site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Afar kala daran by tahaye

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Afar kala daran by tahaye
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tahaye

Unrecorded Date
afar soomaali ah ayaa safar aaday
mid waa dhagool, midna waa indhool, midna waa curyaan, midna waa qaawane.
midkii dhagaha la'aa baa yiri sac ciyaya ayaan maqlaa kii dhagoolkaa yiri war waan arkaayo wuu cadyahay kii curyaankii baa yiri soo orda aynu tagne kii qaawanaa baa yiri war suga bal yaa dharka nalaga furaninee.
aax,aaax.aaaax,by:tahaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yahaye

Unrecorded Date
to;tahaye walaal meesha waxba kuma hayside please try again.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.