site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAXAA IGA QABSADAY MARKII AAN U HIILIYAY

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): MAXAA IGA QABSADAY MARKII AAN U HIILIYAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fiicane

Unrecorded Date
Waa maalin qabow xun jiro, waxaa la iga soo eryay shaqadii kadib markaan dhowrjeer boss amrkadiiday, waxaa iga horyimid wiil yar oo somali ah oo ooyaya, markaasbaan waydiiyay waxa uu la oo yayo, wuxuu yiri wiil yar oo isku galaasnahay oo gaal ah baa iga adkaan jiray marka maantay baan ka adkaaday markaasbuu aabihiis iigu yeeray , hadda aabihiisbaa isoo dilay, sidaas daraadeed baan u ooyayaa.
waxaa iri xagee joogaan wiilka ku dilay iyo aabihiis, markaasbuu jawaab gaaban isiiyay oo yiri waa kuwan soo socda,
wiilkii yaraa isla markiiba wuxuu ku fakaray in uu dagaal galo ,dagaalkiibuu bilaabay, oo wiilkii yaraa oo gaalka ahaa buu ku bilaabay , markaasbaa ninkii wiilka watay ku soo orday anigana sidaas baan dagaalkii ku galay, cabaar kadib sabaaxad baan gaalkii la helay xabadkuu u socday wajigana waxbaa ka gaaray .
wiilkii soomaliga ahaa intuu soo orday oo ii yimid buu yiri :fiiri waxaa samaysay , nin khald ah baa dishay ma aha wiilka aabihiis, waa macalinkaygii ninkaa dishay.
ciil waxaan sameeyo waa garan waayay , boliskii baa yimid wiilkii yaraa waa iga dhuun tay,
waxaa la i waydiiyay wiilkii yaraa ee ila socday magaciisa , markaasbaan iri ma aqaan, waa la igu qoslay wax iga rumaysana waa la waayay , waxaan bixiyay ganaax aad u badan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geedi_shaambow

Unrecorded Date
yax yax yax yax................... ma danbe hero ha isku noqon macalinka,,,,,,,,,,, yax yax yxa.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madar

Unrecorded Date
Haaahaaa, waryaa waxbaa kugu dhacee day.you must've been lucky if the teacher him self didn't sue you. Anyway,as we say in Somalia "rag iyo jab waa wada dhasheen" jabkaaga u adkeyso hee'.Goodluck bro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Miharbi

Unrecorded Date
Gax Gax Gax, war waxaan fadhiyaa jaamacada computer labkeeda, oo markaan aqriyay baan bahal qosol ah ku dhuftay oo dheer dadkiibaa ila yaabay... war wiilka si fiican buu kuula helay...
IbZ

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fiicane

Unrecorded Date
madar

sxb madar waa ka heshay sheekadayda sidaan u malaynayo , laakiin weligay ilaawi maayo waxa meeshaas iga qabsaday,
raga jabkiisa in uu qarsado mafiicna , adiga ii sheeg jabkii kuugu xumaa intaad qurbaha joogtay.

mihirabi:
sxb jabkayga waa ku raaxaysatay miyaa, fadlan jabkaaga waxba hanaga qarin ee soo sheeg.

geeddi :sidoo kale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hibaaq

Unrecorded Date
oooooooooooooooooooooooh, war wiilku ma is koris buu ahaa, wallee sida dadka la is kugu diro wuu yaqaan,
iska illow, malaha maalintaas waxey aheyd "a very bad hair day for you".

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Quruxsan

Unrecorded Date
Walaal fiicane magacaaga ayaa tarjumaaya inaad isku dhaceyso kowdheh waa kaxumahay jabka ku soo gaaray laakiin soomaalidu waxay tiraahdaa "Dayuus looma danaansho Nabi Muusaa ka dardaarmay" marka tilmaan bey kuu tahaye ha deg degin markale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
aboo maan kugu goslin wax xun baa kuqabsaday

waan ka xumahay laakiin cilmi bay kuunoqotay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

safka

Unrecorded Date
That will be a leson for you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
waxaa ku gaaray jab aad uyaab badan .laakinn
mid kaa u eg kana yaduwan ayaa iqabsaday.
waxaan fadhiyay meel lagu nasto oo jaranjro dheer ah marka waxaa i agmaraysay habar duqah oo gaala.
marka ushii ay ku kutubaysay ayay la gaftay dhulka marka way dhicilahayd markaasaa naxariis iqaado qaba iri laakiin markaan qabtay ey araktay inaan madow ahay ayay qaylo afka kala qaaday oo boliis laiigu yeeray markaasay ku dooday inaan rabay inaan dhaco, laa kiin dhalinyaro arkaysay waxa dhacay ayaa boliis kii u sheegay inaan caawiyee aanan dhac ujeedin ,marka hadayna dhalinyaradaa ahayn waxaan gali lahaa xabsi aanan galabsan anigoo dalkaa joogay 29-cisho markaas waa ingriiskee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

godogode

Unrecorded Date
saaxiib mid iga hoo weligaa ha isku dayin inaad caawisid qof aadan garanayn otherwise jab maad la kulmaysaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

godogode

Unrecorded Date
saaxiib mid iga hoo maskaxda ka saar inaad ugargaartid qoka inta aadan hubsan waxa u yahay otherwise jab kalaad lalkulmaysaa soomaalidu waxay ku maahmaahdaa HUBSIIMO HAL BAALA SIISTAA anyway be carefull

