site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Hooyo waa kacsatay

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Hooyo waa kacsatay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

godegode

Unrecorded Date
akhyaarta waa salaamantahiin run ahaantii sheekadani waa mid dhacday oo run ah wiil aan ilmo abti aheyn baa icasumay markii aan nimid gurigiisa ayuu intuu uyeeray wiil uu dhalay buu ku yiri orodoo hooyadaa soo kici marti baan uwadaayee wiilku afsoomaaligu dhib buu ku ahaa waayo keenya buu ku barbaaray daqiiqad kadib intuu nagu soonoqday buu yiri aabo hooyo waa kacsatay asagoo kawada way kacday warmaayaala hadee afka day ....kax ..kax ......kax kax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
bal tan ka warran,

inankii arkay abihii oo iska xiiraya timaha hoos,shicradda ama shuunta, ee hooyadii u cararay, hooyooy, hooyooy, hoyadii ayaa ku tidhi, war maxaad leedahay, wuxuu yidhi, wallee caaway kuu dhammatay, hooyadii baa tidhi, oo maxaa dhacay, wuxuu yidhi, aabo maantoo dhan guskiisa ayuu fiiqayey.

ha ha ha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BOMSHELL

Unrecorded Date
LOL<<<< ANONYMOUS DAMN YA MAN WHERE THE HELL DID YA GET THAT, I LIKE THE PEELING PART.........LOL MY GOSH ANY OTHER PEELING STUFF LET ME KNOW CUS I WORK IN THE PEELING FACTORY, I DAMN KNOW HOW TO PEEL BOY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
hahahhahhhhhhhhhhahhahh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

godogode

Unrecorded Date
saaxiib waad iga qoslisay afka sharooto halagaa saaree

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hilas

Unrecorded Date
Waryaada marka hore kala barta waxa aad qoraysaan in ay yihiin iyo in kale wax halkaan ku haboon.

Fadlan hadii aad jeceshihiin in laydinla la qoslo ma xuma, laakiin tan oo kale halkaan laguma soo qoro.


Waxaan rajaynayaa inaad fahanteen waxaan ugala jeedo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lol

Unrecorded Date
gax gax gaa ga. both of them are very funny. keep it up guys. FOR HILAS, I have to say this to you , GET A LIFEEEEEEEEEEEEEEEEE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Unrecorded Date
l;kj;lkjlkd
that was funy
keep it up bro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ilmihii godo godo

Unrecorded Date
saaxiiboow ninka maalmahan isticmaalaya magaca godogodo miyuusan xishooneyn waayo ninkaas oowliyuu ahaa sida sheekh cabdul-qaadir marka ka xishooda awliyada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haboon

Unrecorded Date
Haboon

Salaama Claykum Dhamanaantiii or akhriyaasta/
Marka hore joke ku ma xuma oo waa wax iska qosola ama lagu qoslo but pls ma u malaynaysaan in ay caruurtu akhrisato? Walaal dad waaweyn ayeynu nahay ee erayo kale isticmaala cause caruurta ayaa akhrisankarta.
My other Q is godegode, the jokes wich is hooyo waa kacsatay is not a good joke cause ilmaha yare waa caruur aan afsomali garanay, I don't think inuu garanayo Kalmada Kacsi waxay tahayba markaa arintaa iyada ah kuma qoslin and I hope in aanad ku qoslin markaad aqalka la joogtay?

Salaama Calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

troubleboy

Unrecorded Date
godegode

ninkoow ma wax kalood sheegtaad wayday
intaad beenta noo quraabaysid .
inaabtigaa wixii ku dhacay nnogama aadan sheekayseen haday kaa dhabtahay .
even haday dhacday xitaa maxaad nooga sheegi?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wasakh

Unrecorded Date
wiilkoo yar aa hooyadii guskiisa u soo bixiyay oo ku yidhi,( hooyo xuux)hooyadii intay qososhay ayay ku tidhi hooyo aabahaa kiisa ayaan ka baqiwaayay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ONELOVE

Unrecorded Date
LOL WASAK NOW I KNOW WHY THEY CALL YOU THAT BRO


GAX GAX GAX GAX KA DAA DEE


LOLO@@@@@@

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.