girl hibaq


he is one of them or his brothers
haaaaa haaaaaaa haaaaaaaaa

by peace all of you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qalanjo

Unrecorded Date
go girl hibaq


he is one of them or his brothers
haaaaa haaaaaaa haaaaaaaaa

by peace all of you

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.