site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Melbourne's weather<> waxwalba kafilo

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Melbourne's weather<> waxwalba kafilo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

owkulub

Unrecorded Date
Waa dhacdo runah,

Anigoo kucusub Melboune ayaan waxaan aaday mowlac somalidu isugutagto, sidookale waxaajooga mowlaca wadaad markaas kasoogalay somalia nasiibdaro wadaadka waxaakudhacay cudur qaboobaha dadka kudhaca oo layiraaho "FLU" oo dabku kuwaashaan qufac iyo hindhiso. Maqrib kii ayaa soogalay, sharaf lagu sharfayo darteed wadaadkii ayaa lahor mariyey, ragcadii koowaad ayaan tuurany markaan tiilabaad ukicirabnay ayaa wadaad kii hindhiso ay lasocoto dhuuso aad iyo aad uqaylo dheer siidaayey HEEECTIIIS+BRURUQ.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ladan&Mr Cool

Unrecorded Date
owkulub

Brother we have to give it to you! You made us laugh! But hey we never heard of such thing! But hey have a little mercy on the oldies! As you know as people get older they tend to loose control over everything that they do! So it's not suprising that old fellow did that!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wagax

Unrecorded Date
To Ladan

Laa Ilaaha, Ila laahu hadaad maanta arki lahayd saan qol halkaas ah kuugu soo galay, maanta meeshaan maadan joogteen.

Si kale kuma garatide fagaarahga ayaan kugu shukulay...shukuloow aabihiis & hooyadiis aa ka dhacday.

Intaas lee kuu sheegaayey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ladan

Unrecorded Date
Wagax

Rageedii!

Ana timihii bidaarta ahaa aan kaa rifay! Kawaran hee! Adiga waa in aad ladan ka hartaa saan uma bogin...xoogaa waa soo qafiiftay aam u maleynaa...nimanka qafiifana ma lecli...xoogaa waa laga roonayahay......Laakiin mid aan kuu shegaa...waxaan soo arkay kuwo adiga kaa daran...so waxaad adigu tiraahdid waxba igama dhimaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Afayenka Mawlaca

Unrecorded Date
To Owkulub.

Waxaa tahay wasqan aan xishoon oon wax aqoon. Marka horaba waxii mowlaca ku keenaa kaa darnaa in xeryaha qaxootiga lagugu hayo ayey aheed.

Waraa maxaad wadaadka ku raaciyey "leydhiisa". Waadna iga careesisay macna daradaa dhana waan ka qoslay oo waxaan la yaabay waxaad ku kentay arinkaa.

Ma ogtahay waligaaba maada tukan jirin meshad ka timidna lagama tukado oo dadku mar dhow bay muslinimada gaadhay 1960 markaan dowlad nimada helnay ayaa diinba idinku horeysay. War edeb yeelo oo waxaas oo kale ha soo qorin, shaydhan yahow madowga badan.

Jaaw duli wasaq ah baa tahee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caafi

Unrecorded Date
war wadaadka ay ka fakatay waa OWkulub naftiisa... yax yax yax yax ................. no offense.......... just another craker,...,.,.,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Cool

Unrecorded Date
Owkulub

Well well... here is a question
Wadadki marku eey ka naqatay Saladii miyuu si waday?
Lakin iyarkeey adi makuu bogin, maogit miyaa in aa adna malin aa saas noqon doontit? Adoo melbourne luqyadeet dhuuso ku qeeybinayo anaa kutasaayo. Markaas ka dib ka jawab marki aan ku dhoho "my friend feelings a little gasy today eh"? And yeah waxaa iga jawab doonta bururuq. EE adi warbadan yaa kugu dalin adoo dhaxoo melaha ku bururuqleeynesit aa ku tusaa. Hadana maskinka iska dhaf jini bururuq ku dhacyee, ee dadka ha ceeben lakin saa hore kugu sheegay tan adi ku haysato aa ugu darnaan doonto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHUUSO EXPERT??

Unrecorded Date
MEESHA WAX LAGU QOSLO MAYAALAAN SABABTOO AH
"DHUUSO" NEEF LEE WAAYE AMA AARIYO INKASTOO MARMAR
AARIYADAAN DADKA AY WADNAHA ISTAAJIN KARTO......

LAAKIIN OWKULUB HAL AAN KUU SHEEGO....
*DHUUSADU WAXAY U KALA BAXDAA LABO NOOC
1. HAL WAA MIDA QAYLISA ...OO AH MIDA WADAADKA MISKIINKA CEEBAYSATAY WAXAANA LA YIRAAHDAA
"QAYLISOOY" OO MA URTO.....EE BILAASH BEY U QAYLISAA
2. MIDA LABAAD WAA MIDA "SUNTA" AH OO DADKA
IS WAREYSIISA?? OO LA YIDHAAHDO "AAMUSNEEY" AMA "SUUXISO" OO LAMABA MAQLO SHANQARTEEDA EE DAQIIQAD KABACDI EE DADKA SUUXISAA......

INKASTOO ODEYKI UU CEEBOOBEY...LAKIIN DADKA KALE WAXAA U DHAANTA "QAYLISOOY" INTA MASJIDKA LAGA KALA CARARI LAHAA....AMA LA IS NABAN LAHAA...
TAASAA KU HABOONEED.......

I'M OUT.....
INKASTOO BILAASH U AAMUSNEYN

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.