site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Qosolkii,Qosolkii aduunka iyo todobaadkan

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Qosolkii,Qosolkii aduunka iyo todobaadkan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Danbas

Unrecorded Date
Goobtu waa Australia, fadhiga guriga ayaa Tv lagu daawanayaa, waxaa socota idaacaddii(news) Xaji Hassan iyo wiilkiisii ayaa ka mid ah dadka idaacadda daawanaya. Indonesia ayaa madaxweyne cusub laga doortay baa la sheegay xaajiguna maadaama afka uusan garaneyn wiilkiisa Ali ayuu mar kasta weydiiyaa akhbaaraha kuwa uu xiiseynayo.
Idaacaddii markii ay dhamaatay sheekadu waxey u dhacday sidatan.

Xajiga: War maxaa Indonesia laga sheegay CAli?
Cali: Madaxweyne cusub ayaa la doortay aabbe.
Xaji: OO makii Ookilyaalaha lahaa ee lagu dul dhoobnaa baa?
Cali: Haa aabbe
Xaji: OO magaciis maandhoow?
Cali: gusk Diir( runtii dhawaaqu waa sidaas laakiin cali wuxuu u jeeday Gusk Duur)
Xaji: Innaa Lilaahi war wuxu soow Muslin maahan?
Cali: Qix qix qix haa aabbe waa moslem
Xaji: oo magac kale ayaa loo waayey waa maxay guska iyo diirku nin weyn oo wadaad ah buu u ekaaye.

f.G. The word "k" is just sublementary to mislead Somalinets reprogrammed forms which will not accept "g"da,"u"da and "S"da words, otherwise it won't make a sence. Sheekadii sii socotay, intaas ayaanse ku soo koobayaa<<< hadaadan qoslin heyla yaabin maxaa yeelay aniga qosol bey ila noqotay .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa

Unrecorded Date
Salama....

Macalinka....well-done!
That is all I could say, lakiin duqa, Abdirahman Wahid ma aheeno kan cusub oo loo doortey as a President? Mise anaa qaldan oo xasuusanin.

Farewell

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SANTUUR

Unrecorded Date
SALAAN.

FIX FIX FIX Danbasoow adaaba wax lagu qosla ahe

Waryaa Danbas waa ku jirataaye sxb magacii madaxwynaha Indonesia miyaanu ahayn Abdiraxmaan Waxiid hahaha hahaah haha hahaah lolol lolol ahaaha haaaaaaaah hah Duqa waa kujirtaa laakiin micna malaha waxay kamid tahay qosolka

Anyway thank for your indirect ila qosol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Danbas

Unrecorded Date
To: Waryaa iyo Santuur.

Waa runtiin oo magaciisa qoran waa Abdirahman wahiid laakiin waxaa si balaaran loogu yeeraa oo loogu yaqaan ama uu ku magac dheer yahay Guus Dur.

mahadsanidiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SANTUUR

Unrecorded Date
WAA RUNTAA SAAS WAAN UGARANAYAA WAA NAA NAYSTIISA WAXAYNA U DHAWAAQI SIDAAD SHEEGTAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MO

Unrecorded Date
LOL Thanx bro - that's a real life drama! Odayga yaa u sheega in warkii uu radinayey uu dad kale gowsaha ka ka daadiyey.

GAx GAX GAX
MO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burjiko

Unrecorded Date
To danbas.

Sheeko fiican ay ahayd.

Ma igaranaysaa ? saaxiibkaa Burjiko aa ku soo salaamay. Sheeko oo isku dhacaysa waaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Danbas

Unrecorded Date
Salaan Burjiko, saaxiib si wanaagsan baan kuu garanayaa, hase ahaatee waayahakan warkaaga lama maqal ee xaalkaagii ma wanaagsanaaday?

Isla socod wacan Mr Burjiko.

Mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madar

Unrecorded Date
Macllinka waad iga qosolsiisee day. Especially markuu u turjubaaney aabbihiis,ayaan waxaan xusuustey mid teen-age ahoo aabihii oon afka aqoon markuu wax weydiiyo been ku cabo. Markaan iri war maxaad odeyga beenta ugu cabee, ayuu yiri " waxbo kama dhageysan karno nooh,hadalkiiyoon dhammaan uu iweydiihaa nooh."

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AXMED-GOLE

Unrecorded Date
ASALAAMU CALAYKUM.

AARYAAAAA ......... MADAR ................ GAX GAX GAX .................. FIQ FIQ FIQ ........................ DHAG DHAG DHAG .......... SXB adaaba kadaray sheekadii danbse wiilkaan yaroo odayga ku cabaaya aan aad ugu qoslay waxayna taasi u xasuusisey sheekooyin dhowr ah oo saas oo kale ah oo dhacay, waa runtiise daa haku cabee hadii kale waxba lagama dhagaysan karo .......... gax gax gax .............

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.