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
well thats was a good joke as we say in somalia
ninkii soo joog laga waayo soo jiif ayaa laga helaa.have a nice day my friend and get a new job.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FEYNUUS HAAJI

Unrecorded Date
BY FEYNUUS TO FIICANE

(QOSOLOW WAAXID)

OH MY GOD THIS JOKE CRACKED ME UPPPPPPPPPP
WALAAL TANI HADII EESAN AHEEYN CIYAAR OO EEY RUNTII U DHACDAY, SI WACAN BAAD YEESHAY SABABTA OO AH INAN SOOMAALI BAAD U HIILISEY, LAKIIN MARKA DANBE KA FIIRSO ARTINTA, OO MARKA HORE HADALKA KA DHAMEESO ININKA. LAKIIN WAXAAN RABAA IN AAN OGAADO MEEQA SHILIN AYAA BIXISEY (LOOOOL)

PS: MAY THIS BE YOUR LAST ACTION HERO BRO
SALAAAAAAAAN WACAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fiicane

Unrecorded Date
waa salaamantihiin dhamaantiin
waxaa u malaynayaa in qofkasta oo idinka mid ah(somali ah)uu u hiilin lahaa wiilyar oo somali ah oo dhibaato sheeganaya,somalida dhibaatada way iskaga gargaaraan meelkasta ha joogeene.anigu waan ku qasbanaa wiilka yar ee somaliga ah in aan waydiiyo waxa uu la ooynaayo.

to: sister faynuus haaji
abaayo faynuus waa ku mahadsan tahay waanada ,
laakiin waxaa i waydiisay ganaax intee aeg oo aan bixiyay?
wadanka aan joogo wuxuu leeyahay sharci u gooni ah ,haddii qof dagaal sameeyo waxaa laga qoraa warbixin (report)ganaax lasocdo taas oo ceeb ku ah bulshada dhexdeeda ama marka aad shaqoraadis tahay , anigu waxaan bixiyay 2 ganaax oo kala ah kii dagaalka iyo ninkii aan dilay daawadiisa iyo raaligelintiisa :ganaaxa boliska wuxuu noqday 5000 oo u dhiganta 640 dollar,
ganaaxa ninkii aan dilay wuxuu noqday 150 dollar lacag u dhiganta,
Hadda waxaan hellay shaqo fiican oo aad ugu faraxsanahay,waxaan yeeshay sxiibo goobta shaqada.
stesskii waa iga baxay,waxaa la iigu yeeraa magac aan aad u jeclahay ,marka magacaas aan maqlo shaqada waan sii jeclaadaa,

ha ku qanciso jawaabta sis

jawaabta ha ku qanciso sis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAJI

Unrecorded Date
Macalinka Armaad Bug noo dhiibihooysaa oo adiga Sindabyo lagu saaray. Sabaaxad Gaal ay ku dhacday sidaas kuguma sii dayn laheene.

Haddii aad ka badbaaday Nasiib ayaad lahayd laakiin Waxaan fahmi waayay Macalinka sababta uu u garan waayay ardaygiisa oo adiga laguu waydiiyay.

Macsalaama.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeq

Unrecorded Date
salaan kuligiin
To Fiicane
duqa meesha kolayba jabka kaa qabsaday saan filaayo scandinevianka meel ka mid ah waaye waa ka xagee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garyaqaan

Unrecorded Date
To Fiicane;

Ugu horeyntii iga gudoon salaan walaaltinimo mida ugu wanaagsan, salaan ka dib walaal waxaan aad iyo aad ugu farxay sheekada aad noo soo gudbisay waxaana ku dhihi lahaa wax fiican ayaad suubisay waxtigaan la joogo soomaali wax u danaaninayso lama arko.

Mida labaad walaal waxay dadkaan sheegaayaan dheg ha u dhigin kuligooda jirkooda waxaa ka buuxa Oomo ama saabuun hal dhibic oo dhiig ah lagama helaayo ayagoo dhan, marka walaal waxaan ku dhihi lahaa waxaad suubisay waa wax fiican.

Sidaas iyo nabad gelyo, and good luck your new Job.

by Garyaqaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FEYNUUS HAJI

Unrecorded Date
TO: FIICANE

WALAAL WAAD MAHADSAN TAHAY, AAD IYO AAD AYAAD IIGU JAAWABTEY. WAANA KU MAHADSAN TAHAY SHEEKADAADII EE QOSOLKA IYO JABKA BADNEED. TANI WAXEY NOQON DOONTAA MID LAGU CAQLI YEESHTO, UMADA SOOMALIYEED OO DHAN KA FIIRSADA ACTIONKIINA.

