site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxaa ku dhacay wiilasha iyo gabdhaha somaliyeed ee australia joogo

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Maxaa ku dhacay wiilasha iyo gabdhaha somaliyeed ee australia joogo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FILSAN

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum walayaaal.

Waxaan la yaabanahay wiilasha iyo gabdhaha joogo wadanka australia waxa ku dhacay waayo iyga oo isku baahan ay ka donataan dadkale wadanamada aduunka siiba wadanka usa ay adanaan marka waxana la yabay sabata ay iga isku guuran wayeen wayao somalida wexeey ku maahmahdaa mira gunta kuugu jiro looma daadiyo kuwa geed saaran marka mid kalena wey jirtaa oo ah fiy nuus minankaa ubaahan minankale maloo daaro, marka walaalayaal karti is galiya oo is barta oo iska faa ii deeysta dadka aa isku meel joogtaan. mise waxaa rabtaan inaa dad sawir ku sirtaan,lol, kidding anyway guys n girls please give a chance to each other n hello this is 99ts common man help the brothers out n hey u should do the same for the girls.
i know what is keeping them a part it's just they not too many people around here n they know each other well enough but i think if u know each other that good that is good n fine soo people go on n give it a go brothers n sisters n know it will be much better if we go for each other not for usa n those flyt13s,lol. hey guys this is really true coz i've seen lots of guys n girls like each other n they don' have the guts to face the reality.!!!!!!!! so brotherts n sisters u should hear your selves out for a sec.
by n thank you for the little trip.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
nonsense.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.