site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MA KU BIYO BIXE LAHAYD QISH

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): MA KU BIYO BIXE LAHAYD QISH
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WALBAHAAR

Unrecorded Date
ANIGA OO U FADHIYO IMTIXAANKEE DHUGSIGA SARE, AYAA WAXAA LA EE KEENAY QISH, SIDAAD U OG TIHEEN QISH LAMA OGALA, MACALINKEE IYAA WAXUU BILAABAY INUU ARUURIYO WARAAXIHEE WALINA QISH MAANAN KA QORIN WARQADA, MARKUU MACALINKA BILAABAY INUU ARUURIYO WARAAQAHA, AYAAN INEGANA QISHKII BELAABAY,INTA U DHAXAYSAY A RUURENTA WARAAQAHA IYO BOOBSEENTEE ANN WAX QORAYAY AYAAN KU BIYO BAXAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

huh?

Unrecorded Date
what you mean aan ku biyo baxay huh? N was that supost to be funny

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

manaxdo

Unrecorded Date
wax ma tari adi camal waaye waxa loo aadayo ajanabiga ilahay ku ceebeey ee meesha ka tag.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Balqiis

Unrecorded Date
Alla cu ceebeyeeeeeeeey....asagaaba is cebeynayeeeeeeeeeeeey..... Acowdu bilaah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Unrecorded Date
this website is supposed to be for humor, not stupidity....... next time please come with some thing better or i will personally track u down and send u back to stupidia.........
stupid waxid!! waar waxan yaa meesha soo tusay?!?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bashi

Unrecorded Date
Bashi

Sadex walaalo ah.

Bari ayaa waxaa jiray sadex wiil oo walaalo ah, sadexduna waxay kala joogaan meelo aad u kala fagfag, mid waxa uu joogaa America, midna Australia, Midka kalna Somaliya.
Sadaxda walaalaha midka soomaliya jooga ayaa jaadka aad u cuna, maalin walba waxaa uu soo qaataa sadex marduuf oo jaad ah waxa uuna ku qayilaa marfishka jaadka lagu iibiyo, marka habeen habeenada ka mid ah ayadoo lawda qayilayo
ayaa xariifkii la waydiiyay sababta uu maalin walba sadex marduuf oo jaad ah kaligii u cuno.
Xariifkii waxa uu ku jawaabay mid waxaa iska leh walaalkay America jooga, midna waxaa iska leh walaalkay kale oo Australia jooga midna anaa iska leh.Ninkii mudo markuu sidaa jiray ayaa dhawr maalmood a waayay, maalintii markuu yimid ayuu waxa uu soo qaaday laba marduuf oo kaliya, wax yar marka ay qayilayeen mid asxaabtiisa ka mida yiri wadaayow walaalkaa allaha u naxariisto.
Xariifkii ayaa waxa uu ugu jawaabay walaalahay waa fiican yihiin ee aniga ayaa jaadka iska daayay.


Gax gax,gaxxxxxxxxxxxxxx.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To: manaxdo

yo lady, there is none of your fucking bussiness about whatever i say.
and this is a place for teens not 50 years old ladies.
thankxxx and peace xxxxxxx

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

masai88

Unrecorded Date
To: huh
yes it supost to be funny. beside you don't like you don't read. cya baby

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

massaya

Unrecorded Date
To: abdi
nigger who are you calling studit. first speak for your self and those crazy bitches. and come truck me if you can nigger. besides nigger i will personally trush you before you trush me. nigger kill people for fun of it and you liitle somalian want to mess with B.I.G well be my guess stubit.

cya massaya here.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

huh

Unrecorded Date
To masai88 waa jirantahay you got some kinda sickness Qish aan ku biyo baxaa aah uf waxaa tahay kuwi shaleemooyinka iyo meelaha publica "Geedka"macawiista ka soo saari jiray i dont know what they called some kinda Biish get help fool

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yagoori77

Unrecorded Date
naagyohaow waxasoo kale ha qorin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sayid

Unrecorded Date
war isku xishood dhaqan laaweyohow bal wuxuu waxaasi qorayo eega nimanyahow?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

habarwaa

Unrecorded Date
As a member of the Somali community in United Kingdom , I would like to say that you are sick.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fadhikudirir

Unrecorded Date
To: Walbahaar
Saaxib anigay sidaasoo kale igu dhacday anoo sidaadoo kale form two imtixaanka u fadhiya i qabsatay ta kugu dhacday kadib markuu albaabká kasoo galay maamulihii iskoolka oo qabiid ahaa anoo warqadii qishka ku fooraro.waxaa ninka ka keeno biyaha siyaabahan soo socdo
cabsida ama naxdinta faraha badan,
hurdada ama qarawga
salaax ama siigada
galmada ama sex.
marka layaab maleh ee waa caadiyoos ogoowna kali kuma tihidee waa lagula qabaa.
To.manaxdo
adi ninkii wax ka yimaadaan ma ku diimee orodoo haddaad rabto ninkii ku yiri 9 sagaal saacadood isii maalinkii aad hadaad rabto oo iska celi ninkaas.
RAMADAAN WACAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zanbusa

Unrecorded Date
to walbahaar
maxaad kadibna samaysay noowad shakada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Koronto

Unrecorded Date
In qofku arimo sidaa oo kale ah Biyo ugu yimaadaan waa wax normal ah oo waxaa cadeeyay dad fara badan oo la wareeystay.
Taana waxaan ku xusuustay naag tiri anoo tareen saaran oo lugaha isku kay korsaaranyihiin ayaan shubay.Marka koleey waxaa jira dhibaatooyin qofka ku kalifa ee sidiisa udaaya.Ogoowna in ay cudur ahayn .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LOVEYOU

Unrecorded Date
TO= YAGOORI77 ISKUSHEEG
YAGOORI MAGAALADA HACEEBAYN SXB

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.