FIICANE WALAAL MAHAD SANID SHARAXAAGA WACANAA

TAKE CARE Y'ALL
DON'T KILL EACH OTHER(LOOOOOL)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hiiliso

Unrecorded Date
anigana sheekadayda dhagaysta naag ithopian ah baan daris la ahy oo yara waalan markaas lakin ma ogayn inay wax uyara dhiman yiin xafadan ku cusbaa malin baan is iri wax waydii wixii bay iga jawabtay kadib bay wax kale i waydisay markasay tir somalida waa tuugo caytay xadaan af somalina aad uma taqanano lakin wax yar bay ku hadshaa markaasna ilmo yar baan sinta ku sitay waxan ku iri don't say that again markasay ku celisay intaan is ilaabay baan madaxa darbiga ula dhacay oo wajiga ka xagxagtay gurigayga baan usoo cararay waxa ugu wacay police sabtoo ah nabaran ku dhigay haday iga hor wacdo anaa danbiga la isaari police markuu yimidna waxan iri anoo ilmaha sitay ila dagaalantay oo ay dadkayga cayday police baa markaa iyadii danbiga saaray oo maxkamad bayba martay .walahay waa run

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

etiyobiya

Unrecorded Date
to hiliso

acuudu bilaahi minashaydani ragiim
abaayo jinka la iskanaro baad tahay
wax uumaad hilinin ee qof walan baad
xirtay abaayo meeshaad jooktid ala imakeeno

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

etiyobiya

Unrecorded Date
to hiliso

acuudu bilaahi minashaydani ragiim
abaayo jinka la iskanaro baad tahay
wax uumaad hilinin ee qof walan baad
xirtay abaayo meeshaad jooktid ala imakeeno

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hiiliso

Unrecorded Date
TO:itobiya
inaan ku rifo maa ka baqday hahhahh <waxaan ku shegayaa qof waalan maha waa naag gurigeda dagan oo kalaxiran nin guursada bay waday markaa kacsi baa hayee(sexy-frustration) nin u soo radi adigase itobiyan isku bixisee ma kuwaas baad tahay.Ficaane abow good job qabatay laakin wiilka yar cidisa raadi saa ugu shegtid dhibatada kugu dhacday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ifraax

Unrecorded Date
TO:fiicane
WALAAL WALAAHAY WAAN KA XUMAHAY IN LAGU GANAXO INKASTAA WIIL YAR OO SOOMALIYA OO OOYAYA UU KU YIMI MARKAA MARKA DANBE HA DAGDAGIN WAXAN TAHAY NIN SOMALI SAXA .HIILISO WAAD KU SUGTAY NAAGTA HADAAD RIFTAY OY MAXKAMADNA MARTAY MAXAA IYADA KA YEER SIYAY SOMALI WAA TUUG HADAY NIN RABTO MAY AAYAR U RAADSATO WAA NABCAHAY ITHOPANKA WAA WASAQ SOMALIDA NECEN WHO CARES IF SHE'S CRAZY THAT IS UP TO HER.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

indho

Unrecorded Date
dhibaato i qabsatay nin somali oo taxi wada oo uu tumayo nin bakistan ah aan u hishay isha ku dhuftay kabcdi police baa la wacay waana lay xiray labo sano oo barbayshan ah baa la igashay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Keynaan I.

Unrecorded Date
Waad salaaman tihiin dhammaantiin.

To: walaalkey fiicane


fiicane! aad bey mucjiso u aheyd qisadii ku qabsatay laakiin waa mid kun sano kaa weyneyd walaal. Wiil yar oo soo ooyana SABAAXADAAD sheegtee walaahi DIBIRYO dad badan jeegada waa looga xiiri lahaa HIILIS AWGII. Midda hore, fiicane meesha aan qurbaha ka joogno soomaalideena waxaan hilmaanaa sharciyadeeda bulshadeed, balse waxaan u barannay soomaaliya oo aan deris deris isku garaaci jirnay markuu police yimaadana isagoo dhinaciisa ka dhiigaya ayaa isteeshinka lawada aadi jiray. Midda xigta, waxaan ku soo xasuustay SABAAXADDAADII MUCJISADA LAHEYD, waxaan joogaa magaalada la yiraahdo mpls, kana tirsan Mn, USA-da waxaan joogi jiray iskuul la yiraahdo ROOSEVELT, markii soomaalideenna wanaagsan ee wacan ku soo badannay 1996-kii ayaa African-Americanka meel aan ka galno weynay balse Alle ayaa wuxuu qaddaray akhyaar soomaaliyeed ee aad moodo iney dagaal BANAROOYO ku qabaan Afri-Americankii sabaaxad kala wada daalay, qololkii ayey caadi u xaaqeen xaaqin la'aan, balse xabadka ayey in mudda ah kuwa socdeen..Allow Alle.. waxa meeshaas ka raacay maalintaas raggii in mudda ah meel aan ka galna weynay, waloow in mudda ah ku hadaaqayeen ereyadan.." dumb! I was just moving by myself-but sure nobody was touching me" hahaha.

