site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Sheeko qosol leh ...akhri pls

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Sheeko qosol leh ...akhri pls
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siidow

Unrecorded Date
Waxaa shirko noqday nin reer WAQOOYI ah iyo nin reer KOONFUR ah, waxaa iskugu darsanaa xoolo oo waxay ahaayeen niman saxibo ah oo wada shaqeysta.
Maalin baa waxaa dhacday in ay xoogaa qasaareen ,sidaa daraadeed ayaa ninkii reer WAQOOYIGA ahaa oo ka mas'uul ahaa dealka keenay qasaaraha ayaa wuxuu ugu yeeray saaxiibkiis reer Koonfur in uu u sheego sida xaalku yahay.sheekadiina waxay u dhacday sidatan:
MRwaqooyi.:dee xoolihii qiimahii ay nagu joogeen mid ka liita ayaan ku iibiyay..
MRkoonfur:yaa ku iibi ku yiri
MRwaqooyi: dee nabigaaga ku sali horta
MRkoonkuf: (A m al..) wuu ku saliyay
MR waqooyi: marka waxooga qasaaro ah baan na soo gaartay..
MRkoonfur: Qasaaradu aday ku soo gaaraty!!
MRwaqooyi:dee nabigaaga ku sali horta
MR koonfur:(A M AL::) wuu ku saliyay
MRwaqooyi: Dee qasaarada waa inaynu qaybsanaa
MRkoonfur: Qasaaradda xaan kuula qaybsaa!!
MRwaqooyi: Dee horta nabigaaga ku sali
MRkoonfur: horta intaad nabiga iigu taakeyhee!!ilma xisaabtantidoo!!Siidow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jasminax1

Unrecorded Date
maahasl mdjeio msdeol askemf ?
anrjdb nfkwx njrfh alwafam.
asda kahaano oo o sika osheek

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.