site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

"LABADII DOQON"

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): "LABADII DOQON"
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maslax

Unrecorded Date
Maalin ayaa nin layiraahdo XOODLE iyo nin layiraado SUGILLE safar galeen. XOODLE iyo SUGILLE waxay ahaayeen labanin oo saaxiibo ah . Safarkooda waxuu socday 12saac. Markaasay waxay fadhiisteen geed hoostiisa si ay ugu nastaan. SUGILLE ayaa wuxuu yiri cabaar markay fadhiyeen "Hadii Illaahay isiin lahaa boqol halaad waxaan noqol lahaa nin taajir ah". SUGILLE waxuu soo fiiriyey XOODLE, markaa soo kuyiri "War ILLAAHAY maxaad kabaryi laheed in uu ku sii yo". Markaasuu XOOBLE yiri "Hadii ILLAAHAY isiin lahaa boqol kun oo LIBAAX waxaan ahaan lahaa nin laga yaabo". SUGILLE inta yaabay buu yiri "War hooge maxaad qoodin toontaa boqol kun oo liibaax" Markaasuu XOODLE inta fiiriyey SUGILLE yiri "Waxaan kudiri lahaay boqolka kun ee xoolo aad leedahay" SUGILLE
waan xanaaqaa inta yiri wuxuu kuqaaday laad saaxii bkiis XOODLE. ayaguu is diriraayo, ayaa nin wata malab, subag,biyo macaan iyo salool soo maray meesha ay isku dagaalaayeen. Markaa suu kala qabtay labadii nin, markaasuu way diiyay sababta ay isku qabteen. Markaasay u sheegeen sababta.Inta uu daadiyey malabkii ,subagii iyo biyihii buu yari ILLAAHAY saas ha u daadiyo dhiigayga ninmanyahow maxaadtiin doqomo markaasuu iska tagay asaguu qoslaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Unrecorded Date
man this is a long one, and i dont mean to hurt your feelings but it bores me to death..........
it is funny anywayz, thanx..........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hass

Unrecorded Date
this is hass from the usa yow this joiont is off the hook and i love this •••• again i never heard of this stuff before youw it be coo,lif yall email it to people with request.
This •••• is lovely

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hashi

Unrecorded Date
walaal marka waan idin salaamay salaan kadib.
aad iyo aad ayaan u jacladay aqriska sheekadan lakiin waxaan rabaa in aan idin waydiyo meel aan fahmi wayey oo ah sidan
war hooge maxaad qoodin toontaa boqol kun oo libaax.marka walaalyaal waan fahmi wayey ee iga soo jahil bixiyay.marka hadan qaldamayna iga rali noqda sidaa iyo nabad galyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shakliin

Unrecorded Date
waryaa get a grib, your story realy sucked big time and if you dont have anything good and funny to write i say you dont write at all ok. bye for now

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cusub

Unrecorded Date
Walalayal,sheko fican ayad qorten, lakin sifican u masharaxna.
thanks anyways.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QAALI

Unrecorded Date
by:QAALI on Wednesday, November 17,1999-10:38

yo man you're story really sucked!!!
I think that you were the one that spilled the subag!!!
Next time put in a good story or don't even bother at all!!!
bye bye for u!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

foodcade

Unrecorded Date
Waxaa jiray nin reer badiye ah oo aan diinta sifiican wax uga aqoon, waxaanu ninkaasi aad isaga ilaalin jiray wax yaalaa danbiga ah markaasay gaarsiisey heer ka badbadis ah inuu wax walba oo uu maskaxdiissa kahelo inay tahay danbi iska ilaaliyo maalin ayuu dhegaystay shiikh meel maxaadiro diini ah kawada kadid markuu dhegaystay shiikhii wuxuu u sheegay in hadii uu xaaskiisa dhunkado aanay danbi ahayn,Isagii oo faraxsan ayuu xaaskii sii oo aanu weligii dhunkan ku orday markaasuu dhunkaday xaaskiisii way yaabtay qaylo ayey ku dhufatay <<alla bayeyyy>> makitaab jaamacuu i mooday <<alla bayey>> kitaabkaa la dhunkadaaye ma kitaab baan ahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bashir Ali

Unrecorded Date
salaamu caleekum.walaal dhamaan waa idin salaamlay.salaan kadib.aad and aad ayaan ugu farxay majaajilooyinyaan.ha fiicnaadaan,mase yeysan..thanks walaalayaal.... from.bahka,ohio..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FOXY

Unrecorded Date
IS THIS STORY MENT TO BE FUNNY BECAUSE
TRUST ME THERE IS NOTHING FUNNY IN THAT
STORY
GET A BETTER STORY NIGGA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sharmake

Unrecorded Date
ha ku ciyarini dadka waxa akhirisanaya ama sheeke
qumana sooqor amanagadaa sheeko ciyalka!!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

badhan

Unrecorded Date
wow! this joke was really funny I give you 100% for this joke hey, thank you very much.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

madeyo

Unrecorded Date
TO: MASLAX

Sheekadaadu waa fani laakiin origaalkii ana ku siin ee aqriso.

Laba nin oo xaasidiin ah oo faqri ah ayaa is saa raacay waxay u tageen shiiq wali ah markaas bey weydiisteen in uu ilaah baryo in ay faqri ka baxaan Shiiqii waxuu yiri Baryihiina Ale wuu aqbali ee midkiin ilaahay wax uu rabo ha ka baryo kan kalena aamin ha u dhaho. Kan ilaah barya waxa uu rabey wuu heli kan kalana inta kan hore helay labdeed ayuu heli.

Saaxiibadaa waa isku qabsadeen oo midkastaa waxuu waxaa yiri aniga ayaa aamin oran si aan waxa badan u helo, markii arin meel xun gaartey ayaa midkod yiri ani ayaa ilaah baryi ee adigu aamin dheh. Ileen xaasis waa xaaside waxuu ilaah ka baryey in uu Ilaah il ka rido, oo sidaas ayaa ili uga dhacday kii kale oo moodey in saaxiibkiis Ilaah wax fiican ka Tuugay ayaa Aamiin Yiri isagiina sidaas ayuu laba indhood ku beelay.

Waa Xaasid iyo Aayatiinkiis, Soomaliyeey Xaasidnimo ha la iska ogaado.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

madaalo

Unrecorded Date
TO maslax
walaal matqaanaa macnaha wali dadaadan aqoonin ha isticmaali matdanbe waan kula tiln lahaaye

walaal ninka waliga ah ilaahay unbaa og qofkasa oo ilaahay kabaqana waa wali waligaana yayna kusirin suufuyadii soomaaliyeed dadka xoolaha ka dhamaysay waliga wax uu qof sheegan karo ma ah ee waa wax uu ilaahay biyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

madeyo

Unrecorded Date
TO: Madaalo

Duqa, it is just a joke. do not get too serious.

Aqri waxa aan qoray mar labaad kuma fahmin waxa aad igala hadashay. mise waxaa tahay gar dheere aqoon aduunyo iyo mid aqaariba ku yar tahay oo jecel in uu wax iska waaniyo.

Take it easy brother.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faiza moalim

Unrecorded Date
people stop fighting. it was a good story

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Axmed

Unrecorded Date
foodcade aad ayaan uga helay sheekadaada "Alla
kitaab buu moodey it is so funy

ax'ed

yamaasa

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.