Fiicane, cashar maalintaas wey kuugu filneyd sida nabiyulahi Musse dayuuskii u danaaniyey oo kale, balse waa runtaa danaanis dhiigeenna ayaa ku shaqeeya ee saaxiibow sow ma habboona in aan sida walaalkeen GODOGODE sheegay aan hubsiino hal siisano, meel walbana aan joogno inaan ula dhaqanno bulshada sidey ugu dhaqmaan ma aha diin ahaanteen..." If you are in Romans, be like the Romans" taasoo la too ah-hadday bulshadu il wada la'yihiin adigana isha ayaa la iska tiraa--
WAXA NABAD LAGU WAAYANA, DAGAAL LAGUMA HELO, SIDAAS DARTEED AYEY WADDANKEENNII WANAAGSANAA LA DAGI LA'YAHAY WALOOW KUWA QABQABLAYAASHA XATAA GARANEYN WAXA AY ISKU HAYSTAAN AMA AY ISKU DILAYAAN OO DHALLINYARADA YAR YAR U LAYNAYAAN--DAGAAL WIIL KUMA DHASHO, EE WIIL AYAA KU DHINTA.

OGEYSIIS:
Ani ahaanteyda DANAANIS AWGII dhaawac tooreey ah ayaa iga gaaray lugta midig, waxayna aheyd Soomaliya, taas cidna ima ganaaxin maxaa yeelay DAWLAD MA laha waa 1993gii, balse markan marka xiga ayaan idiin faahfaahinayaa INSHA ALAAH.

PS

Fiicane! saaxiib qoraa ayaan ahay, qorana buuggaagta jaceylka iyo kuwa kalaba, aruuriyana waxyaabaha muhiimka ah sida Geeraarada, gabayada, ila qosollada la halmaala dhaqankeenna soo jireenka ah, marka ma kaa codsan karaa in qisadaada ka qorto Computerka ee aan file-keyga u gashto una isticmaalo tusaalooyin ay ku cibrad qaataan jiilka dambe ee soo koraya walaalkiis??

Mahadsanidiin dhammaantiin
Gaar ahaan Fiicane (Mr. Sabaaxad) waa kaftan walaaliis.

Keynaan (Kheyr)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qoteen y joogo

Unrecorded Date
aary maxaa sheegasii wax lagu qoslo ayaan sugynaya
mawaxaad no


bye lovy dovy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahra

Unrecorded Date
Waaaw ala waxbaa gaarey ninkaa wiilku helay.laakiin walalo waxay kaaga daraan lahayd adoo kataga ee hayska kaa qabsadeen miskiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
aad ayeey u qosol badnayd laakiin way dheereed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MINOR

Unrecorded Date
one day a man saw a ladder going up into the sky .. well he climbed the ladder and one the first cloud their was a..tremendously ugly women she said "screw me hard or climb on to succes..no contest thought the guy so he went to the next cloud their was a slim gap toothed women -- she said screw me hard or climb on to suc cess.. he climbed on to the next cloud their was a even more beautifull women she said screw me hard or climb on to success..well a gambling man he was he climbed on..on the next cloud their was enormously beaUtiful women sitTING on a silk sheet she said screw me hard or climb on to succes ....out of curiousity the man climbed on .......but on the next cloud their was a fat armpit hair sticking out nude dude...he said hi i'm cess............damn so much typing i got blisters on my fingers.....lol.....hint for those who don't get it.....suck-cess....success hahhaha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MINOR

Unrecorded Date
WHAT'S THE SPEED LIMIT FOR SEX?...
68 AT 69 YOU TURN AROUND.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MINOR

Unrecorded Date
WHAT DO YOU CALL A RABBIT WITH A BENT PRICK?
FUCKS-FUNNY.....HINT THINK OF BUGS BUNNY...LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MINOR

Unrecorded Date
PRICK MEANS A MALE ORGAN.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MINOR

Unrecorded Date
ONE DAY A MAN CHECKS HIMSELF INTO A HOTEL AND TAKES HIS STUFF AND GETS ON THE ELEVATER ...AND AS HE WAS PUSHING THE BUTTON FOR HIS FLOOR..HIS ELBOW SINKS DEEP INTO THE BREASTS OF A WOMEN BEHIND HIM...THEY WERE BOTH STARTLED...THEN THE MAN NERVOUSLY SAID....MAM IF YOUR HEART IS AS SOFT AS YOUR BREASTS I'M SURE YOU'LL FORGIVE ME,,,THEN THE WOMEN ANSWERS ...SIR IF YOUR PENIS IS A HARD AS YOUR ELBOW MEET ME IN ROOM 439......XCUSE MY DIRTY JOKES LADIES...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MINOR

Unrecorded Date
WHAT DID THE HURRICANE SAY TO THE PALM TREE?
HOLD ON TO YOUR NUTS THIS AIN'T NO ORDINARY BLOWJOB.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AMAL

Unrecorded Date
This a riddle for everyone, hope you enjoy it!


