site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Hooyo AAbe ayaa Na........................

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Hooyo AAbe ayaa Na........................
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garaad

Unrecorded Date
Bari baa waxa jiray Faamil ka kooban hooyo, aabo, iyo wiil 4 jir ah oo ay dhaleen. Waxey wada deganaayeen hal qol waxeyna ku wada seexan jireen hal sariir oo weyn. Markasta oo ay Odeyga iyo habarta wada ciyaarayaan sariirta ayay kuwada ciyaari jireen wiilkooda yar oo hurda, sariirta ayeyna kuwada luxluxi jireen. Wiilkii yaraa mudo wax sariirta lagu lux-luxaba ayuu habeen habeenada ka mid ah soo kacey iyadoo sariirta lagu lux-luxayo ama lagu dhaqdhaqaajinayo, Markasuu hooyadii ku yiro Hooyo maxaa sariirta dhaqadhaaqajinaya?.
Hooyadii hooyo waxba ee iska seexo.
Wiilkii Hooyo waan garan waxa sariirta luxluxaya.
Hooyadii, Hooyo waxba ma garaneysidee seexo
Wiilkii, Hooyo Ma Kuu sheegaa?
Hooyadii war heedhe naga seexo, wax ma jraanee?
Wiilkii,Hooyo Aabe ayaa Na wasaaye Soo ma ahan.
Hooyadii, qaracan markaaseey Odaygii iska tuurtay.

Intaa iyo nabadgelyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdullahi

Unrecorded Date
garaad aad baad iiga qoslisay, runtii waxey aheyd sheeko qosal badan waa ku mahadsantahey walaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusow

Unrecorded Date
To Garaad

Saxiib runtii qosol baan la il meeyey. Man akhriyeen hadaan ogahay inay shekadaadu tahay taas waayo waxaaa xogaa iyar marin habaabiyey Abdullahi. Markaa saxib wax san qor ama iska aamus. Sidoo kale ku qor "for Adult" hadad waxaas oo kala shegi waayo mesha caruur baa lagu afbaraa oo akhrisa qaybaha Somaliga.

Kumana mahadsanid la soco.
Kusow
"Walaagas hatow han abtuktooy"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

g-gode

Unrecorded Date
saaxiib we are advising you inaadan qorin mar labaad sheeko noocan ah waayo goobtan caruurtaa afsoomaliga noogu barato incase hadii aad qoreysid afjini ku qor otherwise waxba ha qorin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
that was a sick/wicked joke ....come up with something better Garaad! next time ,,,no offense

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.