site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

KOOB SHAAX[LOL]

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): KOOB SHAAX[LOL]
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OSMAN YARE

Unrecorded Date
WAAYAA WAXAA DHACAY NIN SAXIIBKAY AYAA LAGA KEENAY BAADIYO WUXUUNA LA DAGNAA WALAAALKIIS.MAALINTII DANBE AYUU WUXUU U DOONTAY BIIBITO XAAFADA KU TAALAY SHAAX MARKAA SUU WUXUU KU YIRI NINKII BIIBITADA LAHAA KOOB SHAAX ISII.MACALINKAAN WUXUU OGAA MEESHA OO KA IMAADAY INUU KA RAQIISNAA SHAAXA MARKAA.MACALINKAN MARKUU SHAAXA DHAMEESTAY AYUU YIRI I XISAABI MARKAASUU KU QOSLAY NINKII OO MAXAA REERBAADIYO ISGA DHIGEE MA KOOB SHAAX MAA KU XISAABIYAA MARKAASUU NINKII KU YI WAA OFARBOQOL OO SHILINKA SOMALIGA AH MARKAA SUU KU YIRI MEESHAA KA IMAADAY WAXAY AHAY SEDEXBOQOL SEE KU DHICI KARTAA.MARKAASUU WUXUU KU DHAHAY KII SHAAXA CABAY KEEN KUUBKA GURIGA AYAA KAAGA SOO SHUBAA KOOB SHAAAAAAAAAAAAX[LOL]

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caqli

Unrecorded Date
saxib waa shaah ee shaax ma aha mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Gax gax gax gax gax walaahi ilbax iga dheh
way ka inkaarsadeen maxey baadiyahay oga soo wadeen kaa. this is funny bro.......loooooooool

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.