A MAN CAME TO A TOWN ON A FRIDAY. FOUR DAYS LATER, HE LEAVES ON A FRIDAY. HOW IS THAT POSSIBLE!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yassin

Unrecorded Date
That's so funny story. Hadii ay runtahay waxaad samaysay wixii nin ragi samayn lahaa ee halkaas ka sii wad hiilka balse (look before you......)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

unknow

Unrecorded Date
A women was walking to school when she saw this man....one look at she was ready to get marry....but he never notices her.....and how is that possible...amal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDI FATAH

Unrecorded Date
WALAAHI WEEYKUGU DHACDAY BRO
LAAKIIN AAD AYAAD U FUDUD DAHAY
MAXAA KU WAALAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ANIGA

Unrecorded Date
CAN ANYONE TELL WHAT 60 YEARS WOMEN GOT IT BUT 16 YEARS GIRL HASN'T GOT ?


I WAIT THE ANSWER.


BY ANIGA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

URSISTA

Unrecorded Date
ANIGA
WAALLALO UR JOKE IS FUNY I THINK......
BUT WAT A 60 YR OLD GOT DAT 16YR OLD
DEOSN'T IS MORE . MORE, MORE,AND MORE EXPERINCE
ON EVERYTHING ..........
I THINK DAT I ANSWER UR Q ANIGA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

said yare

Unrecorded Date
Waa salaamantihiin dhammaan

Tan kawarama see idinku tahay

Annagoo fadhina farsmagaalaha magaalo ku taal Scandinavein, ayaa waxaa noo yimid Boolis dharcad ah, waxayna natuseen, aqoonsigooda birta leh, oday nala fadhiyey ayuu ka bilaabay isagoo leh boolis baan ahaye itus aqoonsigaaga odeygii baa intuu soo boodey ku yiri askarigii whow mach is it a gold haaaaaaaaaaaaaahaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa markaasuu askarigii yaabay oo yiri muxuu sheegayaa odaygu, waxaan niri wuxuu u qaatay inaad dahab iibinayso, markasuu intuu xanaaqay odaygii ku eedeeyey isku day iibsasho xoolo tuugo ah.!!!!!!!!!!!! hahahahaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sadiiq

Unrecorded Date
koleey saaxiib fiicane wixii ku qabsaday waa ku qabsadeen laakiin waxaan ku dhihi lahaa abaalkaaga ayaa lagaa waraabiyey maxaa yeelay hubsiino halbaa la siistaa ayey maahmaahdeenu ahayd xag diinna islaamnimo ayada ayaa noo fiican marka iska adkayso mar kale ayaanad u noqonaynine hadaad u noqotone waa hawl kuu taallo igan raalli ahoow ma ihi reer baadiye mana ihi naxariis laawe koleey sidan ayay noqotay jawaabtii ay ila ahayd hadalna waxaa ugu fiican kii yar oo lagu waansamo waxna tara sadiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
WAAR WAXAAN KU WAYDIIAY MA LA HUBAA NINKA LA SABAAXADEEYAY INUU ADIGA YAHAY IYO IN UU GAALKA YAHAY?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ANIGA

Unrecorded Date
to.ursista


i am sorry u didn't answer. but here is the answer(( NIPPLE ON HER KNEES)));;;;;;;


BY ANIGA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
HOORTA DUULKA ADUUNKA INTA AAN DAD KU NOOLEY DOQONIMAAD DHAMAYSAY WAA KOOW TALAABAD DADKA FIIRSO MID AAN DANBIGAYSAN DAMIIKEE KU FARAAYA SABAAXAD DAADKA KU RAACI DIBJIRYAROO DADKA DOONTAY INTA AAD DAACAD CAAWI LAHAYD DABIN BUU KU SUDHEE KA DABAALOO HADEE DOODA AAN ODHAN LAANA INAY DAAKHIL KU DHIGAAN WAA DANBIILE SIDIISA HA HA HA SOMAALI DAAFAC ILAA SOMAAL SAAFA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sweet thang

Unrecorded Date
Ha,Ha,Ha This joke kills me.....
My god the boy was very bad, but you are a big man you should always think about "NABAT" peace and that is the way the younger generations will
learn. How are we supposed to learn if the older generation is always doing the bad thing???
I did not come to visit this side to have a go at you, that is the last thing I want to do but I'm just saying what I think is right.
I like what Madar said....
Keep it real peaple.......
PS. I love the way you backed are younger brother!!!
Peace and Love to y'all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
waraa saa u quslay waligay ma arkin qof u qosla, waraa kaadiyaa iga timid saa gax iyo gux u lahaa adi halkee kabaratay saan in loo shactireeyo. qosalabaaigu dishee.....gax iyo gux

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Filsan

Unrecorded Date
Als jullie willen lachen,luister dan hierna:

