site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Wiilki guurka ka halaabay

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Wiilki guurka ka halaabay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

banii

Unrecorded Date
Qisadaan waxey ka dhacday somaliya.
waana qisa dhab ah.

wiil aan aqaan ayaa doontay gabar, markii la siiyey gabadhi reerkiisa ayaa u dhiseen oo aqoon fiican horay uma laheen.

Inti uu la aqal gelin ayuu la tashaday saaxiibkii oo uu ku yiri:
saaxiib caawa ayaa qofti la soo wadaa ee maxaad fikrad i siiyneysaa waa adiga xaaska ah:

saaxiibkii ayaa ku yiri maxaa mugdi kaaga jiro ee aan kaa caawiyaa:markaas ayaa arooski ku yiri:

waa intaa ay dhacdaa in ay naagtu boodo habeenkaas waana foolxumo oo gabdhaha kale ayey u sheegeysaaye maxaa talo ah:

saaxiibkii ayaa ugu jawaabay oo ku yiri:

saaxiib haday maya tiraah dharbaaxi ugu shub oo way is wareysaa anigey igu dhacday oo naagtayda labaad ayaa sheekadaa ila timid waadna u jeedaa in ay dhaqmeyso.

Guygi wixi uu ka baqayey ayaa ku dhacday oo gabadii ayaa tiri walaal waan daalanahay ee berito
inooga dhig, markaas ayaa guygi dharbaaxi ugu shubay gabadhi daalneyd.

gabadhi waxey la dagaashay wiilki dabadeetana jejebisay alaabtii guriga taalay, dabateetana tiri maba rabo ha la iga furo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

raaxeeye

Unrecorded Date
sheekadu inta hore way ka qurux badnayd laakiin dhammaad sxb may lahayn......halkaa ka wad........way iska imane..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bib

Unrecorded Date
War waa sheeka mac oo runtiina dhacda

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.