Unrecorded Date MAGAALO YAROO ROCHESTER LAYIDHAA KUNA TAALLA STATEKA MINNESOTA EE WADANKA MARAYKANKA AYAA WAXA KA DHACDAY IN UU NIN SOOMALI AH TAGAY DHAKHTAR KA WEYN EE MAYO CLINIC SI BAADHITAAN LOOGU SAMEEYO. MARKAA DHAKHTARKII AYAA WUXUU WEYDIIYAY NINKII IN UU KU DHACAY CHICKENPOX MAR HORE, MARKAA WUXUU KU JAWAABAY "NO BUT I WOULDN'T MIND TO TRY IT OUT SOME TIME!" WUXUU U MALEYNAYEY IN LA WEYDIIYA INUU CUNTO CUNTOOYINKA KA MIDA INUU HADA KA HOR CUNAY...
Unrecorded Date aray igaarkoo xaafadaanya biyo ka shubaa aa yiri luqad ingiisaa barahaa maalin isagoo shaqeehaaya muluqyo banooni dheelaa ay ku dhufteen banoonigii aasow waxaw yiri yahooy (childrenkaan childreenku dhalay aawey fatheradooda xaysa bolka noogu dhufahaayaan ki ki ki ki ki ki ki!.