Jantje gaat naar zijn vader en vraagt wat het verschil is tussen een principe en een feit. Vader:" Ga maar naar je moeder en vraag of ze met de buurman naar bed wil voor Fl 500.000."
Dus jantje gaat naar zijn moeder en vraagt: "Mama wil je ook met de buurman naar bed voor Fl 500000?"
"Tuurlijk," zegt ze, "het is een lekker ding dus... waarom niet en dan ook nog 500000 gulden."
Dus Jantje gaat naar vader en zegt dat moeder het wel wil.
"Ok", zegt vader, "ga nu naar je zusje en vraag het zelfde."
Zusje geeft hetzelfde antwoord en Jantje gaat weer naar vader. "Vader Vader Vader, zusje wil ook wel."
"Ok", zegt vader: "in Principe zijn we nu miljonair maar het feit is dat we 2 hoeren in huis hebben

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FILSAN

Unrecorded Date
Op een druilerige herfstavond staat een in een donkere regenjas geklede man tussen de bosjes in het plantsoen.Als er twee kleine meisjes met een hondje aankomen, stapt de man naar voren met een zak toffees in zijn hand. Hij vraagt met schorre stem: "Dag meisjes, willen jullie een snoepje verdienen?"
Waarop de kleinste zegt: "Als we je pijpen, krijgen we dan de hele zak?"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

filsan

Unrecorded Date
Autorijlessen

Een dom blondje neemt autorijlessen. Tijdens haar eerste les staat ze stil voor het stoplicht. Op een gegeven moment zegt de rijinstructeur: "Het is groen."
Zegt het domme blondje: "Eeeh .... een kikker?"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FILSAN

Unrecorded Date
LACH MET ME MEE:

Er lopen twee domme blondjes op straat zegt de een tegen de ander: "Heb jij ook een roze clitoris?"
Waarop de ander antwoordt: "Weet ik niet, mijn man doet de tuin."

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

filsan

Unrecorded Date
Sexuele voorlichting

Kleine Jantje was twaalf jaar oud en net als ieder ander jongetje van zijn leeftijd nogal nieuwsgierig. Hij had al wat gehoord over vrijen van andere jongens en hij vroeg zich af wat het was en hoe het gedaan werd. Dus op een dag stelde hij de vraag aan zijn moeder, die niet wist wat ze moest zeggen. In plaats van het hem uit te leggen zei ze hem om op een nacht achter het gordijntje te gaan zitten en naar zijn zus en haar vriend te kijken. De volgende morgen beschreef hij alles aan zijn moeder.
"Zus en haar vriend zaten een tijdje te praten, toen maakte hij bijna alle lichten uit. Hij begon haar te knuffelen en te kussen. Ik dacht dat zus ziek werd omdat haar gezicht er raar uitzag. Hij moet dat ook gedacht hebben, want hij stopte zijn hand in haar blouse om haar hart te voelen, net zoals de dokter want het leek dat hij moeilijkheden had haar hart te vinden. Ik denk dat hij ook ziek werd want kort daarna begonnen ze allebei te hijgen en naar adem te snakken. Zijn andere hand zal koud zijn geweest want hij stopte hem onder haar rok. Maar toen werd zus slechter en begon te kreunen, te hijgen en kroop naar het einde van de bank. Hier begon haar koorts te stijgen. Ik weet het zeker dat het koorts was want zus vertelde hem dat ze erg heet was. En uiteindelijk kwam ik erachter wat hen ziek maakte. Een grote aal was hoe dan ook in zijn broek gekropen. Hij sprong uit zijn broek en stond daar wel 30 cm lang. Echt waar! Hij hield hem in een hand zodat hij niet weg kon vluchten. Toen zus hem zag werd ze erg bang, haar ogen werden groot en haar mond viel open. Ze zei dat het de grootste was die ze ooit gezien had. Ik zou haar moeten vertellen van degene die ik gezien heb bij het meer. Zus was erg dapper en probeerde de aal te doden door zijn kop eraf te bijten, plotseling maakte ze een groot lawaai en liet de aal gaan. Raad eens, hij beet haar terug. Toen pakte ze hem met beide handen vast en hield hem strak, terwijl haar vriend een muilkorf uit zijn zak pakte en die over de kop van de aal deed zodat hij niet kon bijten. Zus ging liggen met haar benen wijd zodat zij de aal beter kon zien. En hij hielp haar door bovenop de aal te gaan liggen. De aal begon wild te vechten. Zus begon te kreunen en te spartelen, haar vriend stond op en de aal was dood, ik weet het zeker dat de aal dood was want hij hing slap en zijn ingewanden spatten eruit. Zus en haar vriend waren een beetje moe van het gevecht, maar ze begonnen toch weer te vrijen. Hij begon te knuffelen en te kussen. Jee, de aal was niet dood. Hij sprong rechtop en begon weer te vechten. Deze keer sprong zus en probeerde de aal te doden door er bovenop te gaan zitten. Na 35 min vechten hadden ze de aal eindelijk dood. Ik weet het zeker dat hij dood was want de vriend van mijn zus haalde de huid van de aal en spoelde het door de wc".

