site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waa kuma kaa waa safiirkii soomalia u fadhiyey Mareykanka (Martiini)

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Waa kuma kaa waa safiirkii soomalia u fadhiyey Mareykanka (Martiini)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Martiini

Unrecorded Date
Wafdi Mareykanka ka socdey ayaa booqasho gaaban ku yimmid Soomaliya.Markii ay dhameysteen boqashadoodii ayey waxey ka codsadeen madaxweynaha Jamhuuriyada Dimoquraadiga Somaaliya in la wareejiyo meelaha u bilicdasan ee Muqdisho Meelihii lageeyey waxaa ka mid ahaa Daljirka Dahsoon, Siliga, Mareykanka, Dhagaxtuur,ugu danbentii markii ay yimadeen wafdigii taalada SYL
ayey waxay arkeen dad kadalooba oo joornaal aqrisanaya markaas ayey waydiiyeen waa maxay dadkaan jaale madaxwene, markaas ayuu ugu jawwabay waa dad joornaal aqrisanaya sababta oo ah ummad soomaliyeed waa dad wax aqriska jecel,markaas ayey dhaheen bal inoo gee, Markii ay goobta yimadeen ayey waxay arkeen dadka ineysan wax aqrisaneyn joornaalkana wajiga ayey isaga daboolayeen si wajigooda loo arkin.Waxey dhaheen wafdigii waa maxay jaale madaxwene waxxan.Markaas ayuu ugu jawaabay waxaan meelwalba ayey ayey kajiraan. Dhawr billood kadib Madaxwenaha ayaa booqasho ku tagay soomalia asagoo rabo inuu tuso in ay mareykankana sidoo kale sameeyaan.
Meelwalba waa lamarsiiyey nasiib wanaag wuxuu meel dheer ka arkey nin kadalooba oo joornaal aqrisanaya markaas ayuu yiri balfiiriya sameynayo markii ay meesha yimaadeen waaba safiir kii soomaliya ufadhiyey Mareykanka oo meesha ku xaarayo.

iiihiii...hiiii..hiiiii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yuusuf

Unrecorded Date
Saxiibow sfiirka wiilkiisaan ahey Martiini in lay caayo mahaboona
ooh....hooo...weeeooo...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DALAB

Unrecorded Date
SAXIIBOW SHEEKO AAD IYO U XIISO BADAN WAAYE WAADNA MAHADSANTAHAY SAXIIBOW
KA WAD MEESHAADA

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.