site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Sidinaa Ali !!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Sidinaa Ali !!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Waxaa la yiri Nin reer BAY & BAKOOL ah ayaa waxuu guursaday gabar yar oo isla gobaladaas ah. Waxaa dhacday in ninka odayga ah uu gabadhii ka heli waayay ,, dhaqankii wiil iyo gabar is qaba , sababtoo ah gabadhu aad bay u ga baqaysay arintaas.
Ninkii wuxuu sameeyay xaalad uu wax uga helo. Wuxuu gabadhii ka dhaadhiciyay in haddii ay isku tagaan in ay ilaahay xagiisa ka helayaan AJAR u dhigma sida qof dilay GAAL ay jihaad iskula jireen.
Gabadhii arintii aad ayay uga heshay , markaas ayay mar kasta waxay ku tiraahdaa , awkeey kooy bo gaalkoo aan dilnee .....markii dambe ninkiii wuu adkeysan waa yay markaasuu yiri .GAAL sidinaa ALI seeftiisa ku dhamayn waayay maan shuftay ku dhammayn karaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
stupid annonymous
waxba meesha kuma heysid ..so SHUT UP..
AND how can you involve the religion and the acts of the noble followers (of the prophet pbu) in such a stupid joke.
you should be ashamed of your self ....and grow up.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAXARDIID

Unrecorded Date
YAX YAX YAX YAX FIQ FIQ FIQ.................THIS IS ONE OF THE BEST ILA QOSOL


BR INTEE KA SOO SAARTAY ALAABTAAN ISKU DHACAYSA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dangarad

Unrecorded Date
Nacas baad tahay oo dabaal iyo axmaq baad tahaye diinta iyo qosolka kala saar nin ragaa illaahay kaa dhigaye naga daa nacas nimada oo magaalada ka seexo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

phaysal

Unrecorded Date
ha ha ha ha ha ha ha ha waa runtiis shutiis kuma dhameen karo sheekadan aad baan ula dhacay waadna ku mahadsan tahay teeda kale kuwan mesha iska dhigaya in ay diinta leeyahiin waraa shaqo yeeshaan idin iri mesha cay hala soo galinee haduu nacas jirana waa adiga dangarad ah dan beele yahow eheheheheheheh no hard feeling bro peace

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.