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahra

Unrecorded Date
filsan.

dat was echt lachen zeg. je verdient een dik applaus. ik hoop dat je nog meer mopjes hebt te vertellen..ik heb wel genoten
ga zo door. dag

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
TO SAHRA

WALAALEEY MAXAA KUUDIIDAY AFSOOMAALIGA!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
TO FILSN IYO SAHRO.

WAAR INTAAD ISKU XISHOTAAN GABDHO SOOMAALIYEED NOQDA, EE ISKADAAYA WAXA QURUNKA AAD KU HADLEEYSAAN.

TOT ZO????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

liiban

Unrecorded Date
walaal nin deegle baa tahay ee, stay real!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nadira

Unrecorded Date
to filsen
liefe zus dat was echt leuk
maar als je nog meer moppen hebt gaan naar
KAAAAAAAAAAS FAMILIE dese is een pagina voor alle kaaskoppen en heb je de gezeur van de andere die geen nls spreken van af
doeiiiiiiiiii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirahmaan Issa

Unrecorded Date
Waxaan dhax fadhiyaa computer Lab maanta aad baan u xanaagsanaa markaan arkay beyjkan aad baan u qoslay oo aan ilooowey xanaagii i haayey


Thanks Mate....Very Good Humor

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Afgooye

Unrecorded Date
TO
Filsan your jokes were great specially the Millionaire one. I lived in the Netherlands sometime ago that is how I come to understand your joke.
But word of advice try to write in Somali if you wanna most of people to understand or at least English. Reason being in Dutch I don't even think the majority of Somali live in Holland will understand you let alone the rest.
As for the topic of the story MR FIICANE the story is funny. Whether it happened or not who cares!!!
But it was intresting to see how you chosen not to answer the guy who asked you why the police didn't ask about the boy his teacher. The teacher surely must know his pupil. Then again who cares!!!!

For MINOR you are very sexually frustrated man and you certainly need help.
As my leader in Halane (somali national service in Mogadishu) used to say ILAAHEEY CAAFIMAAD HA KU SIIYO.
AMEN. KULUGEENBA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Farhaan

Unrecorded Date
To Afgooye


The only thing you are good at it is judging

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Afgooye

Unrecorded Date
Farhaan
What do YOU know then!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FILSAN

Unrecorded Date
THANX SAHRA,NADIRA &AFGOOYE.
I'M GLAD U ENJOYED IT!
CHECK THIS OUT!!!!!!!!

TOP 10 SIGNS SOMEONE PLAYS TOO
MANY VIDEO GAMES

10. They ask for all their money in quarters.

9. They're not sure what season, or year it is.

8. They're best friends names are Super Mario, Pac-man, and Sonic (if they have real-life friends).

7. The electric company and the toy store sends them birthday cards.

6. Big falling blocks and hot lava pits haunt their dreams.

5. Their fingers twitch all the time.

4. When they are sick at home the change clerk at the arcade calls to see if they are all right.

3. They can play 2 player games by themselves.

2. Everyone at the arcade knows them by name.

1. Someone is reading this to them, 'cause they're too busy getting a new high score and can not be bothered

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faisalfresh

Friday, July 07, 2000 - 12:41 am
Maalin maalmaha kamit ah baa waxaan Tegay
Yew York
Mar ay ahayd sedexdii subaxnimo baa waxaan arkay
Sadex laga Roone ah ( QANIISIIN) Streetka Bay Fadhiyeen oo waxay kasheekeysanayeen NIMAN Iyadoo oo ay sheekadii ubaxayso baa mesha baxaa soo maray HANGARAARAC. Sadex dii Ninba itay kor u istaageen bây yiraahdeen. aaaah hadii uu meeshan Nin joogi lahaa isga ayaa Naga celin lahaa.Secono kadig baa nin meshii so maray kuna istaagay Bahalkii.

Markaasay intay isku kujeesteen yiraahdeen aaaaah RAgana Xoogaan kunacay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Liibaan

Friday, July 07, 2000 - 12:55 am
yoh what's up Faisal

döflkösldfköasf
$$ädsföas

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mami

Friday, July 07, 2000 - 12:57 am
yoh what's up Faisal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BIIBAAYE

Unrecorded Date
FILSAN JE BENT EEN TOFFE SPORTIEVE MEID I LACHTE ME DOOOOD DAT WAS MOOI GA MAAR DOOR ALS JE WAT ANDERE MOPJES HEBT. BIIBAAYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ohio614

Unrecorded Date
As they said (facal qayr ha samayn shar kuuma timaado) you were very lucky if they didn't inconcerate you then send you back once called
little paradise(somalia).Anyhow be carefull next
time and don't jump on to the conclution before
you find out the fact.Take care and best of luck.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hersicola

Thursday, October 05, 2000 - 03:42 am
Saaxiib Asalamu Calaykum waxaa laga yabaa in cunugga uu ku farxay markii uu aarsaday sidaasna isaga oo aad u faraxsan uu hilmaamay adigii oo dhan oo ku mashquulsanaa LIbinta uu gaarey xooggeedda & damaashaadka uu u sameenayay guushiisa ee saaxiib wax weyn ayaad sameysay waayo wiil careysan ayaad caraddii ka jabisay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dugaal

Tuesday, December 12, 2000 - 02:58 pm
Anigana waxaan idiin hayaa qiso ku dhacdey
nin Soomali ah dalka Holland.

