site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Caweyski somaliya only 18+

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Caweyski somaliya only 18+
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

banii

Unrecorded Date
sheekadan waxey ka dhacday somaliya waqtigi dagaalada ka horeysay.

Waxey ahayd habeen jimca ah waxaa is raacay laba wada socotay oo saaxiibo ahaa waxey aadeen sida ay caadadoodu aheyd caweeska caliyaalo(wuxuu ku yiilay meel mogadisho u jirtay 20km).

caweyska waa meel golo ah ee lagu cayaaro,badanaa dadka tago waxey u badan yihiin dad is wata.nin walba la ciyaarayaa qoftiisa .waxaa jiro break la qaato qofkii daalo.dadkana laba laba ayey u qaataan breaka si aynan u dumin goobta.

Cali inti uu la cayaarayey saaxiibadiisa ayaa dareemihiisa kacay,gabadhiisa ayuu gacanta ka qabsaday oo uu la aaday geed mugdi ah hoostiisa.

Cali oo qooq daran haya ayuu gabadhii sii jeediyey
markaas ayuu suray meeshii sukeysay,markaas ayaa gabadii tiri:

Arey mihi muhu ma aha,markaas ayuu ugu jawaabay:

Iska dhaah mahan aan ku miirqabaa...

ahahaaaaaaaaaaaaaaaaahhaaa
aahhhhahhaaaee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugri

Unrecorded Date
marka hore waan ku salaamay
marka labaad
maxeeytahay olajeedada?
iga raali a hoowna

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaawaley

Unrecorded Date
That was funny....lol lol lol
shuqri.....open up the somali dictionary girl
how could u not understand...
hahahahahah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JIIJO

Unrecorded Date
TO BANIII lol
QÁTARI SAANA MACALINKA MAXAA GABAR LUUQ LAGASHAY LOL U NASTY THAT WAS FUNNY THANX

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

banii

Unrecorded Date
anigoo ah ninkii qoray sheekadan waxaan idinka codsanayaa in wixi faah-faahin ah igala soo xiriiri kartaan e-mailkkan,.

cagaweyne0@hotmail.com


waad mahadsan tihiin.
aqrista sheekada cusub oo la yiraah.
(wiilki hooyadiis iyo aabihii ceebeeyey.)

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.