site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Tanaa kadaran tiihore...........tanaa kadaran tiihore

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Tanaa kadaran tiihore...........tanaa kadaran tiihore
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rajaa

Unrecorded Date
maalin maalmaha kamid ah ayaa waxaa isa soo racay todabo nin waxay u caraabayen meel aad iyo aad u fog todobadii nin waxay socdaanba midka mid ah ayaa waxaa u yiri wara madhanahay mise qaar ayaa naga maqan markii uu yiri ayaa waxaa had lay midka mid ah waxa uu yiri anigaa tirinaayo markuu tiriyay ayu is ka reebay markaasuu waxay noqdeen lix nin hadana sidi ookale ayuu ku celiyay hadana isaga ayaa iska reebay midkastana isaga ayaa iska reeba hadana malaha qof kamaqan.
iyaga oo yaban ayeey u yimaaden oday markaasuu ka dhaaadhicin waayay markii danbe waxa uu ku yiri kaalaya marki ay u yimaadeen ayuu soo kaxeeyay markaasuu keenay meel biyo fadhinjireen oo laakinay xoogaa dhooqo leedahay,m arkaasuu ku yiri dhooqada sanka saara kadibna godka uu soo saaro sankiina tiriya.
way tiriyeen waxeena o gaadeen in ay yihiin todobadoodii,halkaas ayeey socodkoodii kasii wateen .
saaxiibayaal soo qosal maaha

aax aax aax aaxx

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wA

Unrecorded Date
Waxaad muujisay jahliga hadaan soomali nahay nahaysta.
good work,

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.