Anonymous | Unrecorded Date Labo dumar oos saaxiibo ah oolakalayiraahdo muxubo iyo xakiimo ayaa tegey mowlutul nebi, markaasaa, markii waxbadan lagu saliyes nabiga magaciisana lamagacaabey mar badan ayey muxubo intey wareertey ay tiri. ya xakiimo, muxumudkaaN lasheegaayo, Waa HALMA, markaasey xakiimo ku jawaabtey, MAHELO, WALBA WACEYSLEWAAYE.. HAAA HAAA.HAAAA |
Caqliiloow | Unrecorded Date That's good one bro. although some people may find it offensive if they mis-enterprate it. Thanx. |
Anonymous | Unrecorded Date MA FAHAMIN WALAALKIIS SSSSSSSSSSSSSSSOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOORRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYY |
hibaaq | Unrecorded Date this isnot funny one bit....... get a life you loser |
angry | Unrecorded Date to:anonymouse your so stupit |
ninka | Unrecorded Date Meeshu musqul maaha ee cayda inaga dhaafa. |
RAG IYO DUMAR | Unrecorded Date you rae so STUPIT STUPIT STUPIT STUPIT!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! |
Daacad | Unrecorded Date Brother magaca nabi Muxamed(N.N.K.H.) yaan laga dhiganin wax lagu kaftamo laguna qoslo, iskana jira erayada qaarkood waxay keeni karaan in diinta laga baxo, maamulka SOMALINET gaar ahaan qeybtan ILA-QOSOL waxaan weydiisanayaa in ay sheekadan ka saaraan meesha . |
Martiini | Unrecorded Date TO daacad Daacadow saaxiibow mid waan kugu raacsanahay midna makuugu raacsani,Mida aan kugu raacsanayn waa markaad dadkaan sheekadan qorey ugu yeertey brother mida aan kugu raacsanahay waa in sheekadaan meshaan laga saaro. |
hibo | Unrecorded Date TO.RAG IYO DUMAR. aad ayaan uga helay sidaad u tidhi.STUPIT. aabahay ayaad ixasuusisay isagaa sidaa u odhan jiray markuu xanaaqo. |
M.K. | Unrecorded Date Now this is just plain too ridiculos and stupid. Why are you even talking about our sweet "Diin" ISLAM. That i found extremely Offensive. And it's people like you we should band from this site, instead of making it hard for others to have a decent laughter. Also it would be more wiser not to talk about each other when makin jokes. God damit...talk about stuff like..."an old blind man sittin near a tree, and was approached by a blind man, and asked him to help him walk....stuff like dat... whatever... but please everyone try to not include our Religion in Humour. Because Allah is not a jock. Ok. thanx peace, M.K. |
abdi laahi yousuf | Unrecorded Date hawiyuhu nabigaba waxay u haystaan inuu iyaka yahay , xataa kooga ugu weyn ilaa kooga u ugu yar ayaa sidaas ah fadlan somalida soo gaadha |
MARTIINI | Unrecorded Date TO CABDULLAAHI YOUSUF NINKAAGA DHALINYARADA AHOW MEESHAAN MAADO AYAAN U NIMAADNAY ANAGOON KU XADGUDBIN DIINTEENA ISKUNA CAAYIN HADII AAD SIDAAS QABIIL XUMAANTIISA U XAMBAARSAN TAHAY MEELWABA AAD JOOGTO WEY JOOGAAN KU DHEH HORTOODA LAAKIIN MEELAHA HA KU QORIN MARKAAD AQRISATID QORAALKAAN HA IS DHIHIN NINKAAN WAA NIN AH ANIGA NIN SOMALI AH AYAAN AHAY. RUNTA WAA WAX AAD MAQLI DOONTID HADA AMA MAR KALE. |
theLost | Unrecorded Date in fact this is the funniest joke !. Maaan, keep what u doing now. |
Deeq | Unrecorded Date waraa cayda kadhaafa meesha |
QalbiNura | Unrecorded Date Horta diinta ninkani muu caayin sida muuqata e dad aqoonta diintu ka maqan tahay ayuu dacaayadeeyay.....maxaa looga dhigayaa in diinta lagu xad gudbay ama wax xun lagu sheegay??? Anigu sidaan u fahmay qoraalkan waxa weeye in laba dumara oon waxba ka aqoon diinta islaamka iyo saliga nabiga (csw) ay iswaydiiyeen su'aal qofkasta oon waxba ka fahmayn waxa meesha laga sheegayo uu is waydiin lahaa. Markiibana ay isu jawaabeen iyagii....runtiina waa wax dhici kara oo bani aadamku wax badan oo ay ka yihiin ignorant afka laakiin ay ka sheegtaan ayaa jira. Raali ka ahaada hadaad dhibsataan hadalkan Salaama |
jama789 | Unrecorded Date TO CABDULAHI YUSUF CABDULAHIYO MAXAAD SIDAAS UGUNECEBTEY MA QAXII BEY KAA TAGEEN WAAN OGNEHEY WAXAA KA BUUXA CIYAAL SUUQE |
Salax | Monday, July 17, 2000 - 12:38 pm To Annonymous, wallaal diintu kaftan ma gasho Illaaheyna u toobad keen. To C/laahi Yussuf, Wallaal ma haboona in qabiil oo dhan aad ceyso. Hadii aad raganimadaasna leedahay si fool ka fool hortooda uga dheh si aad cashar uga qaadato kuwa aad caayeyso. |
maxamed_yare | Saturday, August 05, 2000 - 12:16 pm salax; jawaab fiican ayaad labada ninba siisay, waad ku mahadsantahay, diintu ciyaar ma gasho, nebigeenna suuban scw, ma'aha in jook iyo qosol laga dhigto, laakiin aakhiraa ka dambaysa qofkii badahaas isku fura. |