Magaalo ku taal Dalka Holland ayaa waxaa Basaska
magaalada ka shaqeeyo saarnaa Nin Somali ah iyo
Dad badan oo Dutch ah hadaba waxaa dhacdey in
markuu Basku mudo socdey aay soo kortey islaan
duq ah oo Dutch ah kadibna inteesan fariisan
uu Baskii iska dhaqaaqey oo markaas eey Duqdii
soo taraaraxdey.

Hadaba Duqda oo aheeyd 70-jir ayaa iyadu kufi
laheed markaas ayaa waxaa boodey ninkii
Somaliga ahaay oo duqdii isku duubey intaysan
Dhicin asagoo markaas gargaar weeyn u fidiyey.

Buskii ayaa la joojiyey Islaantii Duqda aheeydna
weey suuxdey hadaba waxaa dhacdey ineey duqdii
isla goobtii ku geeriyootey.

Ninkii Maryooleeyda ahaa ee Duqda u gargaarey
ayaa halkii jeebad(Katiinad)looga xirey lana
geeyey isteeshinka booliska asagoo lagu
soo eedeyey Dil.

Duqda ayaa waxaa aheeyd mid eey ka maqnaayeen
xidido badan oo jirkeeda ah iyadoo markaas
eey Dhaqatiir tubooyin galiyeen Sanbabkeeda
markaas markii eey duqdu taraaraxdey oow
widaaygaan Maryooleeyda ah isku jarey tuboowdii
oo dhan.
6-sano oo xarig ah ayaa lagu xukumey.
Waa qiso dhab ah.

N.B.
Walaalaheeyga Somaliyeed ee ku cusub qurbaha
waxaan idiinka digayaa inaadan qofna u gargarin
wadamada aad ku nooshahiin hadaawsan qofkaas
aheen qof aad is la socoteen ama aad si fiican
u kaseeysid adigoo aanan heeysan shahaadada
gargaarka degdega ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dugaal

Tuesday, December 12, 2000 - 03:11 pm
Waa Dugaal mar labaad.

Runtii qisadaana waa dhab oo ka dhacdey
xero ah kuwa lagu xareyo qaxootiga Dalka Holland.

Waxaa dhacdey inaan soo galey Xero ku taal
Dalka Holland sanadkii 1992-dii Xerodaas la dhihi
jirey "goes", markaan mudo ku jirey ayaa waxaa
ka dhacdey dagaal kaasoo eey biloowdey gabar
telefon ku hadleeysay oow yiri wiil Ciraaq
ah walaaleey ii banee Taleefonka eeyna u diidey
oow ku yiri "Qaxbo".

Gabadha Somaliyeed ayaa kalmadaas si fiican
u fahantey anigana waan u dhawaa oon ag fadhiyey
markaan soo kac is iri ayeey inya soo baxdey
iyadoo ooynee tiri ala yaa Daarood aheey
marka anoo u hiilin rabay Somali ahaan ayaan
markaas iska noqdey oon fadhigeeygii iska watey
meeshii dagaalkii wuu weeynaadey ana inya baxaan
qolkeyga iska tagey.

Yar qolka ila daganaa oo markaas hurdaayey
aan ku iri dagaal oo Mariixaan iyo Ciraaq ah
aa socdo wiilka oo Mariixan ahaa waan celin
waayey orod oow is rogay oo iridii ka baxey
ana qolkaaygaan hoosta ka xirtey.

4-saac kadib ayaan maqley "waan-wii"iyo Boolis
& aanbalaas meeshii ayaan tartiibteyda soo
baxey bal si aan u ogaado si xaal maraa markaas-
aa ley sheegay in my roommate isbitaalka loo qaadey kaligiis (Somali)iyo 6 Ciraaq ah.

Daqar weeyn ayaa wajiga ka gaarey kadib markii
eey kuwo Ciraaqin ah eey wajiga feero uga qabteen.

Runtii aad ayaan uga naxey dhibka ku dhacey saaxiibkeeygaas adigu mudo kadib ayaan wiilkii
hadana magaalada Amsterdam isla soo degnay asoo
dhowr jeer wajiga qaliin ka galey aadna uga sii
halaabey laakiin mucjisada ugu weeyn waxeey
aheeyd markii uu igu dhahey waxaan aroos iskugu
nimid gabartii aan darteed dagaalka u galey
oon is iri salaan oo i garab martey markaan u
yeereyna igu tiri ma anaa kuu yeertey oo ii hiili
ku iri ileen waxaa qabo wiil Ciraaq ah gabartii
uu maalintaas wajigiisa u waayey.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.