Unrecorded Date habar iyo odeygeedii baa isdagaalay markaas baa deriskii ku soo baxay , waxaa la iskudayay in lakala celiyo . odeygii wuu ogolaaday in uu aamuso deriska asgoo ixtiraamaya , habartii baa aamusi wayday markaasbaa nin ka mid ah deriska oo habartu necbeed yiri swc. markaas bey duqdii tiri mar maandhow MAHAMED MAHAMED KAAGA MA AQAANE ANIGA NIN AAN IS AQOONIN AFKA HA II GELIN duqda ma taqaano nebi mahamed magaciisa waxay u malaysaa ninderiskeeda ah