Unrecorded Date Gabadh reer waqooyi ah ayaa xamar timid galabti marki ay diyaaradi ka soo dagtay waxa la keenay guri ku yaal casa populare xafadi la odhan jiray. Subaxii markay soo gashay skoolki lagu tababri jiray nurseska(Nurses)profesoor talyaaani ah ayaa soo galay markaasu yidhi bonjourno markaasay gabadi inta qaylisay tidhi casa populare. Marki la qoslay bay tidhi ila xalay waxa la laaha casa populare ee wuxu miyanu salaan aheyn.
Unrecorded Date NIN REER WAQI AH IYO NIN REERXAMAR AH IN LONDON:
NIN REER XAMAR AH AYAA BUS RABAY NO TEN MARKAASU NIN REERWAQI AH KUYI ABOOWE BUS ANN RABAA NO HALEBAR, MARKAASU NIN KEE REER WAQI YIRI WAR MAXAAD TRIRI, WAR WAXAAN KU DHAHAY BUS HAL EBER AAN RABAA NOO MACALINKA, WAR MEESHANI SCHOOL MAHEE ANA MACALIN MA I HIYE NADA GA TAG DHADHAAN YAHOW WAALAN LOL@@@@