site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Kabalyeeri Gaalkacyood ah iyo "ciyaal ziyo" reer xamar ah

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Kabalyeeri Gaalkacyood ah iyo "ciyaal ziyo" reer xamar ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bashiir

Unrecorded Date
Nin reer gaalkacyood ah oo makhaayad ka shaqeeya ayaa wuxuu ku fakaray in uu xamar aado si uu shaqo uga raadsado.Ninkii shaqo xirfadiisii oo kale ah ayuu ka helay xamar.Maalin maalmaha kamid ah ayaa waxaa soo galay makhaayada"ciyaal ziyo" baahan markaas ayuu uyeeray kabalyeerigii reer gaalkacyoodka ahaa "yarka" maxaa heysaa, sidii lagu yaqiin kabalyeeri wuxuu usheegay wixii yaalay oodhan.Ciyaal ziyo oo shan shilin haysta wuxuu dalbaday saxan bariis ah.kabalyeerigii wuxuu ukeenay bariiskii, kabalyeerigii oo sii socda ayuu u yeeray markale "yarka" Basbaas keen nooh. markii in aad ii sheegto ayey ahayd ayuu ku yiri wuuna u keenay."yarka" mar sadexaad Liin keen Nooh, "yarka" mar afaradd moos keen nooh, mar shanaad "yarka" biyo keen nooh. Kabalyeerigii intuu xanaaqay ayuu yiri
Doofaaryahow doofaarku dhalay intuu jeegada qabtay bananka usaaray, ma shan shilin baad dhibkaas ii marin, kuna yiri ninkii maqaayada lahaa wax faa iido ah oo ay shantiisu shili leedahay maleh.
shaqadii ayaa laga eryay reer gaalkacyoodkii, wuxuuna ku noqday gaalkacyo. markii laweydiiyey wuxuu usoo noqday wuxuu ku jawaabay. Ciyaal ziyoha ayaa kashaqeeya maqaayadaha xamar.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ikran

Unrecorded Date
hey bashir

haa haaaaaa haaaaaaa man that is so funny
i realy liked my people reer kalgacayood they always dont like reer xamar oo moos cun iyo liin cun. by i realy enjoy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

folley

Unrecorded Date
to:ikran
hadanu nahay reer xamar aad iyo aad ayaan u jecelnahay reer kalgacayoodka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
lOOOOOOOOOOOl Bashir.....
War Bashiirow, waxaad nasoo xasuusisay waayo waayo.... Aad iyo aad baad u mahadsantahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

safka

Unrecorded Date
Folley waankugu raacsanahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

g-gode

Unrecorded Date
saaxiib bal tana ila arka......................................xariifkoo ciyaal ziyo ah ayaa booqasho ku tagay magaalada gaalkacyo makhaayad ayuu galay wuxuu dalbaday waslad hilib ah iyo maraqeeda waxyar kadib baa makhaayada waxaa soogalay mid reer gaalkacyood ah oo rooti gacanta ku wata intuu soo agfariistay xariifkii reer xamarka ahaa asagoo aan salaamin buu bilaabay inuu maraqii rootiga kucuno xariifkii baayiri saaxiiboow maxaa dhacay intuu dhoolo cadeeyay buu yiri najisyahoow najisku dhalay ma gun baad tahay xariifkii intuu xanaaqay buu kor udhawaaqay asagoo la hadlaya ninkii maqaayada lahaa war ninkaan kaalay nakala badbaadi ninkii maqaayada lahaa wuxuu ugu jawaabay
xiniinyaha ala ku qabayee ninka iska dhici war maayala hadee xariifkii reer xamarka ahaa markuu xamar ku soo noqday waxaa halqabsi unoqotay maqaayad gaalkacyo ku taal hagelin hadaad gashana hada dalban hilib

kusow

Unrecorded Date
To g-gode

Bahal fiican aad noo soo qortay duqa waaadna ku mahadsan tahay aad ayaa iga qoslisay.

bye kusow
Mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

g-gode

Unrecorded Date
saaxiib waan kaa qaaday salaanta kuusoow

Kissima

Unrecorded Date
Bal tanna ila fiiri.

Guy ka yimid Gaalkacyoos, ayaa wuxuu soo galay Xamar, horta labadii beri ee ugu horreysay waxaa wareerisay tagaasidii 124-da ahaa oo uu kala garan waayay hor iyo gadaal meel ay u socdaan, illeen gaariga ugu yar gaalkacyo waa Land-Rover. Ninkii isaga ahaa ayaa wuxuu soo galay meel la dhihi jiray Asad Ice Cream, oo uu ku arkay gabdho Jalaato ku cunaaya, markaasuu yiri war bal anna ii keen. Gabdhihii mid ka mid ah ayaa garatay "accent"giisa ayaa tiri ; abow ma taqaanaa bahashaan" iyadoo ula jeeda Jalaatada; Intuu qosol yar oo ilbaxnimo iska raadis ku dhuftay ayuu si deggen u yiri' Haayoo Asmaaiga ilaahay ayadoo intaa dherer le'eg ayay Yamayska nooga bixi jidhay!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BIID XAAR

Unrecorded Date
HEY G-GODE WAX YAR AYAAD KA QALADAY SHEKADA MICNAHA MARKUU CIYAAL ZIAHA LA HADLAY NINKA MAQAAYADA LEH WAXAA LAAGU JAWAABAY - WAR HILIBKA AYAAD GADATAY LAAKIN MARAQA WAA FREE -

SHEKADAN DHEGEYSTA NIN REER XAMAR AH AYAA SHAQO U TEGAY GAALKACYO MUDDO KA DIB WUXUU SHUKANSADAY GABAR HABEEN HABEENADA KA MID AYUU WUXUU LA AADAY DIBEDDA ASAGOO RAADINAYA MEEL MUGDI AH OO DUUR AH AYAA WAXAA KA HORYIMID LABO DHALLINYARO AH OO MEESHA U DHASHAY MARKAAS AYEEY NAAGTI KA XOOGEEN MARKEEY BIXI RABEEN AYAA MID KA MID AH DHALLINYARADI WUXUU YIRI WAR MIDKAADA GACANTA SAAR XANINYAHEEGA KII REER XAMARKA AHA GACANTA AYUU SAARA XANINYAHA NINKA MARKAAS AYAA LA SU'AALAY CULEYSKOODA WAA IMISA WUXUU KU JAWAABAY HAL RODOL WAAYE NO MARKAASEY INEY KU QOSLEEN AAY KA TAGEEN MARKEEY XOOGA SII SOCDEEN AYAA KII REER XAMARKA AHA GABADHI U SOO JEESTA OO WUXUU KU YIRI HADDU RUN SHEEGAAYO MUXUU U DHIHI WAAYAY HAL RODOL MA AHAN ANIGA TUSI LAHAA SIDAAN YEELO.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.