site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ma waxaa ii maleysey Mukullaal(Martiini)

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Ma waxaa ii maleysey Mukullaal(Martiini)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Martiini

Unrecorded Date
Sanadku waa 92dii meeshu waa xammar waa waqtiigii uga xummaaa, meel walba waa laga arkaa sida ay uga muu qato gaajo, macluul iwm.staan Mareykanka iyo dowlada kaleba sida aad lasocotaan gaaladu wey xayawaan jeceshahay nin kamid ah ciidamada Mareykanka ayaa wuxuu watey mukullal,Mukullaashii ayaa wexey is dagaaleen Mukullaal kalle oo xammar joogtey isla markiiba Mukullashii ayaa la dilley
Mareykankii arintaas wey ka yaabisey maadaama ay mukulaashoodu xooganeyd, mukulaal kale ayaa mareykanka looga doonay sidiyoo kale ayey tiina udishey waxaa arintii loo sheegey ninkii ciidenka Mareykanka haystey wuxuuna yiri haley tuso mukulaashan mukulaalada dhameysey markii latusey ayuu wuxuu yiri maten liiqliiqaysaa dishey mukulaalada mareykanka asagoo hadalkii sii wato ayuu suaalay mukulaashii asagoo leh maxaa tahay Mukulaaleey. Mukulaashii ayaa intey Qusushey ugu jawaabtey ma waxaa imaleysey mukulaal aniga mukulaal maihi waxaan ahay Shabeel gajada ayaa saan iga dhigtey.aaah....aaah..hhhhh iiihhh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

martiini

Unrecorded Date
Sanadku waa 92dii meeshu waa xammar waa waqtiigii uga xummaaa, meel walba waa laga arkaa sida ay uga muuqato gaajo, macluul iwm.Waxaa wadanka yimid dowlado shisheeye si ay umada soomaliyeed ugu caawiyaan xaga raashinka, Dawladihii yimid, waxaa kamid ahaa Bakistaan Talyaaniga Mareykanka iyo
dowlada kaleba. sida aad lasocotaan gaaladu wey xayawaan jeceshahay nin kamid ah ciidamada Mareykanka ayaa wuxuu watey mukullal,Mukullaashii ayaa wexey is dagaaleen Mukullaal kalle oo xammar joogtey isla markiiba Mukullashii ayaa la dilley
Mareykankii arintaas ka yaabay maadaama ay mukulaashoodu xooganeyd,
mukulaal kale ayaa mareykanka looga doonay sidiyoo kale ayey tiina udishey waxaa
arintii loo sheegey ninkii ciidenka Mareykanka haystey wuxuuna yiri haley tuso mukulaashan, mukulaalada dhameysey markii latusey ayuu wuxuu yiri maten liiqliiqaysaa dishey mukulaalada mareykanka. Asagoo hadalkii sii wato ayuu suaalay mukulaashii asagoo leh maxaa tahay Mukulaaleey. Mukulaashii ayaa intey Qusushey aah...hhhhaaa
ugu jawaabtey ma waxaa imaleysey mukulaal aniga mukulaal maihi waxaan ahay
Shabeel gajada ayaa saan iga dhigtey.aaah....aaah..hhhhh iiihhh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil waal

Unrecorded Date
Saaxiibow sheeko qusol badan waaye no
haahhaaa ihhhiiiii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil waal

Unrecorded Date
Saaxiibow sheeko qusol badan waaye no
haahhaaa ihhhiiiii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WiilWal

Unrecorded Date
saxiibow sheekom qusul badan waaye no


miiiii....huuuu

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dad

Unrecorded Date
ka seexo magaalada
martiini

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.