Ciiryaamo | Unrecorded Date Ileey & saaxiibtiis Nin il la' ayaa wuxuu iska biyo-biyeeysan jiray qoftoo dariskiis ah. Maalintii danbe isagooba saaran ayaa gabadhii soo booday oo tiri " Mugoo soomaalidii waa ka soo dareen - hadeeyba suuqa waxay iigasheen dhilo waaye" markaasaa waxaa soo booday yarkii isha la'aa oo yiri "...haa walaahi, ani xitaa suuqeey iigasheen ileey". Markaasay tiri " oo taas waa runee maxaad udiidaysaa !". Ileey intuu ku lux-luxay ayuu yiri " hadaa adigu maxaad tahay ? Qax, qax, qax...Fiq, fiq,fiiiq. Warning : Waa sheeko qiyaali ah yaan sideeda loo qaadan. |